site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ETHOPIA & DABO DHILIFKA

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): ETHOPIA & DABO DHILIFKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSE

Sunday, November 05, 2000 - 10:46 pm
SOMALIYEY MAXEENU KA YEELAYNAA ETHOPIA IYO DABO DHILIFYADA AY WADATO, OO CID WALBA LEH,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 11:02 pm
Waxaa horta habboon inaad noo sheegto cidda daba dhilifka u ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIM

Monday, November 06, 2000 - 04:50 am
magaclaawe
ma wax baad isku ogtahay maxaad
ka weydiin daba dhilifka , mise
garasho la,aan baa ku haysa.
u malayn maayo in ruux soomaaliyeed
uunan ogayn Etheopia iyo waxay tahay
iyo waxay guddo iyo cidda u ah daba dhilif
maanta , laakiinse aakhiro ka hor hadduu
ALLAAH idmo adduunka lagu xisaabtami doonaa.

nabadeeeeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muse

Monday, November 06, 2000 - 07:14 pm
Sumadlaawe, magaclaawe,

Hadii aan kaa jahil bixiyo su'aashii aad soo turay oo ahayed, waa ayo dabo dhilifka ethopia..?

Dadka ay wadato Ethopia oo u adeegayaa waa faro badan yihiin reer walba oo soomaliyeedna waxa baa kaga jira,

Ethopia na arint ay ka wadato ama ujeedada ay ka leedahay qof walba oo soomaliyeed oo damir leh waa garanayaa iyo dabo dhilif yada u sheeqyab oo mid qarsoon ma ah... markaa waxa laga yeelayno ayaa is waydiin leh.......Ethopia iyo dabo dhilifkeeda.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, November 06, 2000 - 10:43 pm
Ahmed.
Asalaamacalaykum. waxaay ilatahay arinta itopia in ay saan xal lahayn ilaa aan kataqalusnu dabadhilifka dhaxdeenaa.Taana Waxaan u arkaa in ay qofsata somali ah in ay waajib ku tahay,sidii uu uga hortagilahaa dabadhilifiinta cadawga kuwaasoo adeegsado shacabka somaalida ee aan wali wax fahmin.ee loosoo maro qabiilka iyo wax lamidkaah.waa yaab ee 10,sano kadib aan wax fahmilanahay,Alow noo gar gaar oo wax nafamsii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faris

Tuesday, November 07, 2000 - 10:11 pm
Xalku waa in ay soomaalidu heshiiso. In ay maskaxdooda adeegsadaan. In ay danta guud ee shacabka ka fakiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNI

Tuesday, November 28, 2000 - 08:21 pm
Salaam all
Aniga waxay ila tahay in dadka gacan saarka la leh cadawgeena amxaarada ah wax loo sheego lana taabsiiyo runta haddii ay iska indho tiraana la wada dilo waayo wax faaiido ah oo ay inoo soo wadaan baan jirin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNI

Tuesday, November 28, 2000 - 08:24 pm
mid baa jirta, GUDINYAHAY IMAADAN GOYSEEN HADDUUSAN GOBOLKAY KUGU JIRIN, marka ethiopian heerkaas islama aanan gaadhnayn e waa dabadhilifyadeeda waliba aan anagu dhalnay ama na dhalay ee dadoow nin walba koley waad taqaan adeerkaa ama abtigaa kii dabodhilif ahe wax u sheeg ama dil!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ananomyous

Wednesday, December 13, 2000 - 08:10 am
Anaa kaaga jawaabaya dabadhilifka ugu weyn ee Amxaaradda waa Cabdulqaasim iyo Buubaa oo dhawaan u soo sajuuday Mela sanaawi, waxaana kuu cadaynaya markuu yiri mela zanawi waxaan khaati ka taagan nahay Alitixaad, in uu Buubaa yiri waxay annaga nagu hayaan baa ka daran. C/qaasim oo horay waxa uga laayey dilkii wadaadadii diiday in ragga iyo dumarku siman yihiin. oo diiday in aayadaas quraanka laga tirtiro. Cabdilqaasim oo qayb weyn ka qaatay baabiintii ummadda Soomaaliyeed mudadii bahalkii Afkaweynaa wadanka ku amarku taaklaynayey. Cabdulqaasim oo ka mid ahaa raggii Afweyne naagaha u geyn jiray, ruufyaan weyn, laga yaabe in uu ka mid ahaa raggii naagahooda ku casumi jiray Afweyne.
wax shakhsiyadiisu intaas gaarsiisan tahay baa maanta rag ku tilmaamayaan madaxweyne. allah Soomaalidu ma garato miyaa wixii soo maray.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.