site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Is there a life elsewhere in the universe?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Is there a life elsewhere in the universe?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wax suaale (Public user)

Unrecorded Date
Asalaama Caleykum
Waxaan jeclaan lahaa in laga falanqoodo fikrada ah in ay nololi jirto meel kale oo aan aduunkaan aheyn? Hadii aad aaminsan tahay iney jirto iyo inkale please soo fikraada daliil taageeri kara (scientific evidence). Sidoo kale is the Universe open system? taana ha la iga jaahil bixiyo
Thank you all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid (Public user)

Unrecorded Date
To: Wax suaale,

Salaan dabadeed, su'aashaadu waa mid qotodheer una baahan jawaab la midda. Hase ahaate, uma maleyn maayo inuu jiro qof ku siin kara daliil cad oo taageersan su'aashaad soo weydidey. Haddeyse jiri laheydna, su'aashan maanta ina hortaal halkan laguma falanqayn lahayn. Iyadoo taasi ay jirto, ayaan haddana fikraddo shaqsi ah arrintan ka heystaa. Waxaa isweydiin leh haddii ay jiraan dad kale oo duni kale ku nool maxay ugu wacan tahay ineynaan la kulmin? Jawaabta su'aashaas waxay noqon karaysaa miduun labadda soo socota. Waxaa laga yaabaa iney dadka duniddaa kale ku nooli iney innagu aad nooga liitaan tiknolojiyad ahaan sidaas aawadeed wax xirriir ah inalama suubin karayaan oo anagiiba oo dhaama ayaan awooddaa kareyn. Dhanka kalese waxay tahay in dad kaasi dunidda kale ku nool ay aad inoogu horumarsan yihiin xag tiknolojiyad laga yaabeese inay 1000 sanno naga horreeyaan ilbaxnimo ahaan. Sidaasi darteed way na liidayaan oo inooma arkaan wax horumarkoodu wax ku siyaadin karaya. Intaas wax dhaafsan oo aan ku dari karayaa waa iyadoo la yiraah Eebbe meeshuu doono buu wax ka abuurikarayaa, sidaasi awadeed uma moodo inaynu dadka kaliya ee kownkan ku nooli nahay, hase ahaatee sidaan horreyba ugu cudurdaartey wax daliil oo cilmiyeysan (Scientific evidence) oo arrintan waafaqsan ma jirto wakhtigan xaadirka ah. Waxaan filayaa in aan waxyar kuu ifiyey ama kuu siyaadiyey aqoontii aad fikraddan ka lahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hana (Public user)

Unrecorded Date
Hey i think there is a life else where in the universe.......i'm not sure of it......but brotha when u read Surat Alfaatixa it says Alxamdu lilaahi rab alcaalamiin right......we r one caalam.........where r the rest of the caalamiin....and i think.....there is a point that alaah created all these planets and stars and universes.....some of them r 100 times as big as our universe....which is huge in our eyes...but in the hand of allah nothing is great

I hope i made sense

Much Luv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LII (Public user)

Unrecorded Date
The somali answer is"the quran doesn't mention it thus it doesn't exist" simple right

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama..

Oh, ..umum..this is a truelly erudite scientific proof question, which first place needs to think medidicatiosly, not one chance of your opinion, but a mutual wisdom proof knowledge that proves what it asked itself.

To tell you the truth, i am no scientist, no solar system studier, no no more than an ordinary man, but this question really encentives us to participate, which we have no point of any knowledge. Our small mind sometimes preoccupy some unanswerable question as such as this. But that didn't not mean to stop where we left our prevalent discoveries we invent or discover each day. We explore, we find our untrace pase that we had no idea precedely. But lucky this contemporary society we are living today is a phenonmenon environmental that engages its amplying each day.

Let me back the "question" that i didn't even attempt to answer, but i will hopefully try, i "think"...remember i said "think" not accurate or true but "guessing only method"..that there is "perhaps" would be or NOT, as we know that there are other worlds exist which we don't know whether they are occupy themselves or desert. However we might ALWAYS keep our mind that nothing on this planet knows what are secret invinsible to them unless the Most Almighty Allah (s.w) alone divulges Whom knows it perfectly and none of us would EVER speculate even if there are any motive or desire that we want so eagerly.


P.S...I know this is the only planet to "live" on.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Yes..planet earth!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
yes....the truth is out there..... classical X-Files!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bigboy (Public user)

Unrecorded Date
All Ladies
Haa waxaa jirta nolal aad kaheli kartid my universe- hadii aad rabtid in aad iga heshid-waa in aad iga soo doonatid- Hadii aad iga heli kartid waxaa kuu fiican in aad igu soo noqotid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
BigBoy,
the hunting dude..... my god boy whats up with you? and the drama of bigboy and somali ladies continues....
Young man with this desprate personality you are not going to get any!
above Anony
classical X-Files... ahhh? That was cool!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Big boy the desparado (Public user)

Unrecorded Date
hey, mr cool word up!
yeah i'm a bit desperate, isn't it?
but you can't knock a brother for trying, any ways i'm just trying to spice things up in this site, cause you lot are incredibly, stiff and boring (no disrespect meant).
i think i'm gonna change my name to desperado- thanks for the hint mr cool, stay cool? or does that sound a bit too corny?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
Ohhhhhhhh now I kow why you kept using desperado.... ok. Anyways may be you should visit Ila Qosla side..... that is a cool place.... well I get borred in here too.

Well we all want attention.... I see you chasing women and me with my name... you got the picture I guess.

Bye All!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Unrecorded Date
To:wax su'aale iyo khaalid,
waxaa aad ula yaab badan inad labadiinnuba isku ra'yi dhawaateen inkastoo aanu ninka magaciisa layidhaahdo wax su'aale su'aashiisa kala bixi article/kiisuna yahay mid muddo hore soo bilowday, haddana anigoo ay hadda iigu horrayso ayaan isku dayayaa inan kajaahilsaaro su'aashiisa jawaabta ku haboon.
Waxaa lawada ogsoon yahay in caalam ama(universe) layidhaahdo waxa Ilaahay kasoo hadhay,haddaba haddii aad leedahay majiraan dadkale oo bini aadem ah oo meelkale kunooli, waa wax laga jawaabi karo; haddiise aad leedahay majiraan naflley kale oo adduunkan aan saarannahay inagula nool oo sideenna horummar smaynkartaa waxay doonaanba ha'ahaadeene iyaduna waa mid laga jawaabi karo, haddii aad leedahay nololi majirikartaa adduunku markuu dhammaado ka tayo wanaagsan aduunka iyadan waa laga jawaabi karaa. Haddaba, intaas oo arrimood ayaa kadhex bixi kara su'aashaada!
Haddaba waxaa siaan shaki kujirin aan kaaga qancinkaraa intaas ooo arrimood iyo midda aad adigu wadato iyo wixii kalee aad haysato ee su'aalo ah ee shaki kaaga jiro.
Waxaad carrabka ku dhufatay isagoo qofku adeegsanayo deliil (science-evidence).
Waxaan hubaa inaan kaa dhaadhicin karo kaagana jawaabi karo su'aashaada anigoo adeegsanaya horummarka sayniska casriga ah iyo wax ka awood badan oo wax gabbin karaa aany jirin oo adiga jidhkaagu ugu horreeyo.
Markaad soo idyaargarowdo farriinta kudhaaf boggan, su'aashaadana cadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yonis

Unrecorded Date
Yes brothers there is a live out there, but we don't


SU'aal,,,what kind of an ignorent person would say we are the only thing live in the Univers, when there is more than 4billion starts only in Galaxay. and our start(sun) ama Cadceedu. ay ka mid tahay Xidigahaa...


Yaan la nacasoobin,,,i iam posativly sure there is live out there, we're waiting for Contact...


marka la eegay waxa la yidhi,, Xidig kastaa waxay leedahay ilaa 5-9 wareege(plants) 5-9 midkali ya ayaa laga yaabaa inay nolol ku dhalato. haday doonto yey ba ahaan wax fikira, ama xayawaan be e.
lakiin waa XAQIIQ........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/J

Unrecorded Date
Meeraha kaliya ee nolol ka jirto waa dhulka ee ha la xajisto.


C/J

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAJISTE

Wednesday, June 14, 2000 - 06:18 pm
HORTA AAN WAX KUUSHEEGO INTAAN LAGU HABAARIN OODAN HALAAG SAMIN, ADUUNKII OO MEEL LAGA WAYN MAXAAD MEELKALE U WASAQEYNEE,
MARKE 2AAD, SAXIIB WAXAAD SHEEGEYSID WAXBAA KA JIRO, CALOOSHA HOOYADA AYAAKAMID AH.
QURAANKANA WUXUU DHAHAA; [INNA ARDULLAHI WAASICATUN]lakiin waxaa is waydiin ah maxaan kutageynaa,dooro,dameer,dibbi,dabbaal,dabeel. halafikiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAJISTE

Wednesday, June 14, 2000 - 06:43 pm
HORTA AAN WAX KUUSHEEGO INTAAN LAGU HABAARIN OODAN HALAAG SAMIN, ADUUNKII OO MEEL LAGA WAYN MAXAAD MEELKALE U WASAQEYNEE,
MARKE 2AAD, SAXIIB WAXAAD SHEEGEYSID WAXBAA KA JIRO, CALOOSHA HOOYADA AYAAKAMID AH.
QURAANKANA WUXUU DHAHAA; [INNA ARDULLAHI WAASICATUN]lakiin waxaa is waydiin ah maxaan kutageynaa,dooro,dameer,dibbi,dabbaal,dabeel. halafikiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zakariya.

Wednesday, June 14, 2000 - 09:06 pm
I am not sure the question is clear. It looks like an abstract one and the only answer I can see so far it is YES there could be life elsewhere in the universe. There is the world of angels, then there is the world of Jinns(Demons), there is the world of microbes, and there is the world of the unkown to us but known to only Allah. As far as we are concerned, we go by the guidance of Allah and believe in what he has revealed to his messengers and prophets. If the Quran didn't mention something we don't know it doesn't mean we have to deny it because it wasn't discussed neither do we have to believe in it because we haven't seen it.

Questions that are not beneficial are discouraged;
The Quran says: "5.101 O you who believe! Ask not questions about things which, if made plain to you, may cause you trouble. But if you ask about things when the Qurán is being revealed, they will be made plain to you, Allah will forgive those: for Allah is Oft- forgiving, Most Forbearing."

It does not mean we have to stop being inquisitive about our world but only to weigh the benefits against the odds of what we intend to put time into. In short Allah created a lot of things that we know and don't know. The more we think about it, the little we come to understand about our limitations as human beings but we can try:" 29.20 Say: "Travel through the earth and see how Allah did originate creation; so will Allah produce a later creation: for Allah has power over all things." The contemplation of the universe and the creation might bring one to revere Allah almighty and his ingenuity.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Thursday, June 15, 2000 - 07:37 pm
yaad ka raadineyesey?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.