site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAGACAAGA INTA KA FIIRI< >< > AND LAUGH OUT LOUD!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): MAGACAAGA INTA KA FIIRI< >< > AND LAUGH OUT LOUD!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AY-MAAMOOW

Saturday, November 04, 2000 - 06:02 pm
salaaaaaam all
kuligiin ku soo dhawaada mininka,mininkii muumino(ay maamoow) waaye ogaada tartiib yaan la is xag xagain yaah.NO OFFENCE TO ANYONE OUT THERE,IF YOU GET OFFENDED BY THE NAMES I HAVE SAID,APPOLOGIES TO EVERYONE.NOTHING PERSONAL IT'S JUST FOR FUN OK!
waxaaaaaaa xasuusatiina ku dara hee,be my guest!


MAGACYADA GABDHAHA.
amaal---abuukeeeey
ayaan---goobo
aniiso---aboow i sug!
barni---bajiyo iyo basbaas
baarliin---baq iyo biyo
baxsan---baabuurka jooji
bilan----waji bulukeeti
caasho ----urto
canab---cantar baqash
cadar---caano mac
dahabo----bulukaati
deeqa---haluu?maa adri(yacni abuu sucuudi)
duniyo---dab isii!
fahiimo--hadaan fahmey
faiso---firimbi
faynuus----mugdiga maxaa waaye?
farax---inyow
fartuun---filinkaas ma fiirsate
farxiyo---cajiinka soo shiid
gani---tiri lacagta
hani--habeen waaye
hodan----huuno leeyaa
hibaaq---hurdaa is heyso
hibo---wardee kumaad ehed?lol
iftin---if iyo aakhiro
ikraan---ahlan wasahlan?
ijaabo---ita qullah
ishwaaq---deenta igu lahoow
jiijo---jug iga dheh
jamiilo--jaadka meeqo waaye?
jawaahir---aroos aa jiro
kaafiyo----kabaheey aawey
kaltuun---kal iyo mooy
kawsar----kibirleey
kinsi----oo kaneey maxaa
layla---luugo fiiq fiiq
ladan---laf la boodooy
luul---lalabo
luujiya---liimo liimo
maryan---tubaako
maano---muufo
muno---muran
muumina---maseer aa i haayo
muniira----manokoobiyo
naciimo ----nayaa yur!
nadiifo---teebo teebo
nasro---nukliyeer
saciido---surwaal buntulaano
sacdiyo---subagiina
suleeqo---yaa ila hadlaaye?
shugri---maafiyo
xaliimo ---xuux
xaawo---xaax
xayaad-----xisaab badan
qadra ---qaraartooy
qalanjo----qalbi dhagax
yusro---yur iyo yaaahuu.
zuhuur-------suugooleey.

WIILASHA.

axmed---alaaloow
ayaanle----qoortaag
abshir---abootooy!
anwar---anaa leh
awees---abaliisha
bashiir--lugo baasto
burhaan---bacadle
cali ---dhareeroow
cilmi---cunaaye
ciise----caga rooti
cusmaan---calooleey
cawil---caga dhuudhi(i assume that y'all know dat)
c/wahaab----ka qod!
c/casiis---shut up!meeqa xaraf waaye?
daahir---daba taag
dalmar---dunidaan soo maray
ducaale---dab iyo holac
deeq--daar aan daganahay
faysal----mijo hooto
farxaan----fulay,wir banaanka u soo bax
faarax----xiin faniin
fawzi---hadaan ku furay
fu'aad----faro yaanyuur
garaad----gaajo aa iheeyso
geele---meeqo xabo
guhaad----HAW!
guuleed----isfiilito
hanad----hurdaaye
hashiim----hal markoo lee
hilaal---anaa kaa qurux badan
ismaaciil---iskaabulo
ilyaas---il bayax
idirs---ayuuuuuuto
jamaal----juro
jaamac----jakab
jaylaani----jab isii
jaajuumoow---jeego xiir
jumcaale---waan soo jeedaay
kamaal---koofi buluug
kaafi----kaaasobal balaare
khadar----qasaaye
keyse---kir iyo kud
liibaan----lug gooyo
maxamed---mahadsanid
maxamuud----madaxeey
muuse---makaroofi
muunye-----maanta ayaanteed?
maslax---bidaar love
mowliid----wan american ah
muudeey---mishiidiyo
mustafe-----miyiiko
naasir---niikiye
nuur---xataa anaa?
saalax---surwaal bajaq
saalim----sab uriye salaan la boode(dhuuni waaxid)
salaan----saluuto
siciid---sii soco
shaafici---shuluq shaaluq
shire---calooleey cangub
warsame-------calasoow
yuusuf-----madax yaambo.
zakariye----subax wanaagsan?(yacni saluuto everyday)

yaa la xanaaqin hee ani lee waaye
i hope you all enjoy it,it is not like i am picking on a particular person since my name is there some where in the girlz part,but no need for y'all to know.
peace &love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macruuf--Waryaa--Ayuuto

Monday, November 06, 2000 - 12:34 pm
Salama...

Ay--Shariifo--MaaMiye--Maano--Cadeey--Maamoow:

"Ay-Amoow Soorta Badii; Dumeynigaa soo Socdee soorta Badii!"

Iyaah!

Maxaas soo Wacdisey, yaqeey?

Lakiin, Mahad Alla, kuweyga waas kaboodey nooh. Meshaas mid aas aniga leeyahey makujiro bo--anoo leh SAGAASHAN magac.

"Sagaashan aah?"

"Aaheey!"

"Dhabaa?"

"Dhab iyo Nuskeeda!"

Sodon:

Deen!

Labaatan:

Xalaalasho--mise Bililiqisho, aas u taqanaa!

Toban:

Waa la Igu samiyey!

Toban-iyo-Shan:

Waa la igu SECRET-CODE waaye!

Shan:

Naanees, Kidhoogo--Kidhoogo eh!

Todobo:

Shaabad camal ay igu dhagsanyihiin!

Sadex:

Rasmi!

Mahad Alla!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo_jiip

Monday, November 06, 2000 - 02:55 pm
ay-maamoow
hadalee i bartey
jiijo jugigadheh ahhhhhhhhhhh
waad maqleesiin jug iga dhaha daayyyyyyy
niga leexanoooooooooooooooooo
jug iga dhaha nooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Monday, November 06, 2000 - 04:34 pm
jamaal juro maxaa ka wadaane??ii fasirbo????
mise waa kalmad talyaani??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 07:04 am
AY MAMOOOW WHAT IS A GOOD NAME FOR HODO,HANAN,SAGAL,AMRAN, ABYAAN LOL PLEASE I WANNA KNOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qowdhan

Tuesday, November 07, 2000 - 07:25 am
Waaryadaheen, Waar caadhkiina wasee ama soomaali ku hadla ama naga aamusa!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhukumbe

Tuesday, November 07, 2000 - 06:00 pm
add this one

qowdhan: caadh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalin

Tuesday, November 07, 2000 - 10:22 pm
WAAR YAARAHEE INANKU MA AFSOOMAALI BUU KU HADLAYEY MISE AF KALE?

WAAR AFKEENI MAXAA LAGU CIYAAARY!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QADAR

Wednesday, November 08, 2000 - 08:52 am
ADD QADAR:LAILATUL QATAR........LLOLOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabareeymaanyo

Wednesday, November 08, 2000 - 11:40 am
loooooool AYMAAMOW!
beelo tuti beelo waaye
dadkaan ku dhahooyo afsoomali ku hadal, maxees afsoomali ka kasaayaan yaah qaldaan wiifyaashoo lee waaye manafahmi karaan
noo biis, biiiiiis!!lol
laakiin xogaa yar aaska tagtay yaah anaas ku daraayo markii soo xasuusto.

jaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALSA

Wednesday, November 08, 2000 - 11:53 am
ERM, MY NAME IS NOT IN HERE???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYMAAMOOW

Wednesday, November 08, 2000 - 12:07 pm
ar hoooooooy waa mahadsantihiin soo dhawaada kuligiina xataa qaldaan wiririfyaasha

jamal juro waxaa waaye yacni timo fil fil nooh ,,lololo

dhukumbe qawdhan tan aa loo bixinaa
qawdhan===qoobab qaliir,lol

gabereeymaanyo magaca aa idilaybo waxa soo haro dadka kale aan u daaye in ay ku daraan nooh inaan kuli kaligeey fuuqsado ma rabin,lol adi noo biis hee

salsa===taco bell,lol ay carumba!

soooooo biiiiiiiiiisa hee idinkana

qaldaanmiinta qaylada,qub qubta iyo qararafleenta iyo qabaluusnimada naga daaya,anaka afsoomali SAXIIXATUN aan ku hadloonaa hadii wax garan weeysaana interpreter is around the corner,just press s-o-m-a-l-i ok,shuush

peeeaaaaaaace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UnknownX

Wednesday, November 08, 2000 - 02:24 pm
haybo tana fiiri hee

Timiro--Shufqul Dheer
Caasho--Carab Dheer
Sacdiyo--Basaajo
Maano--Macmacanka
Fartuun--Fataq Fataq Faruureey
Sucdi--Af Dheer
Cutiyo--Ma Kacdo
Binti Baarakuulo
Jamaad--Kakacaa ku dhahay
Xaawo--Bilyaako


Adan--Boliis
Muudey--Jeego Xiir Abgaal
Cabdi--Gaabow Geed Ma Korikartaa
Sharmarke--Shaarbo tiibishiyo
Naasir--Shaf Sagaaro
Guuleed--Gaabow Geed Ma Korikartaa
Ismaciil--Kuunto Cambuulo
Asad--Askari
Cumar--Shaati Giirgiir
Ali--Caato
Mahad--Marlee maku heli karaa


kuwo kaleeto waa soo socdaa
More to come later

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X

Wednesday, November 08, 2000 - 03:09 pm
Ay-Maamoow,

Grazios, aan ku dhagay bro, you gave me a chance to remember again some of those wicked names.

Shaloongo, maxaa aruurisi-hee ....Baraaka-Cabdow iyo Buurkaroole ka bacdina Awa-Aweeyska iyo Koodka Malaayga haddana gadaashaan Jidka Raqayga, 5-geedka iyo Gaaguumo aktiisa.

thanks anyway

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYMAAMOOW

Friday, November 10, 2000 - 02:16 pm
unkonwx

loooooooooooooooooool ilkaha iga daatay saan u qoslaayey,ciradka weyn saan u taagay aan kursiga ka dhacay,loooooooooooooool, bro keep it real

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shangaani

Monday, November 13, 2000 - 08:48 pm
QUX QUX QUX,XAAQ TUF!AR AY MAAMOOW AMA MUUMINOOY
AR MAGACYADAAN INTEE KA SOO ARUURISEY CIRKA LAGAAGA SOO DHAC YAA KU DHIHINEE,WALAAHI SAAN U QUFACAAYEY DHUUNTAA AA BARARTEY,WIXII XANUUN KA IMAADANA ADAA KA MAS'UUL AH.ANA INTAAN IGA QABO HEE

MUUMINO,,,,,,,,MIRCOOD CUNTOOY
MAANDEEQ,,,,,,,MADAX SAKIIN
MARYAN,,,,,MADOOBEEY
MADIINO,,,,,MAQ-MAQ
MAJIIDO,,,,,,SHAQFALO WEYN


MAHAD,,,,,,MALAARIYO
MURSAL,,,,,,MALEELOOW
MASLAX,,,,,,MADAX TAREEN
MASCUUD,,,,,,MAA ACRIF
MAALIKI,,,,,,,MA DIIDE


BAS WAAYE HEE WAA IGA DHAMAATEY MUGA DAMBE AY NOO TAHEY.

SOO BARI HEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraweelo

Tuesday, November 14, 2000 - 01:28 am
Add those....lol

Ay-Maanow======>Habar Shiino Sharafta Kadhacday.
Caasho =======> Lakac.

lol @ Habarta shiino.

Caraweelo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYMAAMOOW

Tuesday, November 14, 2000 - 09:03 pm
shangaani habaarkana xooow ahaa magacayadaan jiirada lee ka soo aruuriyey.


caraweelo add this...lol
caraweelo cirid weyn,,lol
ha xanaaqina soo gamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Tuesday, November 14, 2000 - 09:18 pm
AY-MAAMOOW,

saan cadaalad ma ahan, hablihi, qaarna dhulka ayaad la gashay, magaci waa ka xumeeysay, qaarna dhoosha dambe ay ka qosloohaayiin,waa ku kasi,
magac aad ka dambeeyso inuus meesha ku jiro.

ku dar,
shangaani= shan aleelaale.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

co. abdulahi yusuf

Friday, November 17, 2000 - 04:26 am
ari bowe inagu meesha wax makuleenahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibo

Friday, November 17, 2000 - 05:45 am
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool..........................laakiinse Hibo nin ma ahanee.....see xaal yahay..
Hibo kumaad eheed qalad waaye..
Hibo ------ minin jano...
taasaa sax eh,,, sambac.. bacdiisa wato....
Yahow...fatuuro...fiiqtiraa... miney fahdaaayaan..fanax ganax........................looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooollllllllllllll.....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macruuf-Waryaa-Ayuuto

Saturday, November 18, 2000 - 03:46 pm
Salama...

Hibooy:

LoL...:

Dhaq Dhaq Dhaq:

Ki Ki Ki.

Maxaa tiri?

Miney Fatuuro Fiiq Tiraa...

Tan fiiri bo:

"Luuq Luuq Maroow Laasim Laamigaas kusoo Dhacaa!"
__________________________________________________


Ay--Maamoow:

"Ay-Maamoow Soorta Badii Dumeynigaa Soo Socdee, Soorta Badii!"
__________________________________________________

Mahad Alla!!
__________________________________________________

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi/aa goobta jooga

Sunday, November 19, 2000 - 05:11 am
Asalaamu caleeykum....marka hore marka xiga sheeko iga hor bilaabatey oo qabyo ah dhexda kama galikaro..gadaalka gaar inaan noqdo aan diidaa goobtiina idinka dumiyo sheeko cusub iyo hada iyo ciyaar biloow..dad aan hore u aqiin aa caraftood iyo cadarkiin ku aqiin ii soo carfooyaan yaakale hee....


Hibooo anba waan ku heeybinaaayee inabtiii Hibooooy....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUDEGIRL

Sunday, November 19, 2000 - 05:56 am
LOL@ AY- MAAMOOW. U MAKE ME LAUGH BUT MY NAME IS NOT THERE. KEEP WRITING MORE UNTILL U REACH MINE

PEACE OUT

RUDEGIRL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siteey

Monday, November 20, 2000 - 02:53 am
Hoodi Hoodi
hahahahahaa...


Iyaa magac kii ahaay HILFAHAA loo qaadi haye...

SHANGAANI=== Shurufloow
Madino === Mur ii murcood
Xaawo ==== Juungal
Kaltumo ==== kal ii mooy
geesi===0 garuun weeyne..

saas aan idinka rabaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Thursday, November 23, 2000 - 10:39 pm
ihi hihi hih yac aan ka dhahay... Siteey deey siteey intee soomartey,siteey aragtidaa saan ugu farxey maxandhaha maantadhan aa meehaan iska meereeysanayey, qof aan kasa adi aaba kaa hayaa, dadkii kale ma dhinteen, ma heeraadeen, mise wa ahee dhuunteen, maxaan ka ogahay adlee siteey eh oo socod badane.. baabuurka masoo tacluugaahe.... ihi hih ih ihi hih lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siteey

Friday, November 24, 2000 - 01:04 am
Gax gax gax......


geesi gaduudoow geed ma kori karoow...ad maa tacluugi kartaa hee...
waraa meehaan magac lee laga soo doonooyaa... yac aan is celiyo bo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Friday, November 24, 2000 - 11:51 pm
Siteey qux qux qux ih ih ih ihi... deeybo isiibo macasaroo galeeyda Geesi gaboow lee haye gacal maaskagaaraa.....


Siteey lama habeen iyo kabadan aan qaamuuska soomaliga ka baaraayay magacaaga waab ka waayey.. yaab ahaa,halfiiri laakiin hadii horta ladhuunto saan maa loodhuuntaane dhub aa dhahde dhulka maa gashey....yaab ahaa.. yaah ramadaan "kariim" aan kudhahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.