site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Deen Maanta Maya, Bari Haa!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Deen Maanta Maya, Bari Haa!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macruuf-Waryaa-Malaaq

Thursday, November 09, 2000 - 12:35 pm
Salama...

"Ninka Beerta Falooyo, Dabadiis Guduud!"

":OYaawaaye?"

"Shinbirtaas!"

__________________________________________________

Mehaan--or, arlaadaan, gofkaan, meshaan, qeybtaan--waxaa loogu tala galey aqiyartii oo dhan, oo kamid ah:

BiiBito-yaal
Baqaar-riistiyaal
Dukaanleey-yaal
Kawaan-liyaal
Ganacsate-yaal
Isbisiiniyaal
Kiyosliyaal
Darjiino Wax-kugadiyaal
Arbaxa-Rukunyaal
Rukunyaal
Haye Ninac Luubaniyaal
Haye Sigaar-Liyaal
Maqaayadiyaal
Gaari-Gacanle
Biyo-keenne
Gaari-Dameerle
Daba-kaayiistiyaal

Iyo wixii familiar la ah, "Deen Maanta Maya, Bari Haa!!"

Iskeena hee, Shitaawiyaal!

Mahad Alla!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.