site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Who should become the Next Suldaan of the Geledi (Afgooye)

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): Who should become the Next Suldaan of the Geledi (Afgooye)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamad

Wednesday, January 10, 2001 - 12:23 pm
(SomaliNet) Waxgarad ka kooban siyaasiyiin,
aqoonyahano, Haween, Dhalinyaro iyo Culumaa'udiin ka
socda beesha Gelledi ayaa go'aan ka soo saaray inaan
maanta la qaban xaflad lagu duubi lahaa Suldaanka
cusub ee beeshaas oo bedeli lahaa kii geeriyooday.

Suldaankii hore ee beesha Gelledi lana oran jiray
Suldaan Sheekh Axmed Sheekh Cabdi ayaa markii uu
geeriyooday wuxuu muran badan ka yimid cidii bedeli
lahayd, iyadoo inta badan beeshu go'aansatay in
suldaanka cusub loo caleema saaro Suldaan Cusmaan
Suldaan Sheekh Axmed oo uu dhalay Suldaankii
geeriyooday, waxaana soo baxay wiil uu adeer u ahaa
Suldaankii geeriyooday, kaasoo dadka wata ay ku
doodayeen inuu isagu xaq u leeyahay booska uu
banneeyay adeerkiis.

Kaddib si uusan u dhicin dagaal ayay beeshu badbaado
ahaan go'aansadeen in dib loo dhigo caleema saarkaas.

Maxamed Muxyaddiin Cali - Muqdisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, January 10, 2001 - 12:25 pm
The son should become the suldan of afgooye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaolin_temple

Saturday, January 13, 2001 - 09:41 am
no the daughter

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.