site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dumaroow Ma igu Raacdeen Ragii Nafta Lahaa waa wax Guursaday iyo Wax Dhintay Xaabaa Isugu Soo Hadhay

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Dec. 16, 2000): Dumaroow Ma igu Raacdeen Ragii Nafta Lahaa waa wax Guursaday iyo Wax Dhintay Xaabaa Isugu Soo Hadhay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dunia

Friday, December 01, 2000 - 11:53 am
Bal Hablaha Qurbahan joogoow ma ila qabtaan fikradan ah in ragii nafta lahaa ay yar yihiim oo ay isugu soo hadheen huubadii iyo xaabadii laga tagay. Gabadha Wax baratao oo Edeb iyo maskax iyo diin ba ilaahay u dhameeyay baan ahay hadana nin nafleh waa yay ee bal ka warama hablo ma ila qabtaan rayigaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doob cidla jooga

Friday, December 01, 2000 - 12:08 pm
ku dunya
abaayo waad salaamantahay salaan kbacdi ragnafle wali waa joogaan laakiin waxaa laga yaabaa in aad kuwo xaabo ah aad lakulantay .walaalo marki aan aqriyay qoraalkaada jiririco ayaa iqaaday sababtoo ah meeshaan aan daganahay wax gabdho somali ah madagano .walaalo waxaad ogaataa in ay rag nool ay joogaan laakiin lakala dheer yahay.
nabadey dunai.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Friday, December 01, 2000 - 02:02 pm
been badanaa naagtu. Waa Duniyadii Baar Bulsho dry giinka fuuqsan jirtee gaaladu ku cashayn jireen. Naga tag adigiyo diini kala dheeridine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CoolPoison

Friday, December 01, 2000 - 10:35 pm
Dunia, the real reason why you failed to catch a brothers eye is because you are deficient in the QURUX department, aren't you? <<Edeb iyo maskax iyo diin >> is not enough. It is how you look that matters most. And fact is, the more beautiful a woman is the more attractive she is and ultimately the more she is preyed on.

Btw...Can you elaborate more on << ragii nafta lahaa>> and <<huubadii iyo xaabadii laga tagay>>

Poison

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Saturday, December 02, 2000 - 03:34 am
Ku XOOGSADe,


waa yaabey walaalaow baar bulsho hadaad taqaanid gacanaan kuu taagey. ii ssooo waran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudaneh

Saturday, December 02, 2000 - 03:46 am
War raguba wuu yaraaday ee inta aad heeysataa biisho-biidheesta,yaan tareenka idinka tegine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bella

Sunday, December 03, 2000 - 10:15 am
Walee goobtii wilal kaceen midkaan iri
Gacaliyoo MAxaad guurka ka damacsan tahay
sidee xilkaa u gudan kartaa
Dadkaa ma iska celin kartaa

Wuxuu yiri

Guur dhibkii sidii gorgortii noqon Gaboobgaa igala wacan
Hadaan xil gudan karo maxaa gees geesiyadaa i dhigay

Dunia wax nin nin la dheho ma jiraan waa horaa laga tagay ee meesha ka soco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Goldogob

Sunday, December 03, 2000 - 10:31 am
Dunia

Walaaleey rag iyo dumar Soomaliya oo saafiya waa ay yar yihiin maantadan. Walaaleey inta xaabada ah oo rag iyo dumarba isagu jira waa inta aan ka bixin paartiyada riwaaydaha iyo goobaha cofiga.

Hadaad isku darsaday dabeecad suubann iyo diin quruxda kuu dhimani maxey tahay?
Walaaleey rag sidaadoo kale wax u arkoo sidaadoo kale aaminsan iney yarta inta saafiga ah baa jiree
ha lagaa war helo.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, December 03, 2000 - 03:33 pm
oo anigana waxaan islahaa gabdhihii ugu haystay magaalada waaka dhamaadeene,licibsaqiirtii ayaa isku soo hartay ?????????
allah maxaa lakala war la'yahay..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Sunday, December 03, 2000 - 04:12 pm
DUNIA.HADAAD NIN SOMALIYA EE KU QANCIYA WEYDO GUURSO NIN MUSLIM AH OO KU RAALI GELIYA.WAXAA NASIIB DARO AH IN RAGII MAANTA KU GUURSADAAN GABDHIHII QURUX INTEY KU GUURSAN LAHAAYEEN DIIN IYO DADNIMADEEDA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.