site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Neefoow is missing from Sunday, October 29, 2000 - 10:27 pm

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Neefoow is missing from Sunday, October 29, 2000 - 10:27 pm
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Sunday, November 05, 2000 - 12:44 pm
Raq iyo ruux lama hayo markii uu texkaa qorey ka dib, hadaba waxaa la idinka codsanayaa qofkii arkaa inuu usoo sheego ama keeno saldhiga policeka ugu dhow.
Waad mahadsantihiin

,,,,,, Texkii ugu danbeeyey ee uu qoro intaanu lumin.

,,,,,,Adi Kuuseey Magac lee lagula qeebsan waayee ee wax ka weyn ii cubeedna amaan lagula qeebsan karin,,,,ehe ehe ehe ehe Kulahaa haddiid dhashidna ha kaa dhimato !!!! macbuudkoow ku Inkaar ahaa!!!!!,,,Ka warran hee iida oo minyara eh aas bacdigeed maseer aas galay!!!! Yasir yasarallah!!!!! minyara uu galay maseyr minweyntii ay maslixi mas'alad weeye aanan maqal,, horey aas u yiri.....


,,,,,Badgaloow magacaa ha raagee ayaantaan Stationkii aa iga jabnaay saasaan u soo gaari waayay guriga!!!!!Qabshalax,,,,Qabac,,,Virus maa galay hee!!!!ma la isoo afuufay,,,,Hadda Station Cusub aan soo gadanooyaa!!!!!!


,,,,,,Mowliid Macaane,,, I love Heathrow Airport though I never been there!!!!Laakinse Diric Kaneebo ,,Bilaa Keeshalli Indhaqabadka,, Laabta iyo Sarata,Tufaaxa ka taagan ee toolmoon ,Malqabad, ,Garbasaar, Shawl saraf gaabka Gorgorrad Sinfad Kabashaawi , ,Uunsi, Cafasiyad Jaawi, ,Qamqam,, Nuurnuurka, Dhaldhalaalka,, Macmacaanka,,Mafrashkii,,Fadhi Carbeedkii Xusuullo mudashadii,,Santiica, Murqaanka Giso bam,Dhaga yare,, Gaangeetti, Laari iyo Dhinacyo caskii,,Liilalaw iyo Dararamleh!!!!Qasan Khazan Khazan ,,,Khazan lii khazaanah,,,Hadhowna Marqaan jebis iyo Luqluqii,,,,Axyaah Waddannii,,,Axyaa yal khubaraa, ....... Mowliidoow i soo xasuuso Kolkaaad kala miraneyso Cunaabiga iyo xabatal looska,,,

!!!!!!!!!xamardaye,,,Xamardaye,,,Xamardaye,,,walaalkiis warkaa keen labuk nanac yaaw!!!!!adi ii warta warkiin waa la waayi ahaan!!!!~~~~~~~~



Sunday, October 29, 2000 - 10:27 pm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sweetgirl

Sunday, November 05, 2000 - 04:26 pm
Neefka is missing........that's sad ilaahay ha soo celiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Sunday, November 05, 2000 - 06:45 pm
war mow
ma waxaad leedahay oo adaygii
waa la waayey !!!!!!!!!!!!!
suurta gal ma tahay anigu igama
daadegin malaha caruusad uu indhaweydba
gaadayey baa faraha u soo gashay
oo ninkii wuuba jilbooday ,
soomaadan arag maalmahan odayga sheeko
canbar iyo cubayd unbaa ka soo hadhaye,
allow soo aruuri
oo sahal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Monday, November 06, 2000 - 07:27 am
Warar ku tidhi ku teen ah oo suuqa laysla dhex marayo ayaa sheegaya in Neefokaniiiiiini uu ku maqan yahay Ethiopie kana qayb galay aaskii lafihii Boqorkii hore ee Ethiopie, sida wararku nagu soo gaadhayaan Neefowkaniiini wuxuu ahaan jiray "Former Rastafarian"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sweetgirl

Monday, November 06, 2000 - 10:09 am
NeefowKaniini former rastafarian loooooooool, tell us more.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saaxiib

Monday, November 06, 2000 - 11:05 am
Neefow isagoo qawxa ka cabaaye Xaji Ciise aa la soo sheegay. Miskiinka ma isugaaba tegi kara Ethiopia sanboor aa ku biibaaya hanuunba. Neefow sida oo Mo sheegaayo ma ihin. Baydhabo aas dawlad wakiil uga nokhahaa aa la sheegooyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAnE

Monday, November 06, 2000 - 01:40 pm
Sweetgirl

To tell you more about him, in the late eighties he was a Rastafarian then turned breakdancer, Rapper, hiphopper and DJ Finaly have muller.

If you see him please contact the nearest police
station

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiijo_jiip

Monday, November 06, 2000 - 02:50 pm
waraa mawliid
shalay wuxaan ku arkay biibito jilbo jabsi, iso cunto ka qodaayo, hebel xataa meshaas uu ka qaraabtaa weydii isu xataaa,


aaaaaay-karambaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Monday, November 06, 2000 - 05:16 pm
Jiijo jiip

Huuno hadalkaaga waxaan ka dhadhansaday in nimankaas la tarxiilay, sababtoo ah Biibito
markaan maqlo waxaan soo xasuustaa Bakaarihii.
waxaanse jeclaan lahaa in ogaado sababta loo
masaafuriyey!!!!!????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Tuesday, November 07, 2000 - 04:17 am
Warar xogogaal ayaa sheegaya inuu ku qabtay Manaxdo oo ay ku maqanyihiin honey moon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 07, 2000 - 11:51 am
waa wareey waa wareey;
na soo gal;
alla anagaa ba'nayaay
alla maantana ma Neefoowkaniin baa la' layahay.

ma qumayaa aragtay mase manaxdaa u talisay.

ciddii aragtaay nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Tuesday, November 07, 2000 - 12:59 pm
Neefow is with me.....Let me ask him if he's complainin.......Oi U yeah U ....R U complaining...
Neef:- No Im having the time of my life ppl....Trouble is taking care of me...Please HELP :(

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Tuesday, November 07, 2000 - 04:17 pm
T-Girl

Neefow is with you, ok no comment.

waxaanse kaa la talinayaa inaad iska ilaaliso gabadh la
yidhaahdo Qumayo "Kooca" oo aad u qurux badan ragana kay hormartaaba dhareerinayo "khatar" inay
kaala baxdo!!!?

Good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Weriye

Wednesday, November 08, 2000 - 06:27 am
weriyaha wakaaladda wararka jiifka iyo damaashaadka oo ka soo waramaya goobta ciyaaraha ee garoonka sariflayaasha ayaa balaf ku maqlay in Neefow duulimaad ku dul maray beeraha gurey1.

Wararku waxay intaa ku dareen in uusan aqoon u lahayn T-GIRL balse uu aad uga xumaaday wararka ay suuqa u gelisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Wednesday, November 08, 2000 - 03:39 pm
Mowliid-Macaane,
ninka saaxiibkaa aas ahaay ee stationka hala geeyana maxaa waaye...see camal-kaa ,,,,,

NeefowKaniini, anaa og waxaas ku maqan yahay ee waqti yar ha la siiyo asxaabeey, waana soo noqonaa,,

NeefowKaniini, xuskii Aw-Osmaanka ee "Marka" Cadeey minan Aw..... uu jiraa waana imaahooyaa mar dhaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, November 10, 2000 - 07:39 am
Mowliid,
loooooooooooool,

Nefka qof aan adiga ahayn looma heesto dhiigiisa
marki inoogu war dambeeysay, adigaa dhegta bidix wax ugu sheegay, ee tilmaanti aad siisay daba gal oo agagaarkeeda ka raadi,armuu qaraqmay?
dhacaankiisana waxaa loo heestaa inanta sheegatay in ay xareeysatay.
walee waxaan ka baqayaa inuu kuu daba maray boqradii iyo dadkeedi.
rag kaleh ayaa sidaa loo la'yahay ee hala wada doono.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Friday, November 10, 2000 - 05:55 pm
Xamar-daye

Sheekhoow walaahi ninkaas waxaa iigu danbeysey
malintii aan transitka ku ahaa Heathrow terminal 2
29.10.2000 ka dib jaan iyo cidhib meel uu dhigay
lama hayo.
waxaas waxaa igaga daran netka oo iyaguna isii
waalay oo leh halkanuu beydhabaa loo doortay gudoomiye,
minan ow cismaan buu tegey iwm.

waxaanse anigu ku tuhun sanahay inuu aroos ku yahay
meel europe ka mida T-girl ama Kooca!!'waxaan
maqlay waxaa u meheriyey wadaad la yidhaahdo Badgal!!!

Nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 10, 2000 - 06:42 pm
AKHAYAATA MA OGAEN NEEFOW INAAS MAQANYAAHYA.

AR INTEES ADIANA WAA U DARSANY ANI IGAAR KOO AAN JIRIHAYE WARKIIS WAQTIDHEER AAS II SOO SHEEGEY MADAXIIS ALAH HA RAAJIYEE WARKIIS HA LA HELOBO,

INSHA LAH SOO NAQO ADOO NABAD AH DADKU JECEL DHAN WAA KU JIRIHOOYE.

BY NASRIINA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Saturday, November 11, 2000 - 03:09 pm
Mowlid Macaani,

waa iga qoslisay, mehris aaaaah,,,,asaga wixiisa ma dhamaadaan miyaa,,,ma ogi mehris iyo meel uu ku dhacay,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FBI

Wednesday, November 15, 2000 - 08:41 pm
FBI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hindiyo

Wednesday, November 15, 2000 - 09:49 pm
Hey Guys war la idin sii Ninkii saaxiibkiin ahaa ee Odayga netka ahaa NeefoowKaniini lama waayine weyska yara mashquulay beryahan wuxuu joogaa meel la yiraaho Palm Beach,Falorida. umana tagin Honey moon iyo aroos toona qolooyinkii is doordooranayay buu ku mashquulsanaa iyo tirintii afti bixinta oo kuwooda democrats ka ah buu u yahay Observer Vote ka la tirinaya oo kan kalee qablamaya ee sidii eyga rapiyada qaba is cuncunayuu ka soo horjeedaa ee dhawaanahan inta afti tirintu ay dhammaanaysaa uunbuu inaga soo maqanyahay.


Mowliid Macaane iyo T-Girl dhaafa waxaad Odayga NeefoowKaniini ah suuqa aad u gelineysaan period.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wisdom

Thursday, November 16, 2000 - 08:04 pm
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool @ weriye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SuleeqaKaniini

Friday, November 17, 2000 - 02:53 am
Neefoow is my bodyguard,he was on duty,
last 3weeks, oo is daba joog ah,daaya the man alone,shaqadiisa ha idinka qabsadee!!!!!!!!!!

by Suleeqa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Saturday, November 18, 2000 - 02:02 pm
SuleeqaKaniini,

maxaa tirina, bodyguard-aa NeefowKaniini - walaasheey saaxiibkey anaa jirinaayeee u sheeg e-mail ha soo diro , shaqadiisana ha iska wato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axoow (Axoow)

Saturday, November 18, 2000 - 02:40 pm
badgaaaaaaaaaaaaal, maxaa tiri anaa jirinaayo NeeeeeeeeFoooww aa...waraa taxtigii xamar jab jab maa ka jirinaa.....duqa waambaareeynee soo weeydii usaa og meesha uu joogo NeefKa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SuleeqaKaniini

Saturday, November 18, 2000 - 09:13 pm
Badgal,ha ku daalin jariskiisa, aan kuu fududeeyo,
Nefoow, waa nin musllim ah,,,,, on friday ayaan off day soo siinaa,,,,,isagoo qoobka ku socdo, jilbahana cuskanaayo,,,,,, sidi bakooradii xaajiga ka fiiri dhanka qorax ka soo bax siduu u soo luudaayo.

XamarDaye,
qof shaqaale ah ayaa iga dhiman,,,,, maad ii shaqeen?
mise Moowliid baan qortaa?>?????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

former fiancee kaniini

Monday, November 20, 2000 - 06:47 pm
former fiancee kaniini


Suleekha
adi ani cid ii raadi, waa iga cadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Monday, November 20, 2000 - 07:36 pm
suleeekha,........
Nefoow ha ku deeqo.
Mowliid na ku darso haddii uu kaa
yeelo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudane

Tuesday, November 21, 2000 - 01:07 am
Aryaa shibtaan xeey eheeyd baryahaan. Mise 9 jeer aad rabtaa inaan kugusoo gariiriyo. Mise aarsashaad ka wadaa. Bilaa caleek sidaas isu dhaan yaaqay.

Wabilahi Tawfiq
Salwa - Qidca 2

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaashaamo

Saturday, November 25, 2000 - 12:20 pm
Waar waxkalaaba is weydiiyoo kaa Neefka la baxay maxaydin daba dhigay, Malaha meelahaasuu Penetentiary aan internet access lahayn ku xabisanyahay ee idinna aad wareyneysaan, Waar shaqala'aani idin dishayee ka shaqa yeesha ee danahiina raacda, Neefoow Kaniini idin waalye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Saturday, November 25, 2000 - 03:17 pm
Neefoow he is My Best Friend in life!!!!
Neefoow is my best friend. We're both from Bililiqo city in somalia which used name Mogadisho for long time ago. but now I live in San francisco and He lives in Atlanta. We don't see each other very often, but we're in touch all the time. I often write to Neefoow and Tell him about all the funny things that happened at the Bililiqo city. I was the shortest girl in Bililiqo city that is why peaple call me Kusseey and Neefoow often writes to me about his background at the (Dhegta-Dhiiga-utar Hospital) which used name digfeer Hospital long time ago. Neefoow was doctor there. he always cure Neef=breif. any body have Neef problem Ex= if you can't breif, Just go to the Doctor neefoow than is why he named after this name Neefoow But his really name was Qalbi-Qaboojiye. We talk on the telephone once a week, either on Saturday or Sunday and he told me His computer was Qabshalax=broken and he bought the second one Virus aa ka dhax baxi aa sub and Qabshalax macboodkoow!!! then he went to Atlant LIBRARY while he was using internet,, old lady stop breithing and librian was calling 911 Neefoow say this ,,I will take care this,, this is my job for 17 years exprience at the Dhega-Dhiiga-utar Hospital. Finally oldy lady deid and Neefoow was arrest five years in prison becouse of his service without sertified Sorry!! Sorry!!! We all mised Neefoow Kaniini for Five years!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed-yare

Sunday, November 26, 2000 - 05:43 pm
Kusseey...Axmed-yare annaa Neef xiiq iigu dacdey ee Doctor Neef uus aabi hee, aryaa emailkiisa isoo qabadsiiyo qeer alaha siiyo quraan aa u aqrinaa lee or beebtiisa leerabaa Neef hadiisa daaweeyo ar waa Duceesan yahay usi jaamacedees kasoo bar tina sii Neef loo daaweeyo..Kusseey abaayadiisa nubarka lee isoo qabadsii abaa Atlanta anoo Joogabee!!!!!!!!!!!!!!!!! aniga Xaaji Neefow dagta lee diiga in loo darey lee umaleehaayi wali us waa nool yahay aaaaaa!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 11:39 pm
Ala hoogayoo ba'ayeey,war Mowliid-qadhaadhe adeer maxaad tidhi? ninkii Neefowkaniini ahaa waa la waayaa,ala ba'ayeey,talow xaguu ka dhacay? anigu ku daalay sidaan u doondoonaaye.

adigu adeer ma fiicantahay maanta waan soo dheeraadaye?

alaa,naa malaha naag kaluu iga raacay? ragga waa lagu yaqaanaaye intay marka hore ku yidhaahdaan,sidanaad tahay,kanaad tahay,waad quruxsantahay, oy faan samada kugu geeyaan ayey marka dambana habeen madow kaa dul guurayaan,

adeer, malaha tii berigii ka daba waalan jirtuu raacay? adeer bal ninkii soo deydey oo meeyey yarkii yaraayee hebel la odhan jirey?miyuu nool yahay talow iyo kii biyaxidhka miyuu ahaa mise Warta-suuqa?

waa Qumayo adeer oo magacii ayaa ii gali la wakhtigiisii ayaa dhacayoo.

Qumayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadyaqaan

Monday, November 27, 2000 - 07:52 am
neefoowgu mamid daroogo dilootay ooduq ah, oo wiil yar uudhalay midgaannimo uga cararay miyaa...anigu waxaan moodayay in america asagoo khamraysan aay afro americanku ku dileen..alla maxaa soomalidu nacasyo ka buuxaan, war naagtii madhibaan iska maxamuudow raadso intaad meelaha dad aan ku aqoon magacyo ula baxayso.. asia ayaan kugu ogaa, maraykan baabad joogtaa ,,,,.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadyaqaan2

Monday, November 27, 2000 - 08:24 am
NeefowKaniin, laxdii Thailand joogtay weeye axadkaan isku sheegay dadyaqaan. Ha uu bixin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qumayo

Monday, November 27, 2000 - 02:05 pm
qumayo is back???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Monday, November 27, 2000 - 04:37 pm
Qumayo wlc back adeero!!!!

Dadyyaqaan yaa ibna xaaraan, duf ku bax oo iska daa xaasid nimada intaa la'eg ee aad Neefowkaniiini duqii hore ee magaaladda Mogadishu u qabtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Tuesday, November 28, 2000 - 01:42 pm
Halagula waasho wanaag waaye,
Ha laguu waasho waadh waaye,
Halagaa waasho weernimo waaye,
nin intaas u dhaxeeyo malaga maanta ah,
ma Qawaarki Nefoow ahaaba,
hal xiraalihi inuu sidaan u socdo,
waan garanayay, ee halaga soo jawaabo.

MOW,
Waxaan ka baqayaa in meeshu ay ka
dhacdo waxaan Dhuuso moodayay baa
Shuban igu noqday.
nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Tuesday, November 28, 2000 - 02:38 pm
Xamardaye

Qoodhaa iyo xeradaa iyo xiniintaa waa runtaa iga
wala waxaa soo socota, Waxaan dhuuso moodayaa Budhudhuq igu noqday ninbaan raadinayee mala qolkan in lagu caayuu isu rogay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal

Wednesday, November 29, 2000 - 03:06 pm
Dadyaqaan,
adiga kaligaa aa ka caaytamooyo ma is-arkoosaa. Sheeko been ah aa iska alifanee yaa!
---------------------------------------

Aaxoow, waa ku salaamay saaxiibkiis, haa haa waa leys-kasay yaa. "Waanbaareenaa" ninkii ahaa iyo Tax-tigii aa isuu xasuusisay Allaah Yacisag.
----------------

SuleeqaKaniin, NeefowKaniini jimcadii siin u
sugaayey Qumul-leelka aan ku gaaray.

--------------------

Axmed-yarow, Axmed-yare miyaa hee --Kuus kuus-ka iyo ,,,,,


NeefowKaniini, sharaftaa iyo shurufkaa la shuubeey saaxiibkiisow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Wednesday, November 29, 2000 - 06:03 pm
Dadyaqaan Baadoo xarashkaa tahay maxaa dhahaa hadii dad la nacaayano saan baa loo nacaa!!!! any way qof reer magaal saan maba u hadlo adiga bil iy nusna magaalo masoo marin abaa!!! neefoow is odayga netka homeboyka netka ok hadii intaas ku deeqda dhanka kale midgaan hadii aa tirina waa caata mooysaa midhibaan maa uquuriweysi midhibaana qabiil waayey ilaahey aana abuuray sida qabiilada gale ani hore aan kuugu sheegay magaalo ma ka imaan laakiin as xaan aan kuu sameenaa waxaa ku baraa aqyaar reer magaanimo ku ay u dhameystirantahay dhan walba dhan walbana kaa caawinkaro example 1- sida loo hadlo 2- sida wax loogu qoro netka 3-sida loo lebista 4-saaxiibo si loo kasbado 5- sii beesaani loo noqto 6-sidii magaalo ula qabsan leheed 5- sidii gabadha/wiilasha ula hadli laheed 7-sidii cunada aad u baran laheed except hilip iyo caano 8-sidii waxa san iyo waxa xun luugu bari lahaa 9- iyo intaas iyo inkabadan 10-SIDII CAMBAR OR CUBEED LOO RAADSADO

let me introduce those people
1- Xaaji Neefoowkanii
2-Mowlid Macaane
3-Anonmous
4-sweet girl
5 saaxiib
6 T-GIRL
7-JIIJO-JIIB
8-WARIYE
9-BADGAL
10 XAMAR DAYE
11- HIDIYO
12 WISDOM
13 SULEEQAKANIINI
14 GASHAAMO
15 MUDANE
16 QUMAYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adviser

Thursday, November 30, 2000 - 12:46 pm
dadyaqaan dad iyo dadaad taqaanid majirto ee waxaaa tahay ama aad kudhaqantid ha utusaaleenin qafka kale hadad waxad keentay odagii kumbuyuutarka inaad caasid taasna ma aha reermagalo nimo ee waa magaalo joog xumo iyomagaalo iska yeel ee kulaawo meeshaad katimid hanaga wasaqeenin magaalada mise waxaad ubaahantahay lawo good aad kulaawatid that is why aad ucaaneesaa meeshan lagama yaqaano caay ee waxaa lagayaqaanaa qafka markuu gaajeesan yahay ama uu rabo inuu kulaabto meeshii lawada good laga xiranaayay inuu kulaabto wuutuuksadaa ee wuxuu dhahaa magan alaay magan rasuul ama eeyohow eegu dhalay noo dhiib wixii ala kuu dhiibay ama waxaad dhah daa waan dawar sanayaa ee dad lama caayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FBI

Sunday, December 03, 2000 - 06:33 am
mowliiiiiiiid


adi e-mail ii soo dir an kuu waramee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DuH

Sunday, December 03, 2000 - 07:34 am
neeefoow

died of over weight related death.He couldn't neefoow.may Allah bless hislate soul.DuH

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.