Idiris | Monday, November 20, 2000 - 03:52 pm I have a simple question, All the Somalis out there in the world. Where do you find, Or should I say where do they live , "SOOMAALIDA UGU REER MAGAALSAN" which country or which city you will find it, apart from Somalia. |
Anonymous | Tuesday, November 21, 2000 - 02:05 am SHEEKHOW waa lagu salaamay saaxiib waxaa'nan fahmin waxa aad reer magaalnimada u taqaanid adigu reermagaalnimadaadu ma qofka wadamadan aynu joogno ku dayda baa, ma qofka dhaqankeenii haysta baa,ma qofka diinteena ku dhaqma baa, bal soo sheeg reermagaalnimadaad ujeedo maan FAHMINE..........!!!!!!!!!!!!!! |
hamza | Tuesday, November 21, 2000 - 03:01 am walaal waxa ugu reer megaalsan reer berbara iyo hargisa somaliland |
Poisonous | Tuesday, November 21, 2000 - 04:57 am Why apart from Somalia? Boy your answer is obviously Mog. But you seem not to like this... |
Alex | Tuesday, November 21, 2000 - 07:17 am Idiris Washington DC area is where you will fine the most sofisticated somali people. |
wisdom | Tuesday, November 21, 2000 - 08:24 am TORONTO |
t o k | Wednesday, November 22, 2000 - 04:50 am saaxiibreer magaalnimadda aad kahadlayssayi waa tee?????!!!!!!!!!!!!!!! matacusubee beryahandabe soo baxdaa??? ah ah aaah!! waan filayaa in aad fahantay. hadaan ey ahayna waa tee???! by by saa xiib AH AH AAAAAAAAAAAH |
DuH | Wednesday, November 22, 2000 - 06:18 am Tibet china |
Londoner | Wednesday, November 22, 2000 - 07:12 am Simply i agreed with my brother ANONYMOUS by saying 'what u mean by REER-MAGAALNIMO' I just can't think what your meaning is, but i think u just confused and need real conversation which u don't how 2 start. Finnally, better luck next time. |
nin_smart_ah | Wednesday, November 22, 2000 - 09:58 am whatever the meaning of the question is, the answer is TORONTO |
Anonymous | Wednesday, November 22, 2000 - 11:06 am TO DuH. 4 your Info Tibet is not China, but Occupied by Chinese Control |