WADANI | Thursday, January 11, 2001 - 06:16 pm KANI GALBAY KU KALE MOOYEEEEEEEEE SOOMALIYA WAA LA XOREEYEY GALAYDH BAA UGUNTADAY WAA GEESI CAANOO GOBANIMO HABOON, GARTA SOO CADEEYOO, WALI GIIS BA GABANINE, HA GUULAYSTO GALAYDH OO GOBANIMADII GARTA AYNU ALAHYN EE GABANA MOORYAAN AY GELGELINTA GELIYEEN ISAGAA KA GURAYEE AYNU GACANSIINEE ALAHAYOW KU GAR GAAR HA GUULAYSTO GALAYDH HA GUULAYSTO GALAYDH GALAYDHOOOOOOOOOOOOW GOBA NIMADII SOO CELI GALAYDHOOOOOOOOOOOOW GOBA NIMADII SOO CELI ALAHAYOW KU GAR-GAAR OO GACANTA NOO QABO ALAHAYOW KU GAR-GAAR OO GACANTA NOO QABO ALAHAYOW KU GAR GAAR OO GACANTA NOO QABO |
KISMAYO | Thursday, January 11, 2001 - 06:18 pm Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Dr. Cali Khalif Galaydh, ayaa la yeeshay fadhi qaatay saddex saac, Golaha Amniga ee Qaramada Midoobey. Kulankaas oo ay ka soo qayb galeen dhammaan shan iyo tobanka waddan ee xubnaha ka ah Golaha amniga kuwaasa oo kala ahaa Raashka, Kolombiya, Jamayka, Maraykanka, Murishiyaas, Norway, Ireland, Maraykanka, Singabuur, Ingiriiska, Tuuniisiya, Shiinaha, Mali Faransiiska, iyo Yukreyn, furitaankii kulanka ka ddib waxaa lagu soo dhaweeyey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya in uu war bixin iyo wixii uu qabo u soo jeediyo Golaha Aminga, halkaas oo uu Wasiirka 1-aad ka soo jeediyey khudbad dheer oo ka koobnayd ilaa iyo 14 bog. Khudbadaas waxa ay isugu jirtay war bixin ku saabsan guulihii Carta laga qaaray, wax qabadka dawladda ku meel gaarka ah, caqabadaha horyaalla iyo waxa ay dawladda Soomaaliyeed ka doonayso Golaha Amniga iyo Guud ahaan Qaramada Midoobey. Markii uu Wasiirka koowaad dhamaystay hadalkiisii waxaa iyaguna soo jeediyey hadallo iyo su'aalo dhammaan xubnaha Golaha Aminga, kuwaas oo dhammaan muujiyey taageerada dawladda cusub iyo qorshaheeda nabadaynya. Golaha Amniga Maanta ayuu ka soo saarayaa baaq la kulankooda Wasiirka 1-aad, kaas oo si cad u muujinaya taageeradooda dawladda Soomaaliya. |
SANAAG | Thursday, January 11, 2001 - 06:20 pm Wadani waad ku mahad santahay gabaygan aad ku aamanaysid our leader he is hero in my book and he will always be, he seems to be well intact and smart every move he makes is well calculated we need a leadership like that to carry us to the next century peace and love |
laascaanoodi | Thursday, January 11, 2001 - 06:57 pm Wxaa ii muuqda calankii oo aad u buluuuuuuuuu ah iyo xidigtii quruxda badnayd oo ka ba banaysa buurta sayidka |
NUGAAL | Friday, January 12, 2001 - 11:31 am HAY HAY WALIGAA HAY HAY HAY WALIGAA HAY |
DC-LOVER | Friday, January 12, 2001 - 12:39 pm CALI KHALIIF OO MAANTA KULA SHIRAY UMAD SOOMAALIYEED MAGAALADA DC AYAA SHEEGAY IN SOOMAALIYA LA CITIRAAFAY OO AAN QURBE LA SII JOOGI DOONIN |
shimbibiris | Friday, January 12, 2001 - 01:42 pm Galaydhoooooooow nooooooooooo waaaaaaaaaaaaaaaar Galaydhoooooooooooooow nooooooooo waaaaaaaaaaaaaaar |
Ice-Man | Friday, January 12, 2001 - 03:24 pm My Allah Blesses our New prime minister Ali Galaidh and The president Mr. Qasim, its hard work but We hope they succeed. Later |
GREEN-LAND | Friday, January 12, 2001 - 04:17 pm ICE-MAN YOU RIGHT BRO MAY ALAH BLESS ALL THOSE THAT LOVE SOMALIA AS A NATION AND LOVE THE LEADERSHIP OF THE GOVERNMENT GALAYDH AND QAASIM ARE JUST TWO BUT MAY GOD BLESS ALL THOSE THAT ARE SERVING THE CAUSE OF THE PEOPLE OF SOMALIA |