site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Laurent Kabila oo kale mala yeeli doonaa kuwa inkaarqabayasha ah ee dalka kala haysta!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): Laurent Kabila oo kale mala yeeli doonaa kuwa inkaarqabayasha ah ee dalka kala haysta!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabqable-neceb

Tuesday, January 16, 2001 - 05:34 pm
Waxaan aad iyo aad u jeclaan lahaa in sida ilaaladii KABILLA oo kale la helo dad Somaali wadaniyiin ah siiba ka mid ah ilaalada tuugada dalka kala haysata oo dhinac u dhaafisa umadda tuugadaas manaxariista yaasha ah isla markaana diidan nabad kasta oo loogu yeero.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.