site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidii inan yaroo Hooyadeed caano kulul siisay, oo meel dugsoon seexisoo caga-bidhyooneysa!!??

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Sidii inan yaroo Hooyadeed caano kulul siisay, oo meel dugsoon seexisoo caga-bidhyooneysa!!??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Sunday, October 29, 2000 - 10:38 am
Neefow, Xamardaye, Hebel, Warta, Mim,Kuusey iyo dhamaan bilis xaawalay.

Dhamaantiin waxaan idunku casumayaa inaad ka soo qayb gashaan Xaflad lagu qaban doono 06.11.00.

Sweepsclub, oo ka soo horjeeda Dukaanka ina jeego rough roudleh
Ealing-Broadway. West London.

Wixii faah faahina e-mail isoo dira mmowlid@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 11:27 am
SOOMALIGA SIFIICAN USOO BARO INTAADAN WAXBA KU QORIN NETKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 30, 2000 - 04:27 am
Macaane........looooooool


Xaflada aad inagu casuumeeyso, yaa isku qaawinaayo?

Haddii Marag la inagala doonayo Ragu waa 2,

Dumarkuna waa 4, ee ayamaa kuu sahlan???????

lol............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wet~n~Wild

Monday, October 30, 2000 - 01:04 pm
Mawliid

thanks for the envitation ..i was thinking of bringing my ISTAKIIN but then again with all those somali men..god knows how skinny they are i won't be need it

Xamardaye

ahahahaahahhahahah

waa kuu jeedaa macawiistaada xeed xeedaneeysaa garabkaa alaha galo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, November 13, 2000 - 06:08 am
Moowliid,
saa wax u jiraan?

xeed xeeydashadi waa iga dhamaatay, macallinki casuumaada fidiyay, meel aas nagu casuumay, waqti aas na nacuumay, maba noo sheegoohaayo, us geeri maa gashay?mise tacsi aas ku maqan yahay?
ani waa kasi, Nefoow waa dhumay aan ka maqlaayi,
weli isagaaaaaas jeriyoohaa aan u filaa.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 13, 2000 - 07:19 am
;P

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Monday, November 13, 2000 - 04:22 pm
Xamardaye lol, date iyo faah faahin kaleba waan
soo wadaa ee bal horta Neefow soo hel aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Monday, November 13, 2000 - 06:43 pm
Mowlid waxaan u maleyn intaan
wax ka badan badan inaad neefow
meel ku soo hubsatay ee adiga bal
wax noo sheeg annagu daalaye .

xamardaye waxaan zab jaceyl lee
miyaa adi warkaada in warta suuqa
la gaarsiiyo waaye ani reer wardhiigley
leen ku ogaa zab gaadowga.

nabadeeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, November 14, 2000 - 08:55 pm
Mowliid,
Mim,
Nefoow aniga igu haleey, futo jiir meeshiis ku jiro waan ka soo saari, ee adiga dhibka aad ii geeysatay fiiri, aniga sab iyo ka badan ba waan sugaayay, markiin dhulka fariisanaayay, macaawiista si ay san iiga wasaqoobin kor aan u qaatay, sagxad ayaana ku fadhiyaa ee inaga soo gaar,Nefoow oo daba gaab xiran ha ila sugine.....
loooooooooooool.

Xaaji, aniga sab jacayl iyo dheeraadkaba, banaanka ayaan la soo is taagay, ee adigana Filayga timaha kuugu dhex jiro, maxaas u walax yahay?????

nabad iyo caano

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.