site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Doqoni yeey na weerarin

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): Doqoni yeey na weerarin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Thursday, January 11, 2001 - 12:48 pm
weey dagatay maantee
mindhee daafi qurunleey
anigoon dabar jarin
dubaheeygaa ma dhigo
mindhee labada daarood
mid anoon darmada dhigin
faraskeeyga kama dego!!!

weerarkii dananayoow
daja qoriga oo gala
dhufeeys dooxa oo dhaca
daafac baangaleeynaa


allah yaa cizak..


maanta waxeey joogtaa
soomaliyeey xabashada
aan hilibka ceeyriin
cunsiin jirnay
inaan dabada u dhaqno
walaahi waa wax laga naxo


ha nakala qeeybiso
puntland, jubbaland,
somaliland, hiiraanland

fiefdoms and no unity

that is what they wanna see


waxaa aad u maangaab ah ninkii dhulkiisa hooyo rabo inuu cadow ku soo hogaamiyo

waxaad mucaaridi kartaa dawlad balse qaranimada muqadaska ah ee dhulka hooyo yaan wax loo dhimin

wacyigaaga siyaasadeed iyo kaaga qaranimo waa inaad kordhisaan maryooleey

bal fiiriya ragga ina horboodaayo oo ummada iski leeynayo caqli xumadooda iyo fikir yaridooda
SHAATI GADUUD.....waa ninka ugu axmaqsan dhamaan
( u want a prove just listen when he is talking )

MORGAN was always a war criminal and drunken alcoholic who have lost hope of ever being saved by ALLAH...

GABYOOW..the man is a rapist....U want a prove
( when he was the head of HALANE MILITARY CAMP ..he has raped young somali women who have been sent to his camp ..it was his HAREM there )

ABDULAHI YUSUF..a traitor and a lunatic dictator


SHIMBIR DUULA YUU KICINEEY DABAABADNA YUU SOCANEE
MARKAB YUUNA DAF SOO ORANEE CADOOWGEENU SOO DIRAYEE

DOQONE YEEY NA WEERARIN
DOQONI YEEY NA WEERARIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.