Nin soomaalida ku wareeray | Wednesday, December 06, 2000 - 03:10 am Su'aalo ku socda ragga iyo dumarkaba:::: 1. Calaamadaha lagu garto ninka geesiga ah waa maxay? 2. Ninka dantiisa yaqaan maxay soomaalidu u yiraahdaan waa xaasid naftiisa kaliya jecel? 3. Ninka warka badan naaguhu ma jecelyihiin? waxaan ka wadaa nin afar iyo labaatan saac sheekaynaya oo aan afba isku dareyn. Isaga iyo kan aamuska badan kee baa roon. Aad ayaa ugu mahadsantihin ka soo qaybgalkiina:::: |