NABADOON (Public user) | Unrecorded Date Gobanimo maxay tahay guulaalo roobiyo gibil kuu hilaaciyo ma gu, kuu onkadaybaa mise waa gabaahiri iyo guban abaareed. geesi aan baqiniyo garab yaa unoqonkara gaashaanka yow sida garjiidkeeda yaa garan. Yaa garasho dheeroo hadii uu gunaad galo garab aydadeediyo garangoorka maashiyo goosatada dawayn kara. Geenyadii qurxoonaydiyo gaalibkeedii yaa guudka gooyoo geedkeedi yaa rogay. geediga qaloociyo gudcurkaansoconiyo galaayuuska baxiyiyo iyo garabsiga qabiilkiyo gacalwaaga yaa wada. gudonkeeda maandeeq iyo miraha soo go,ah maloo wada gudboonyahay mase gaar cidbaa uleh. afartaa gorfeeyee gardaloolo iyo ceeb gef miyaad ku aragtaan. gu bislaaday gayriyo gumuciyo rasaasiyo barta gababaxlaysiyo garoor lagama waayohe gaban kalena wuxuu yahay. WAA MUNAASABADII 1 LUULIYO ALLA YAA GABANIMO INA BARA. |