site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WARSHAD CUSUB OO LAFURAY SAMEESANA LACAG SOOMALI...Shso..

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): WARSHAD CUSUB OO LAFURAY SAMEESANA LACAG SOOMALI...Shso..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lacag

Sunday, November 12, 2000 - 09:09 pm
WARSHAD CUSUB OO LAFURAY SAMEESANA LACAG SOOMALI. Shso.
Comments: Ka. Gudiga Mamulka Warshada.....................

..Ku. Dhaman Dadwaynaha Somaliyeed..............


....WARSHAD CUSUB OO LACAGTA SAMEESA...


Waxa aanu dadweynah sharafta leh ee soomaliyeed oo meelwalba jooga ogeesiinaynaa in aanu ku guuleesanay in aanu ka furno somalia warshad cusub oo lacta inoo sameesa, warshadaa iyada ah waxa soosaarkeed aanu ugu talganay waxaa weeye bishiba 4 afar konteenar, konteenar kii waxa uu qaadi kara ilaa 2 billion shso.

note ka ay dabacayso warshadu waxa weeye ilaa iyo hada 50, 100, 500, 1000.

qiimaha aanu konteenarkii ku dabici karno waxa weeye US$1000/- iyo canshurta gobolka oo la socota.

carbuun ma qaadno, amahna ma bixino sida loo soo kala horeeyo ayaanu u dabacnaa.....

waxaa aad nagal soo xiriir kartaan E-mail kan...

lacagshs@yahoo.com.......


Mareeyaha Warshada.

w.hilaac

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 04:39 am
abshir hadii aad furteen warshad samaysa lacag
waxaan umalaynayaa wixii soomaali 10 sano isu haysatay waa lacag taasi waxay cadaynaysaa
inuu soo carfeyso hishiis
lacagtu ma baal weynaa mise waa tii kale?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.