site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxay gabdhaha somaaliyeed uka xishoodaan dareemgooda

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Maxay gabdhaha somaaliyeed uka xishoodaan dareemgooda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanaan

Monday, November 06, 2000 - 06:54 pm
Dear brothers and sister,

Maxay gabdhaha somaaliyeed uga xishoodaan dareemkooda? Mise waa ceeb haday lashaqeeyaan xabibkooda? Maxaa loolayaabaa gabdhii musaykeeda wanaajisay oo loo yiraahdaa wuu sirxaday? Maxaa wiilasha galiya u xilsaaray howsha sariirta marka lays guursado ayaan kahadalayaa? Miyaysan gabadha somaaliyeed nafleey ahayn oo aysan noqon karin tan wax u baahan karta? Macadaysan karnaa baahideena mise waa nagu ceeb hadaanu gabar somaaliyeed nahaay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniso c

Wednesday, November 08, 2000 - 01:22 am
TO HANAAN:

sis i don't think iney dhib ween ledahay but wiilasheena midii hosta kasoo gashana waa mid dhaqankii galo qabsatay midii faraha kaqaadanah waa jini latag aan dareen laheen so either way labadaas mid aatahay marka waxaan kudhihi lahaa abaa sharafeeni & qiimaheni hay inteey sikale ku arki lahaayeen.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.