site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ethopia, Somalia waa qayb naga mid ah!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): Ethopia, Somalia waa qayb naga mid ah!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliruna

Sunday, January 14, 2001 - 03:48 pm
Dawlada Cadawga ah ee Ethopia waxay sheegatay si cad in Wadanka somalia yahay qayb iyaga ka mid ah ama falaagoowday ayna rabaan inay qabsadaan dhamaan Xeebaha badweynta hindiya iyo badda casba.

Waxay qabsadeen meelo badan oo xuduuda ah waxayna rabaan inay u gudbaan xeebaha iyagoo ku gabanaaya inay isticmaalayaan dekedeheena.

Bedelistii calanka Ethopia wuxuu ku tusinayaa inay calankeenii ku darsadeen calankoodii ama ay labadii Calan isu geeyeen 10kii sano ee aan Aduunka ka maqnayn taasoo ay la timi dawlada cusub ee Tigreegu oo dad badan oo Soomaaliyeed aaminsan yihiin inay aad uga fiican yihiin dawladihii hore ( XAYLA SALAASE & MINGIUSTU) kuwaasoo Tigreega xukunka uga horeeyey, laakiin waxaa xaqiiqo ah inay 1000 jeer ka khatarsan tahay kuwii ka horeeyey!

FIIRI CALANKA CUSUB EE ETHOPIA:

<img src="http://www.ethiospokes.net/Images/flg.gif"

Safiirka Ethopia u fadhiyana UN Cadulmajiid wuxuu sheegtay inay iyagu Somalia u metelayaan laakiin Cali Khaliif uu ka cayriyey shirkiina ka saaray!

Arimahaasoo dhami waxay ku tusinayaan Cadawnimada iyo gumaysiga cusub ee Amxaarada, waxyse Siyaasiyiin Soomaali isku sheeg ahi qirayaan inaynu AMXAARO saaxiibnimo naga dhexayso walaalayaal xagee bay ku ilaaween 3 1/2 Malyuun Soomaali ah Gumaysta ama Adoonsada.

Walaalayaal ka digtoonaada Ethopia iyo dabadhilifyadooda waa kuwa maanta ama shalayba (anadihii lasoo dhaafay) inagu soo hogaamiyey AMXAARADA.

Walaalkiin
SOMALIRUNA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUWAADIN

Saturday, February 03, 2001 - 01:06 am
TO:DHAMAAN SOOMAALI OO IDIL.
WAXAAN SHEEGAYAA RUN EE IDHAGEESTA
HDII AAN ISMAAMULI WAYNO MAXAAN U DIIDAYNAA INALA MAAMULO.
TUSAALE: SHALAY BAY AHAYD MARKII UU MINGISTE XAYLE MARYAM UU XIRIIR LA SAMAYSTAY USC,SPM IYOSNM.MARKAA MAXAA LOOGA BANAABIXWAAYEY? XUSEEN CADIID MARKII UU KEENAY ERITAREYA IYOHUB ABADAN MAXAA WAX LOOGA QABAWAAYAY? MAANTA DKG MARKII AY WADAKALEEXISAY HANAANKII LAGU SOO HESHIIYAY MAXEY U GARAB MARTAY? IN TAA HALAGASOO JAWAABO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.