site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XAMARDAYE(((((nabad iyo caano))))).................

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): XAMARDAYE(((((nabad iyo caano))))).................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta Suuqa

Saturday, October 21, 2000 - 09:33 pm
Odayga Xamardaye ah 3sanadood in ku dhaw ayuu NABAD IYO CAANO inoogu soo gabagabeeynayay wixi uu inoo sheegaba,waxaa iga su'aal ah: ma wuxuu ogaa Shirka Carte? mise somali weynta ayuu u duceeynayay,una rajeeynayay in ay subag afka lagalaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Sunday, October 22, 2000 - 12:32 am
warta,

barwaaqo = nabad + caano.

intaas ayuu inoo sheegay xamardaye,

in wadada ay soo heeyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JABHAD

Sunday, October 22, 2000 - 05:04 am
xamardaye waa ninka inoo horseeday carte dhibka inaga soo gaaray oo dhan ee magaciisa ha inagu sheeginah,war ninku afdheeraa,oo socod xumaa,yaa weeydiistay somalida in uu isu keeno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, October 22, 2000 - 08:21 am
,,,, Mudane Jabhad,,,

,,,, Anugu waan kugu diidanahay arrinkaa aad ka dhawaajisay,,, waayo halyeeyga forumska iyo aqayaarta horseedahooda waa inaand xaqiisa siinaa,,,,

Xamardaye,,,

Saaxiib,,, meeshaa kasii wad arrinka,,,

Wabilaahi
Tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Sunday, October 22, 2000 - 08:24 am
Xamardaye

Saaxiiboow sidaa carta u aaday xataa waa nasoo xasuusan weysay. Odayaashi kalana waa kuwaanaa ayagana markaa soo laabatay aa la arkay oo Warta ugu horeeyo.

Warta

Halagu arko saaxiib, sidaan wax soconaayo maahinee.

mim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Sunday, October 22, 2000 - 08:26 am
Ba'aa war ba'aa kii xumaa ee hebel eega, kaba sii daran warta ciyaal suuqana waaba kan.

Waar odagii adeerka ii ahaa Xamardaye maxaa laga doonayaa oo loo sitaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, October 23, 2000 - 03:24 am
war ka cararaay,,,,,, waa Qumayo oo qolka dhex taagan,,,,,,

,,,,,,dee adeerkaa xamardaye dhacdada carte ee uu inoo qariyay umbaa lagu walaaqayaa?,,,,,,,
miyaadan inagu raacsaneeyn in odayga sidaa, oo hadana sidaa, oo sidaa ah in loo walaaqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Monday, October 23, 2000 - 07:35 am
Neefka loooool walaaq aa bisinka

Warta suuqa

dang i know your game ..you missed xamardaye soo much huh..now you just being a man about and act like you wanna know about the carta thang n how it went..oooh Warta here's a napkin..don't cry boo

Xamardaye ..

wartaa kuu oonaaye ee intee ka baxdey??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Monday, October 23, 2000 - 07:06 pm
Kuuseey, lol. where you heading anyway? Buum Buum, let me get off your Amtrak. Shabaqle aa i saartay ma istiri Abaa.

Nabad iyo Caano.
Wabilaahi Tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 23, 2000 - 09:11 pm
Kusseey & Nefoow,

ha iga qoslisiinina,

Kusseey waa ku ogahay jabkeeyga waa
ku farxee,ar adi dhib badanidee??????

Nefoow,

qof ila safanba adigaan kaa arkay,
ee dabar soo qaado, aad dabartid
labadaan idhibaye,waa warta iyo hebel.

Qumayo,

gabarteey ma ii fiican tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Thursday, October 26, 2000 - 06:24 am
Hadaan Londoneey dib kuu tago ku doonto halaygu kaa dilo...help help help.
Neefow hebel lagu daroo oo xamardaye lagu bas-baaseeyey oo warta lagu idaamoo qumayo lagu xawaasheeyey........ku dara

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNoo murqaan cirka maraya..

Thursday, October 26, 2000 - 06:53 am
Gurigi baan xalay tegey ku yaal west London, si fiican baa naloo soo dhaweeyey, shaahii anagoo cabeyna ayay haweeneydii guriga lahayd ku tidhi ninkeedii waar yaahee dee waxa jabay video-gii ee maxaynu samaynaa isna wuxuu ugu jawaabay dee police 911 u telephone-garee.
5 min. ka dib police-kii ayaa guriga soo galay ..what's up.
Haweeneydii... dee video-gii wuu naga jabay.
Police.....hmhm sad!!!
Her husband.. You see..!!she's crazy,,, every time she call you, you guy's kick my ass..
Markaasaan fahmay xeelada ninkaasii watay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Thursday, October 26, 2000 - 01:04 pm
Mowlid

what's the point of this story?? please don;t tell me you just feel like filling the page!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa--Ayuuto

Thursday, October 26, 2000 - 02:25 pm
Salama...

Kuseey:

"Wala ki weydiyee kasaasee, Alintii Maad Maadey Eeden etee?"

Ar! Sugbo yaqeey, Waryaa. Ariirtaan Jeesto-Jeesto aas ka muuqatee, Alinkii Maad Eeden ma'eh. Kasee, si feyla in kasee.

Ma'eh! Ma'eh!

Ar hadana fiiri maqaarka ku rikiban--abbooow abboow, KUB lee miyaa waxaas.

Ma'eh! Ma'eh!

"Kuseey Kunturwareey ku kooytey, ma'aha?"

Ar Maya dheh, see camal Cijiyahaaga Waqooji iyo Koonfur ay u kala jeedaan, Yacni Gaalkacyo dhagaxeydo saa usoo haraan-tineysay lee nooh.

Ma'eh! Ma'eh!

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, October 26, 2000 - 05:57 pm
,,,,Khubqac iyo wareer,,, Dhalinyaro dhamantiinba weydin salaamay geddigiin,,..Hebel & Co Ltd,, Raticadde magac laga maskiin ma aha XamarDaye,, Warta Suuqa salaan gaar ah iga hoo waana ka Xunnahay inay Ms She kaa dhacday Labaddii Jawaan ee Tubaakada ii afartii kiilo ee Magaadka ayadana Tubeeligii Mawaladka ahaay ee Shiirtooy qabay aa one two ku maray ay i dhaheen,,,Minii la yaabo yaasiinka,,,,Waaba She ku aamin Tubaako shiishiid ii baalbaal magaadkeeda wadato XamarDayana Jiirada aas uugu dhakanyahay!!!!!

Hebel adiga sidii tii sakharjidii sii Whiskey ii Liira Liira u taabsaheesi Shurba ii sharaab lee ku jirto Lama Lamooti Indhaha Taraaweersho Afarta far ii Suulka lugta Doolliga aas ka afuufi,,,Aba Sheegin xanuun,, Dhiigga qulqulaayo Cubeed aa la daba joogtaa,,,Cafis mayeey ,,,,
Cambar ii adi aragti,,..

,,,,Kuuseey Kurtunwaareey Walaashiis amaa lii soo furtay lee magaceey meehaan amaa miirka looga ceshahooyaa af aan kaseenin,,,abidkeey ku warrammin iyaah Jazuurtii lee halagaa soo dejiyo JigJiga hal lagu geeya ahaana,,,...Subxaana yaa Malikal Qaduus...

,,,,,Mowliid Macaane,,...Macaanoow Halakan waa la igu furtoo haba la i furtoo se waxa iga amnkaajiyay Axadkan isoo furtay wallee waa nin si qummaanti ah u yaqaan habka iyo hannaanka aan wax u qoro kaaga daranee garanaya halka kaftan iyo hassaawuhu inoo kala marayo!!!Wallee Axadku waa khabiir fooqal khabiir Ibnu Mucallim se aan uga baqahayo inuu Futacallim weyn uu noqdaa!!!!1

,,,,Qumanyo oo la waayay oo la waayay baa soo rig tidhi se aan is iri maba aha Qumanyadaan iqiinay oo si bey u yaraha nasaqantahay,,..Naa waaxay Quraaradahan aad isku qalajin sidii qaraafiicdii, Yahuu Cidiyaha fiiqfiiqan!!!!!Ramzal Culaa Ramzal Shakashuuka!!!!,,...

,,,,XamarDaye Wadaaygiis,,, wiil aan dhalay baan maalin dhaweyd wada hadleynay,,,Wadaayoow Yaabkii adduunka aa la ii keenay,,wiilkii siis iigu sheekeehaayi,,Amaas i dhihi karaa Aabe Malcamadda baan qaban,,,Macallin maasheey aan ku jiraa Humbaal Malcamadda Dugsiga aas ka wadaa,, ...

Xamardayoow Haddanna igaarkeey asoo boodo waxaas yiri Aabe Rikoodhkaa baan dalacayaa,,...hee adina shimmee wax dalacoow ii dalac bilaash gaartina ee a isku gubanin lee,,,,...Humbaal Igaarkeey Wax dalacoow ii dalac bilaash ma u jeedo ee waxa lees rabaa iniis Naastaraha aas woojaha ku darro!!Cajiiiib!!!!

,,,XamarDaye Igaarkii haddanna ha soo boodo ee amaas i dhihi karaa Shaabuug baan la dhici,,,hee war maa yaalahee Bisinka ii Burdaha lee kaneey siis u yaryaay maas Shammuukh aas sheegoohaayaa,,,Humbaal Shamuukh ma sheegooyee Karbaash aas ka wadaa,,,,,XamarDayoow Ee ka soo war bixi hee meehaan,,,Igaar lee lagu soo tabcaayi ee sidii Shoodhe Igare ahaan u kalaamaayo!!!!Macbuudka!!!Jazuurta ka guur Jahanama Jiheeso ahaa!!!~~~~~~`Yaa weelak Yaa Weelak!!!!!!Yaa Taraa!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ridwaan

Friday, October 27, 2000 - 04:11 am
war dadow waxaan arkay ma ila aragteen?
waxaan arkay naag soomaaliyeed oo qortay buug ay ku magacowday idil naag taas oo magaceeda layiraahdi samiiro calas
naagtaas oo been kasheegtay waaridkii dhalay iyo diinta islaamka balse waxay aniga ilatahay inay naagtaas tahay qabxad waynaatay oo yaraanteediilagu bilaabay wasmo baratayna wasmada gaalada oo qura waxayna luqada kataqaan erayga lu
l

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~kusseey~

Friday, October 27, 2000 - 01:10 pm
Mowlid

Mowlid macaanoow stop writting about love store into net!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Friday, October 27, 2000 - 01:20 pm
Kussey wanna be

naaya stop abusing my ugly name..WAlaahi magacaan markaa soo qaadanaaney maba is dhaheeynin qofaa iga daba maseeraayo

magac qurux badan raadso ee keeyga foosha xun ii dhaaf yareey/yaroow

one more thing kusseey iska doon doon..weli magaceeyga sax ma u qorin....Its capital K get it..you better get it right

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Friday, October 27, 2000 - 01:22 pm
Waryaa ayuuto

loooooooooooooool very funny but hold on am I suppose to know ya..waxee tahay bo waa kuu camirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Saturday, October 28, 2000 - 07:08 am
Waraa neef intee ka dhacdi neefkaa tahay maxaan dhahaa?
.
.
Waraa Email siin kuugu soo diri miriqdaabo yaa sheegaa?
.
.
Nacalaa dabagaabkaa ku yaal ii abuu cumarkaa 007 eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Saturday, October 28, 2000 - 09:48 am
,,,Love,,, ,,,Love,,,, ,,,Love,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reader

Saturday, October 28, 2000 - 10:21 am
Question?,,, Hebel,,,,

widaayow adi iyo Neefoowkaniini Jaamacadee ka soo qalan jabiseena saaxiibayaal, you guys you are so funny. funnest people I ever seen in my live.
Hebel+Neefoowkaniini adinga choose as profeshinal
such as odey cabdule owkuuke etc...
4really I always read what you guys wrote.
I am reader not writter
to day my first to express my opinion into net.

see you guys and keep doing this kind of fun!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Saturday, October 28, 2000 - 04:46 pm
Kusseey

wanna be ..magaceeygaad ka heshay yaah..we can share but first you gotz pay for it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, October 28, 2000 - 06:20 pm
,,,,````Kuuseey ad shaleentaa miihin dadka magacood loo bagi ani naftirkeey meeheey igu rifooyiin ee Wacdala qabayaashaan an magaceey yaa iiga dhigo,,Magac haddeey rabaanna uuka magac malo weenin ee makaroofi nimo ka badati leey kuu labqashaayiin,, a laga maroojiyo uuka e,,,adi laakinse Ma ba kuusnid ee maxeey Kuusseey kuugu bixiyeen horta,,Joogaa ii Jimmaadka unnuka waaba yaabniye mise Goonadaan gaaban Cajarmankaan banaanka ii Zactarkaan kor u sureesid Bilaa Kastuumada ay Kuusnaan kuula jeclaadeen,, sii socodka wixiid luxeesid,,, soo socodka cambarkaan i soo kuuraaya lee waaye!!!!!I dhig Dhabareey Cankhas,,,....

,,,,,Bilaayo!!!!!ahah ahah aha aha aha ha Hebelkeey Bilaayo us nin doonyi ma waayo,,la shactiiree miinee istakiin laga dhigashoo reewe(Dental Floss) Shuun laga dhigashoo reewe!!!Alxamdullilaah,,,Kala dheertii kiin fayoobaan reebti miinoo ad baloon dambeeto ii laaciwaan yahay lama iga dheh widaaygiis!!!!!Aniina sii tii Shentarka Shingaani garaashiis saf lagu gelihaayi ahaan Email kaa suqoo reewi dabaal yaaw,,,Astur wanaag!!!!!....Lamadaan berri Machine keey qabshalax ahaan dadkiibo waa soo gaari waayi.. lama Xamar Dhexdood dhul,,,Zactaleeshkii Xamardayana us sidii aas welli u neefneefsahooyaa us ii Warta Suuqa,,,,,heer Wardhiigleey ahaan labuk nanacakum iga dheh!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Saturday, October 28, 2000 - 11:49 pm
Kuusey,

I'dont have any other clue exlc. love sory I'm just former ''Cabqari''.

Neeeeeeeeeefow.

Hada waxaan joogaa Terminal 2 Hethrow, London, waana inoo caawa markaan sida waayeelka soo jaqafsado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Sunday, October 29, 2000 - 04:32 am
Mowliid,

Saaxiboow qaras ayaad nagu kicisay, Lon.....iyo
Marqaan, iyo waxoo kaleh oo aan la sheegi karin aad isukeeyna raacsiisay, bal maqal macallinka Nefoow, waxa ka baxaayo, isagi iska dhaafe inagi xataa waa inaga wareeriyay Jahada,ee bal naga soo dhaqso, qaarkeen DABAR aas u baahan yahay, horayna usoo qaado raadiskiis ma gali karnee.
Nefoow,

hal X,jafjafkiisa iyo dhaq dhaqidiisa, Warta iniin u dhaafno maka fiicnoo,ee bal adina ii sheeg intees ka soo baxay Reader kaan/taan,ani waaba yaabiye, waxaa la yiri wax ged gedi wax hakula gadoomaanee, meeshaan wax badan aa gad gadoomoohaayaan.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Sunday, October 29, 2000 - 11:43 am
I am not gone back to somalia !!never!!

Becuase I do not have many opportunities to participate in the political life in somalia. if we are women, we do not have right to vote or even to speak our freadom. !!WAKE UP CALL FOR ALL WOMEN IN SOMALIA!! somali women come all of you in westren countreis like USA CANADA EGLAND NORWAY DENMARK ... ETC..AND MORE COUNTREIS which you can have right to vote by expressing your your views to elected officials those who can be women or men and by voicing your opinions in newspapers and on radio and television.
we need democratic system. we need freedom .
ever body should know this the right to vote and have freadom of speach is a key benefit of a democratic system. unfortunately, many somalian women can not take advantage of their right.

I am asking question to all mens.

where are our important privaleg?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Sunday, October 29, 2000 - 12:54 pm
NeefowKaniini,bro

Waa ku salaamay, cimrigaa kor allaha ka dhigo.

ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Sunday, October 29, 2000 - 02:38 pm
Kusseey wanna be f/m magaceega maxaa loogu qaraabanooyo,, kaba gambisto noo Kusseey,,,magaceega lee miyirka ka ceshe noosiin
finally I am somalian and somalia is my homecountry ok. people

leave olone my name Kusseey.,,,Kusseey waala dhalaayee dhal... hadii dhashidna hakaa dhimato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, October 29, 2000 - 05:22 pm
,,,,,,Adi Kuuseey Magac lee lagula qeebsan waayee ee wax ka weyn ii cubeedna amaan lagula qeebsan karin,,,,ehe ehe ehe ehe Kulahaa haddiid dhashidna ha kaa dhimato !!!! macbuudkoow ku Inkaar ahaa!!!!!,,,Ka warran hee iida oo minyara eh aas bacdigeed maseer aas galay!!!! Yasir yasarallah!!!!! minyara uu galay maseyr minweyntii ay maslixi mas'alad weeye aanan maqal,, horey aas u yiri.....

,,,,,Badgaloow magacaa ha raagee ayaantaan Stationkii aa iga jabnaay saasaan u soo gaari waayay guriga!!!!!Qabshalax,,,,Qabac,,,Virus maa galay hee!!!!ma la isoo afuufay,,,,Hadda Station Cusub aan soo gadanooyaa!!!!!!

,,,,,,Mowliid Macaane,,, I love Heathrow Airport though I never been there!!!!Laakinse Diric Kaneebo ,,Bilaa Keeshalli Indhaqabadka,, Laabta iyo Sarata,Tufaaxa ka taagan ee toolmoon ,Malqabad, ,Garbasaar, Shawl saraf gaabka Gorgorrad Sinfad Kabashaawi , ,Uunsi, Cafasiyad Jaawi, ,Qamqam,, Nuurnuurka, Dhaldhalaalka,, Macmacaanka,,Mafrashkii,,Fadhi Carbeedkii Xusuullo mudashadii,,Santiica, Murqaanka Giso bam,Dhaga yare,, Gaangeetti, Laari iyo Dhinacyo caskii,,Liilalaw iyo Dararamleh!!!!Qasan Khazan Khazan ,,,Khazan lii khazaanah,,,Hadhowna Marqaan jebis iyo Luqluqii,,,,Axyaah Waddannii,,,Axyaa yal khubaraa, ....... Mowliidoow i soo xasuuso Kolkaaad kala miraneyso Cunaabiga iyo xabatal looska,,,

!!!!!!!!!xamardaye,,,Xamardaye,,,Xamardaye,,,walaalkiis warkaa keen labuk nanac yaaw!!!!!adi ii warta warkiin waa la waayi ahaan!!!!~~~~~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Sunday, October 29, 2000 - 05:27 pm

Monday, October 30, 2000 - 03:29 am
NeefowKaniini,
Farayaamada dhaqso u geey hee S-ka bro,
meeshaana waa la yaabe wacdaraha ka dhacooyo.... waa ku kaa.
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 30, 2000 - 05:06 am
Waraaaaaaaaaaaaaa,Neeeeeeeeeeeeefow,

caliyaale ceelki ku yiil laguugu soo dhex rid,
saaxiboow saan waasaay, warkee lama weenin,
adi iyo qolfaha iyo kashawiitadaada aan isku nacay, waxaan iri intiis, wejiga soo furahaayo iska sug.
London,intiin ka sheegi rabay waa ka sheegti, laakiin is bursiga, iska daba orodka, is raacdeeysashada, oo meelihii fadhiga ku fiicnaay la iska soo raadinaayo,meeshaasaaa????garaarka, duluca, rjasiinada,walee meel laguugu dhaafaayo maleh, adleeeeeeeeh ha daaaalin,us waa dhex rugaa aan u mudaa, isagoo dhukur iyo dhafoor iyo qanshiir wayn,wixii ka sheekeeyoo haayo ciil aa iga haayo, maka daba bururtaa xataa waa is iri,
ee ma ii sheegtido xafladaan martiqaadkeed neh maxay eheed???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magacii Waa La iga Baaday

Monday, October 30, 2000 - 12:16 pm
Neefka

listen none of those messages were posted by me..get the drift..n plus my english spelling ain't that bad..i don't own the name anymore

Kusseey waa kuu dhaafey magaca ...carry on the good work

kan cusub lee ha iga najaaseen ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Monday, October 30, 2000 - 04:18 pm
kub kub kub kub kub(knocking the door).
ar hoodi...koo marax eh oo xamardaye la dhaho milinkiis inta miyaane??
u sheega barakalaawaha miniis imaado adeerkiis jamaal foor aa raadihooyaa si degdeg farmashiyaha ha u imaado..lama beri masoo shakha tegin ma shakheestaha....mise si fiican ha u shakheesto mise kale shineema super baarkeeda ha fafadhiyo ma shakheestaha..shafkiis shafaas dhali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo_jiip

Wednesday, November 01, 2000 - 12:15 pm
again
meel halkaan aa lagu wareeray,,,,,,,,,,,,,,,,,,,ummmm what freakz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo_jiip

Wednesday, November 01, 2000 - 12:16 pm
again
meel halkaan aa lagu wareeray,,,,,,,,,,,,,,,,,,,ummmm what a freakz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa--Ayuuto

Wednesday, November 01, 2000 - 01:43 pm
Salama...

Kuseey {directly to the hapless one who were forced out to AMEND her nick-notch}:

Ani Waryaa-Ayuuto lee nooh; reer Hadaan-Kooyi lee nooh. Flight 0.000 000 000 ki kooyi lee nooh. Mehaan lee dalaq oo bug ah kusoo gali lee nooh. Marka Tarxiil ha ii quurin hee.

Waryaa meeqo aas meshaan ka qaraaban jirey, hadalee maas kuugu horeeso asagoo Darbi-Jiif iska ah, naga daa?

Ar Kuseey hadiis lagaa xoogey, nick-kaan ila fiiri:

"Siteey Baano-Ooliyo!"

Aboosto, ma'ahoo?

Saaaas dheh yaqeey.

Isoo bari igaarta.

BeHel-Shitaawo-Shiir-Sanbuus:

Meshaana ma tabaaladaa, Duqa? Eeh, iska jir hee mehaan ma'aha Jaziira--Abkoow Abkoow, Geel-Laq waaye hee.

Eeh, wait a second:

"Shimee tabaal baratey, ninkii dharka Liida nooheen jirey ma'aheenoo, hee?"

Fuleyligii Dabeesha bada xataa ka carari jirey; and today, nonetheless, you CAN--Mish-Maquul, indeed!

Ar Iskool-Bolosiya aas Special Training Forse kusoo qaadataa filaa; though, maxaa dhar meshaas la iskaga siiban jirey in real-naked eyes life-- forget about even hide-hiding stealing scenerio.

Nabadeey--Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hinda

Wednesday, November 01, 2000 - 09:41 pm
dhallinyaro
waa salaaman tihiin!!!!!!!!!

ha la i soo dhaweeyo hee .

aniga bacdeydaa qabaa.

nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Wednesday, November 01, 2000 - 09:46 pm
aryaa xamardaye xey ahayd mahaan
aad labada albaab aad u furti
oo weliba la isku bur bursahaayo
adaaba sida raalli ka nokhoti haye
ani mugoo intaan makhnaa walax badan
aa is bedeli weliba ciyaal badanna waa
dhasheen laakiin yaa aabba u ah.
ani ciyaal towfiiq lee laakiin ilma badan
aa u jeedaa ee saaxiibow warka ha la i
soo siiyo mahaan waa ku wareeree.

macasalaama
xaajiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fowzi

Wednesday, November 01, 2000 - 09:52 pm
salaamaad
wow hinda ina adeer soo dhawow
aqyaarta sharafta leh gaadaan idinka
salaamay .
maxaa la hayaa bal raggu hays wareystee.
war dee muxuu ahaa midkan aan magaciisa
garan waayey ma neefoe baa ma soomaali baa
mise waa qurumo kale oo agkiisaba aan
la garaneyn# jow
wallee aduun iyi yaabkii
war nimanku magacyo xumaa********
~~~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa--Ayuuto

Thursday, November 02, 2000 - 12:38 pm
Salama...

Hinda:

Fadheew, yaqeey!

Kursi-Jiif mise Jiinbaar?

First Class waaye both.

Ar hagal mundulka, igaarta, shariifo cad...saas ma'ahoo hee?

Isbarmuuto or Isbaandhees lagu darey with Qaro, either has a special flavours--a secret ones not to be identified.

Nabadeey!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Foodleey

Thursday, November 02, 2000 - 01:13 pm
Waryaa ayuuto

tnx dear..laakiin abootadee aa ii duceeyse ani magac ma weynee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Friday, November 03, 2000 - 10:19 pm
,,,,,,aha aha ahah ahahah kakac aa lagu yiri Waryaa Ayuuto,,,,,Adi ayuuto aruuris lee ku dilay aan u muday,,,,Hareeri dheerkoo hareedi saagteey hambaloo ki roogdo laamoo haboojiyi ya hoos fadheedi ammeel hunmbooyaa horteey la sheenni wey hay dhawaayi Hindiyoona kooytee ha i baal fadheeti,,,,,,,,

,,,,Hundurmoodii Ooraad wal yaablee haaytee,,Hemerdayoogii Awlaadbaas han aa iinka kooyee,,Haallidii oorideey haaytee iyeenee iin dhirifteey,,,Warta Suugeey usna sidii hariif ahaan iin bururaaw mininkeey iinka booreey,,,Inaayteey Abkoowgeed Badgalle usiina iin handareey,,,handarma, harawsi ii halaawsi anni Mamuud Aliyoow may in eyiin!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Saturday, November 04, 2000 - 04:24 am
Neefow duqa
af gaalo ama af islaan aan kuugu
imaado .
gabadha hinda ah bacda waa lagaa
bixihaa ee soo dhaadhac mahaan rag
kuma yaro haasaawena kuma yaro
laakiin ragga tartan intaad geliso ha
isku baabi,in .
warta
saaxiibow warkaada hala helo.
ani weli waxaa sugaa mahaan ninkii
dadka qub mosska u dhigay.

nabadeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Monday, November 13, 2000 - 07:03 pm
xamardaye
intaad meshaan labo albaab u furtay
aa dhuumahee haye ogow waa ku daba
taaganahee dadkaa isagu yeertayna
kala dirhee.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, November 13, 2000 - 08:25 pm
Nefoow,Kusseey,Mim,Badgal,Moowliid,Jiijo-Jiib,Waryaa-ayuuto,Hinda,Foodleey,Fowzi,Hebel,Qumayo,ani sidiin u qoslaayay, waa fuuray,weliba Macallinka sifiican aas iiga qosliyay,ileen rabsho maba la idiin bilaabo,dadka lama ay noqdeen; qaar indhaha taagoohaayaan yaablee, iyo qaar qosol ka qaaday.

Mim,
ani meel dheer ma jiri, macallinka aa i xujeeyay,
jawaab waa u waayay, hada waayee, Dariishada hoosteed aan iska istaagay, meeshaas aan kala socdaa waxa dhacaayo.

nabad iyo caano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Tuesday, November 14, 2000 - 11:37 am
Xamardaye weliba faanoole fari kama qodna!!?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, November 14, 2000 - 09:09 pm
Hinda,

(+Bacdaada)iyo (-Bacdaada),wax laga deeyrihaayo, meeshaan maleh sidaad aan kugu rabnaa ee ha dhawoow, laakiin inooma aadan sheegin, Bacda inteed ka tahay,wejiga waa la ar arkay waan ognahaye.
ha kaa saarto.

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.