site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa ugu wacan Walawaynta inay had iyo goor ka makhruuqaan S_land

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Maxaa ugu wacan Walawaynta inay had iyo goor ka makhruuqaan S_land
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceeribabo_boy

Friday, November 03, 2000 - 08:22 pm
Makhruuq iyo xaasid maxaa ka dhigay reer koonfurka intiisa badan????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Saturday, November 04, 2000 - 02:21 am
Maya iyagoo keliya ma'aha soomaalidoo dhan weeye oo dhaqan uleh musuqmaasuq been xin iyo xaasid sidaa daraadeed waxaan odhan karaa waa dhaqan keena ee ma aha ceebteena. yacnii laysma dhaamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilkacase

Tuesday, November 07, 2000 - 01:54 pm
Ceeribabo boy

War yaa Ceeribabo Walawayn maxaad ka wadaa miyaad yasaysaa reer koonfur? Saaxiibo reer wuqooyi ah baan leeyahay, runtii waan taageeraa waxii ku saabsan Khaldaamiinta oo dhan, waayo dhibaatooyin Islaanimada ka baxasan ayaa loo gayatsay reer wuqooyi. Lakiin xal idiin noqon mayo inaad go'daan. Soo noqda oo iskana dhiciya siyaasad ahaan dadkii shalay si daa idiingalay. So ma ogidiin in ay barina isticmaali karaan walawayn, iyo looma ooyaan, ayna idinku soo duuli karaan. gudaha soo gala ee iska dhiciya, hadaad raganimo iyo aqoon siyaasadeed leedihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhukumbe

Tuesday, November 07, 2000 - 05:47 pm
makhruuq maxaa waaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamaal dekedadda berbera ka xamaala

Friday, November 10, 2000 - 07:18 am
Makhruuq, waa qofka neceb inuu wanaag maqlo ama
aan arki karin wax ala wixii dhaq dhaqaaqaya, sidaas daraadeed xaasidnimada iska daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, November 10, 2000 - 07:50 am
Ceeribaabo boy,

xasad iyo liidid,

waxaa la liidaa qof aad ku tirineeyso inaad ka gacan sareeyso.

xasad waxaa la xasdaa qof wax ku dheer, ama wax aad u quuri weeyday leh ama heesto.

hadaba qaldaan maxaa laga xasdayaa?

isagi baaba tiisi meel u la',somalina ugu liita maanta, heehaabayo,wargafanaayo,wareersan, woorabaayo,riimaayo,qandheeysan,qooro la'aan ah,
qabriyada daris la ah.
rag wax garto haddii aad tahay umadaha kala ma soocdeen, ee adkeeysi yeeeeeeeeeeelo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colaad

Saturday, November 11, 2000 - 07:45 am
Xamardaye,Qaldaan waxa ah waxa habraha indhaha la, kufsada,daroogada,jaadka,khamriga wixii xun ee laga baxoo dhana faan iyo horumar uhaysta,aamus adoonyahaw waan ogahay inaad reer waqooyi in Rabi kaa dhigo aad jeclaan lahayd oo aad naftaada iyo Rabiba hiiftid,adoon san balaadhan baad tahay xaqiiqdii waad jeclaan lahayd,qurux,naago aad iyo aad gaariyiin u ah oo cas-acs oo aad kaga kaaftoonto cirid guduud dukhul madaw ah gan dheer,cago balbalaadhan,shiir badan oon aqoon uduga iyo uunsiga.Si kale hadaan utilmaamo waad jeclaan lahayd guri aad u odgoon oo gogol fiican oo ay ka soo toosaan naag dheer oo cas oo qurux badan iyo caruur aan duuf lahayn.Bal waxaad doonayso in internetka lagaaga dhagaysto day say kaa noqotay ina duguf mBULUUGaw aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, November 11, 2000 - 09:14 am
Adoon,xabash, iwm,
adiga ayeey caay iyo ceeba kula yihiin,

haddii aadse shiir shiiriyoow qabto,

waan kaa shiirin,

cudurada nooca ay adoonta daaweeyaan ayeey ka mid tahay,haddii aad qurux ku faaneeysid neh,kaba fiican waan kugu riiqi,adoon ••• weeyn ihiyaa.

capiche,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INAN KOONFUREED

Saturday, November 11, 2000 - 07:10 pm
Colaad,adigaa colaada saadsadaye, haddii dumar qurux badan iyo gogol nadiif ah uu Qaldaan ku faanayo, waxba maleh laakiin maxaad ugu sheegi weeydeen Ingiriis in aad leedihiin dumar qurux badan ama uu u arki waayay?????maxaa ku qasbay in uu siyaabo kaleh wax u arko??????,inankoow faraha kala bax Wanla wayn ama Koonfureed,odayaashana aflagaado doqomeedka ka yaree.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Saturday, November 11, 2000 - 07:21 pm
waa yaabe s land maxeey aheed
ar yaana lagu caynaa follxumo reerkeenii reer waqooyi ay ku goobatey yaan la isku qaldamin oon la is caynin waa la is ogyahey wixii foolxumo iyo xumaan iyo xaasidnimo u dhashey......

xamardaye
tartiib adi xagee u neeftuureeysaa,dadkaan waan marqaansanyihiin marka maxa kugu wato ayaka dhan miirkooda maba joogo waa ugu jirtaay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceerigaabo_boy

Sunday, November 12, 2000 - 06:39 am
Weli lama fahmin su'aashayda!!!!!!!!!!!!


Anigu cay ma rabo mana caytamayo ee su'aal ayaan
idin weydiiyey walalaalayaal.

Su'aashu waa maxay wala wayntu reer waqooyiga uga
masayraan oo had iyo jeer negative uga sheegaan,
ama xumaha ugu duceeyaan!!!!!!!!!!!!

taas weeye su'aashu.

Xamaalka dekedda berbera iyo mowlidqadhaadhe su'aasha idinka idinma weydiin ee meesha ka baxa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, November 13, 2000 - 05:32 am
Mowlid,
shangaani,

sida uu wanaaga ku jiro in loo wada hadlo la diid,
adiga dhex dhexaad nimadaada ku wad, haddii aad amaan ku heleeeyso,anigase, colaad baa colaad ii bilaabay,si weliba xariif nimo ku jirto, aneh xifaaladi baan la wadaa ee wax kaleh ma jiraan.

Shangaani,
waxaa la yiri"waayeel xanuunsaday xil ma garto"
wax aadan ahayn marka laguugu sheego oo welibo odayada lagaa aflagaadeeyo,FOOOOOOOORBISH ahaan ugu dhufo ma ahinoo hee,waana mid meesha ku jirto oo haddii la la sii wado sidooda oo kaleh ayaa la noqon,ee inaga daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Monday, November 13, 2000 - 07:55 am
Xamardaye


lol. xamaalka dekadda Ber-bera ayaaba iigu daran
waxa uu isoo xasuusiyey jawaanadii aynu ku xamaali jiray dekedda mogadishu aniga adiga iyo hebel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Monday, November 13, 2000 - 06:50 pm
Mowlid
ma anaan garan adiga iyo odaygan baasee
hebel ah iyo iyo midkan kari-waaga ah inaad
xammaaliyaal ahaan jirteen , falaadkiinaan
ka gartay weliba midkan ay leeyihiin xamardaye
ninkuu caayo maba dhalaayo falaad xumo heeruu
ka gaaray.

waryaare somali waa walaalo cid cid xasdaysa
ma jidhee inanyahaw aayar meel fariiso
ha dhagaysan sheeko xariirta siyaasiyiinta
saa ayagaa wax kala iibsanayeeeeeee.

nabadeeeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, November 13, 2000 - 07:27 pm
Mow,
xamaali maalmeed iyo mid habeenba rag baa loo yahay,ee inta kaleh oo uu daba dhigay baan meesha qaban(dumar qurux badan iyo qum-qum).looooool

Mim,
sidaa weeye, waxaynu wada nahay walaalo, wax iska dhalay, isu dhalay, kala dhalay, isu dhashaday,waa hadal nin wayn,
hadaba inoo tuma ciyaarta, oo kabeebeey inoogu horeeysiiya.


Colaad,

seediyadaa ka xishoo,oo wax isku fal oo faanka yaree,yaan laguu been sheegin sideeyna ayeeynu isku wada rabnaaye.
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

musuqmaasuq

Monday, December 18, 2000 - 10:17 am
waad salaamantihiin kuligiin
waqooyi iyo koonfur iyo waqooyi bari
kuligiin waxaad tihiin ey iyo dhashood
ilaahay waxaan idinka baryay qalbi madoobaad.
ee maskaxdiina toosiya?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.