site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IGAA RALI AHOW WALAL HADAAD MIDGAAN TAHAAY!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Oct. 29, 2000): IGAA RALI AHOW WALAL HADAAD MIDGAAN TAHAAY!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOKER

Monday, October 23, 2000 - 07:40 pm
Midgaanoo miyaa miyii iyo magaloo lagugu cayeey
Miyaa gardaroo ilaheey uun qiyasii karo lagu geysteey???

Midgaanoo miyaa sidii nin muslim aheeyn laguula daqmey miyaa wax aan dintuu ogoleyn Somali ruun ku sheegtay, sheekoy Sheekoy Sheekoy hariirah miyaa Somali sidii Quranka loo rumeysto uu rumeysten???

Midgaanoo miyaa Muqdisho iyo Beletweyn Maydh iyo Xiis Merca iyo Kismayoo Garowe iyo Garbahaarey Berbera iyo Bossasso magacaga caay laga digaan miyaaney Somali meelkasta oo ay degto cunsurinimo iyo gardaroo kugula daqmiin???

Midgaanoo miyeey mantaa Somali dhibaatada fahamtey miyaa sidii eey ooh kale America iyo Europe Somalida nigger lagu cayiin miyaneey xitaa carabtu cabiid no bixiinin miyaneey Somali mantaa magaceedu aduunyada ceeb ka aheeyn miyaneey gajo iyo dagaal silci iyo darxumo ILLAHEY mantaa Somalida ku wadaa ridiin miyaneey manta Somalidu meelkasta oo ay qurbaha ka jogaan cunsurinimo ka cabadiin???

Miyanuu AllAH manta xaq iyo gardaroo Somalida bariin miyanuu AllAH mantaa wadada saxsan tusiin miyanuu ALLAH cashar qimoo leeh noo digin labatankii sanadood eeh ugu dambeyeey???

Mantaa Midganoo Somali badankeed Ralii igaahow ayeey ku ledahay mantaa walaal cunsurinimada miyaneey midweyn iyo midyar Somali ka tabaniin miyaa midabkeena awgeed adoon lanagu yidhi miyaaney cunsuridu mindiyoo Canada iyo qurbaha kale nagula eryanin, miyaneey sidi cigal shidaad Somali meelkasta dad galoo mindiyoo wata ka orod siniin, miyaneey quxuntii iyo Somali macnahedu isku mid manta noqoniin???

Walaal manta iyo shaley miyaneey kala duwaneyn miyaaney manta qimahaa dinta iyo walaalnimada Somalidu baraniin markii qurbaha lanagugu cayiyeey ma qabiil ayaa na la weydiyeey miyaneey Somalidu arag nolosha nin la cunsuriyeyniyoo miyaneey dadkuu badankood is bedelin miyaneey Somalidu meelkasta ooy jogaan ku dharaaniin iney wax bartan ooh dadkoda diib wax magacleeh ka digaan miyaaney Somalidu maskaxdoda is bedelin???

I personaly believe the answer is yes, and people who use the name of Midgaan as a Caay as i have seen a couple of times in this forums to you i say you are an ignorant man who will hopefully learn what the majority of Somalis know today "Qabyaladu faido maleh wax aay dundumiso moyaneeh" remember Allah is one the side of the true Muslims even if that person is green,!!!

Waa Joker ooh idiin leh NABADGELYO SOMALIYEEY!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 23, 2000 - 08:38 pm
waxaa iga su'aal ah, somalida waan aragnay oo way leeyihiin dad ama qabiil ay ula bexeen Midgaan, weliba iyagoo magaca xumaan u yeelay, haddii kaleh magac qabiil oo caadi ah ayuu noqon lahaa,
sidoo kaleh gaal iyo muuslim meel kasto oo uu joogaba manala qabaan?oo way leeyihiin Midgaan?mise somalida umbaa sameeysatay oo waa mid u gaar ah?
maxaad ka sheegi somali qurbo joogto oo ninka cad ay isugu mid ka yihiin, somalia dhexdeeda inta ka soo harto Midgaanka laftigooda ayaa dhibaato intaas ka badan isku haayo, tan ugu fudud oo ay is yiraahdaan war Reerahaas iskama Guursano,oo yaa u baneeyay taasi?
ma filaayo Midgaan in umada somalida dhexdeeda uu si caadi ah ugu noolaan karo isagoo aan la caayeeynin ama la liideeynin ileen aragtideeyna ayaa intaas wax garad u ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Tuesday, October 24, 2000 - 12:19 am
hayeh xamardaye...masoo noolaatay??inaad shubtay aan mudaayeybee???????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, October 24, 2000 - 05:27 pm
Jamaal4 ,

aakhiradi loo shubi jiray xataa waa la isu diidan yahay, qaar ayaa kaa horjoogsanayaan,sootaan isku aragnay aniga iyo adiga jiif waa aakhiro,oooop!
mise in aan qriyo ayaad iga rabtay?
mahadsanid saaxib.

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.