site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

See loo aaminakaraa wiilasha somaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): See loo aaminakaraa wiilasha somaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 06:32 pm
Dadoow waa salaamantihiin bacda salaan.
Waxaa ika dhamaaday aaminaadii rageena somaaliyeed. Ulama jeedo raga kale ayaa la aaminikaraa. ee dhibaadadaas ayaa ihaysado. waxaan jeclahay inaan wiil somaaliyeed guursado hadana kaan isbaranabo been baan ku arkaa. mideeda kale waa maxay maa maahdaan xun oo ah gabar been baa laku soo xerakaliyaa runa waa laku dhaqaa. Walaahi wiil kasto oo somaali ah waxaan uka xararayaa been. Wiilasheena may beenta iska daayaan aanu aaminee?

From Gabar rabdo inay hesho wiil somali ah oo aan beensheegin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniso c

Wednesday, November 08, 2000 - 01:28 am
TO ANONSIS:

abaa all i can say to you is, ha aaminin dhibkaas wiil & gabarba waaheysataa qof daacad ah aa ila ektahay and usually dadkaas a inla qiyaamo ubadan kii aa beenku aragtidnah iska mood hana is murugeen calafkaaga waad heli mareey noqotanah hadagdagin adiga un midka saxdaa adi unbaa iska garani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dad yaqaan

Wednesday, November 08, 2000 - 05:42 am
walaal anonymous shantaada farood maa isku mid ba?jawaabto waa maya,hadaba walaaley wiilasha soomalida oo dhan isku mid maaha iyaba,It depends on qofka aad heshid,habla badan oo somali ah oo been badan waan la kulmay laakin marna ma oo dhan karo hablaha soomalido oo dhan waa wada beenalayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Friday, November 10, 2000 - 08:05 pm
Anon,

ma wiil soomaliyeed ayaad been uga cararee????
adigaan horay u socod ahayn,waayo wiil soomali iyo been ta way wada dhasheen, been ta wiil somali uu sheeganeh waa been cad, ee been wax kuu dhimeeyso ama wayn ma ahan, ee ugu dul qaado, wax lees kaa rabaa haddii uu been kuu sheego,iska sii
beenta way dhamaanee markaa ka dib.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/laahi

Saturday, November 11, 2000 - 02:51 am
Waayahan danbe beentu waxey noqotay wax faashin ah. Mrs Anonymous Kuma xirna aaminaada run iyo been ee waa is fahamka, Hadii aad u aragto been saa'id ah oo aad is leedahay waa qof aan la aamini ka rin ka bood, Hadii uu yahay qof faan iskaga dhashay oo iska caadeystay dhib maleh laakiin waxaa daran midii aad isleedahay waxbaa laguugu dhibayaa. Tan kale qofka hadaad ku aragto been adoon ka didin weydii sababta ku kaliftay.
Hadii aad saas u fiigsanaato waliga hore uma soconeysid ee bal shakigu waa cudur ee iska saar mana ahan in aad qofka isku dhiibtaa ee waa inaadan shaki badnaan hadii aad qabto foobiyo layiraahdo shaki,waxey noqoneysaa inaad qofka ka fiirisid inuu sheegayo been iyo in kale waa qasab inaad ka heleyso been inta badan dadka maanta jira ee adu ha baarbaarin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 08:27 am
waa sahal walaalo . ka waran hadii aadanba aaminin?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 09:10 pm
dhamaantiin walaahay waad mahadsan tihiin. Aad baana uka helay figradihiina laakiin waxaan isku dayaa inaan bal iska ilaaliyo shakika sida uu c/laahi ii yiriba laakiin walaalayaaloow beenta badan malayka dhaafoo faaiido maleh qasaaro lee wadadaaye.

nabadeey
thanks all of u

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

da,uud

Wednesday, November 22, 2000 - 11:15 am
to ;anonymous
abaayo waxaad tahay ayaan umaleynayaa in aad tahay
gabdhaha maseyrka badane?
gabadhaha maserka badan sida ay raga ku aaminaan way adag tahay ee hadii aad tahay maseyrleeg.
shakiga iska yaree.
nabad/galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 02:13 pm
To: Da'uud,

Aboowe ma ahi gabadhaha masayrka badan. mideeda kale gabar iyo wiil aan masirinba way yardahay. Laakiin waxaa lamaseeraay markaa guursadid laakiin relationship kii dhaqaaqa ama gabadhii dhaqaaqda oo meelka u leexdaan waa laga wareegsadaa looma maseero. Laakiin dhibaada i haysado waa qof adiga ku jecel adna aad jeceshahay misana been kukula socda, I Hade beenta
waxaan jeclahay qofka aan relationship isla yeelano inuu run isheeg hadaa hadii ay runti ay dacarda ka qaraar tahay. Waxaan runta u raadinayo waa galsoonida ayaan ku dareemaa qofkaas qaladkuu galayna kalsoonidaa kawayn.

Noloshaydii waxaan argay halwiil wax run iisheega
marka wiilsha oo dhan saas ayaan ka rajaynayaa

byeeeeeeeeeeeee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.