site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

All Somalia land For Sale

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): All Somalia land For Sale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 08:29 pm
Maryooley runta aan isku sheegno Talo iyo Somalinimo meeshan kuma hayno ,hoosta waxaa ka wadda taageersan tihiin ,.tuugadan ''Salad Boy , Abdullahi Biijo , Cunigii Aydid ,Shiir Gaduud , Eegii Afwayne Morgan ,Dabaalki Qanyare ,Xaaranki Omar Masale ,Dameerki Xaayow Suudi ,Duqii madax faluuqa Qabay Egal ,iyo waxii la midah ..''marka kulligeen waxaa dan noo ah noona dhaanta sida hadda aan ku jirno Anagoo Dhulkan , Reer Yurub ama Maraykanka ka gadno .'' waayo Maraykan hadda ka hor ayuu yiri toddobadaan milyan dhalasho Maraykan ayaan siin dhulkana ciidamadayda ayaan u isticmaali baarkinna Maraakibtaan uga dhigan. it's good idea .'' Dadkan masaakiinta ah meesha ku baaba'ayna nolol tan u dhaanta ayey heli lahaayeen ..'??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsane

Wednesday, January 17, 2001 - 02:06 am
LOL...........
qosol baa i diley sxb:

Saaxib, waa arrin fiican laakin dal naga iibsado ma heysaa?...Yaase iibinayaa ameen isku laayeen?....

Yaa doonaayo dal dadkiisa aay naceen...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.