Monday, December 25, 2000 - 05:44 pm hallo,somalians. where are the gaddabursi, specially reer nuur? waa layaab baryahanba maynaan maqlin gaddabursiga xagay ka dhaceen mise waxay ka gaabsadeen arimaha soomaalidda ee hadda u badan isdhexyaaca qabiilba qabiilka kale edaynayo,oo waxay rabaan in ay hadhow ku maamulaan aqoon ilayn qorrigu waligiiba socon maaye.