Friday, January 12, 2001 - 03:41 pm Aniga iyo saaxiibaday ayaanu waxaan damacnay in aan ugaano micnaha shumiska. Marka waynu isdhuuqnay, run ahaantii aad ayaan uga helay, marka tani micnaheedu miyaa in aan naagaha jeclahay ama shumiska ayaan jeclaaday.