site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Nimanka somaaliyeed see loo aaminikaraa mise kujiraan kuwo la aaminikaro

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Nimanka somaaliyeed see loo aaminikaraa mise kujiraan kuwo la aaminikaro
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 12:11 am
Waad salaamantihiin dhamaantiin wiilal iyo gabdhabo bacda salaan. Ciwaanka kor ku yaal waa mid ikubayo. Waxaana igu yaraaday aaminaadii rageena somaaliyeed. Waxaan su'aal qaas ah u dirayaa gabdhaha. Gabdhoow ma ila qabtiin arinkaan mise waa aniga oo qora.

Mideeda kale Maxaay wilasheena somaaliyeed caada uga dhigteen beenta. Una isticmaalaan maahmaah aad u xun oo bulshada aan kasoo jeedna isticmaalaan. Taas oo ah (gabar been baa lagu xera galiyaa runa waa laku dhaqaa)

Beentii laysku diiday maxay wiilasheenu noogu soo xere kaliyaan. Waa yaabee waa maxay arinkaan.

Please attached your figrad waana mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BlackBeauty

Sunday, November 05, 2000 - 12:28 am
Anonymous
If U want to find a diamond....U need to look for it and it ain't cheap. So some of our SOMALIAN MEN are like rare precious diamonds..... There are good ones and there are of course Great ones.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali-Yankee

Sunday, November 05, 2000 - 12:38 am
well...sis true somalimen do lie but not all of us make it habit....iam in beautiful relationship n it is based on love..respect n honesty...no hidden secrets.
it just depends wat one wants out of relationship

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Sunday, November 05, 2000 - 03:55 am
Maahmaahda "Dumar been baa lagu soo xerogaliyaa runa waa lagu dhaqaa" ninkii isticmaalo aniga waxaan qabaa inuusan xaaskii uu beenta ku soo xero galiyeyu waxba dhibin maadaama uu run ku dhaqay (runa waa lagu dhaqaa). hadaan is weydiino maxaa ku qasbay in uu gabarta been u sheego si ey xaaskiisa u noqoto, waxaan umaleynayaa in aad jawaabteeda ogtahay, gabadhii dahab bey rabtaa, wiilkii dahab ma heli karo gabartiina wuu rabaa, tan kaliya oo u furan waa in uu been sheego oo yiraahdo, geeleyga nugaal ka daaqayaa iibgeynayaa oo dahab kaaga gadaayaa ma fanatay, ee ina keen aan geela ka agdhawaane. nixaatu nab, labo cunug dhac. sidaasey soomali toban malyan ku gaartay, waa fahamtay soo ma'aha, laakiin taas hada ma socon karto oo ninkii isticmaalo luquntaa qorta ugashay, inkastoo dad ilgeel cunay (indho adeeg) ey wali jiraan. marka adiga haduu nin ilbir ah ku helay, adina ilgeel u cun, asaa runta kuu sheegaayo markuu meeluu ka baxo waayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 06:44 pm
dhamaantiin waa mahadsan tihiin figradihiina. Laakiin ani ahaan wali ima helen mid been uku soo xera galiyay waan kacararaa markaan arko inuu been sheegayo. waa runtii qaarkiin waxaa jira niman wanaagsan iyo kuwo xun. Laakiin Beenta soo lama xaramayn. misa ogtihiin gurikii been lagu dhiso inuu sifudud udumayo. Ana waxaan ka cararayaa inuu gurika aan dhiso uu dumo. Mideeda kale soo suubane nabigeena (scw) yiri sino waa idinka dhicikartaa dhiigdad waa ina kadhicikaraa tuugnimo waa idinka dhicikartaa laakin been idinkama dhicikaro. Walaalayaaloow runta in laysku shego wax kafiican majirto. Runtii ani ahaandayda ma ahi mid u guursado dhaqaalo, qurux iyo waxyaalaha dhamaata. waxaan jeclahay inuu wiilka habeenka uku horeeyabo runta isheego xataa haduu tuugsado. Laakiin maalintaan been ku ogaado waa kala fagaanaynaa. I know there no one is prefect but lie have to have limit.

Marka aad baa u mahadsan tihiin figradihiina kala duwan walise mid aan ladhacay mahelin.

From the lady who created the above heading.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.