site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LOOXA SHARAFTA SOOMALIYEED (SOMALI HALL OF FAME) & looxa ceebta ( WALL OF SHAME )

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): LOOXA SHARAFTA SOOMALIYEED (SOMALI HALL OF FAME) & looxa ceebta ( WALL OF SHAME )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAADIR

Thursday, January 18, 2001 - 11:09 am
Waxaan halkan jeclahay inaan idinkuugu soo bandhigo in la sameeyo looxa sharafta iyo sharaf xumida soomaliyeed.
Waa run ineey adag tahay in lagu heshiiyo oo la isku raaco yaa sharaf mudan oo dalka, dadka iyo diinta wax weyn u qabtay iyo yaa ka galay denbi.
Dad badan ayaa laga yaabaa ineey la yaaban yihiin maxaan arintan hadda aan u soo bandhigayaa iyadoo aan og nahay in weli dadka soomaliyeed aysan u bislaan ineey iyagoo xor u ah maskaxdooda iyo wacyigooda shaqsi eey si maadi ah oo ka fog eex, gobaleeysi iyo qabiil u dhiibtaan fikirkooda gaar ahaan.

Waxaa ummaddda soo martay dhibaatooyin badan inteey jirtay eeyna ugu weeyn tahay mid eey iyagu isku kalifeen. Dalka oo aad iyo aad u ah mid aan horumarsaneeyn dhinac kasta oo laga eego sida dhaqaalaha, caafimaadka, siyaasada iyo bulshadaba ayaa waxuu keenay in ummadda soomaliyeed isku leeyso ama isku cadaawiso reer reer. Arintan waxeey dhalisay dhibaatooyin aad iyo aad noo smaeeyay si looga soo kabsadana eey qaadan doonto muddo dheer iyo samir badan.
Hadaan u soo laabto arinta ah waa kuma shaqsiga Soomaliyeed oo xor ka ah qabiil oo sheegan kara inuu wadankaas Soomaliyeed iyo dadkiisa wax wanaagsan oo taha leh u qabtay.
Qof kasta oo Ilaah uumay meel uun buu ku fiican yahay, meelna wuu ku xun yahay. Taas iyadoo laga duulayo ayaan waxaan jeclaan lahaa in la diiwaan geliyo shaqsiyaadka soomaliyeed e wax ummadda ku faanto ama sharafteeda iyo qaranimadeed kor u qaada sameeyay.
Aniga waxaan niyadda ku hayaa ragii Halgankii xuriyo doonka soo galay ee SYL iyo halyeeyadii ilaa inteey soo jirtay Soomalida u soo halgamay sida AXMAD GUREEY. Waxaan kaloo niyada ku hayaa raggii culumaa'udiinka ahaa ee na soo gaarsiiyay ISLAMKA iyo kuwii ALIFKA higaadiiisa na baray sida SHEIKH YUSUF AL_KOWNEEYN.
Waxaa kalo jira shaqsiyaad badan oo aan aamin sanahay ineey wax la taaban karo sameeyeen oo ummadda oo dhan eey wada qirayaan wanaagooda. dadkaas hadaan wax ka taataabto waxaa ka mid ah. GENERAL DAAUUD CABDULE, CABDULAAHI CIISE.
Waxaa kaloo ka mid ah dadka suugaanta soomaliyeed iyagana ka qayb qaadtay iyagoon aan waxna u dhimin amaba af lagaadeen qabiilo iyo iyagoon aloosin colaad sida HADRAAWI, MAXAMAED GACAL XAAYOOW,AWEES GEEDOOW iyo FNAANTII HOBALADDA WAABERI qaar ka mid.

Waxaa kaloo xusid mudan dadka soomaliyeed oo dhinaca ciyaaraha guulaha ka soo hooyay SIDA FAARAX WHELEIYE CADOOW SINDAKO CABDULE WAASUGE oo afrika u qaaday boodada sare. CABDI BILE oo 1500m aduunka sanadkii 1987 ka galay kaalinta koowaad.

Dad badan oo soomaliyeed oo iyagana dhinca xun ka qayb qaatay kuwaas idinka ayaan idin dhaafayaa
MArka qof walboow adoo ilaahaaga ka cabsanaya, kana dheer caadifad qabiil soo bandhig dadka aad isl leedahay waxeey gali karaan looxa sharafta iyo kuwaad isl leedahay taariikhda soomaliyeed baal xun beey ka galeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalisista

Thursday, January 18, 2001 - 11:46 am
Loxxa sharafta:

1. Adan Cabdulle Cusman
2. Gen. Mohamed Abshir.

Loxxa sharaf xummidda:

All the war-lords from A-to-Z

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEYROOW

Thursday, January 18, 2001 - 01:41 pm
LOOXA SHARAFTA:
---IMAM AHMED GUREEY. A SOMALI HERO AND WARRIOR IN THE 16TH CENTURY WHO CONQUERED AND STOPPED THE ABYSINIAN EXPANSION
----SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN. GREATEST SOMALI NATIONALIST. HE FOUGHT AGAINST COLONIAL POWERS (ENGLNAD , ITALY AND ETHIPIA )AND THEIR SOMALI STOOGES
----THE FOUNDING FATHERS OF SYL.
----HAWA TAAKO--- A FREEDOM FIGHTER
----ADAN ABDULLE OSMAN..SOMALI'S FIRST PRESIDENT

----DR. ISMAIL JIMALE
----SH. MOHAMED MOALLIN- A RELIGIOUS PREACHER.
----SHEKH HASSAN BARSAME
----MOALLIN JAMA BILAAL .A SOUTHERN FAMOUS TEACHER.
----MOHAMED AHMED JAMA..THE FATHER OF THE SOMALI EDUCATION IN THE NORTH.
----SHEKH BOQOL SOON. VERY POWERFUL YOUNG SOMALI RELIGIOUS SCHOLAR

----QASIM HILOWLE..A FREEDOM FIGHTER. SINGER,
----HALANE..THE MAN WHO SAVED AND DIED FOR SAVING THE SOMALI FLAG BEING BURNED BY THE AMHARAS IN 1964.


LOOXA CEEBTA ....WALL OF SHAME...

-- ALL SO CALLED SOMALI SCHOLARS WITH THE SO CALLED PHD DEGREES.

--SIAD BARRE..MOST DEFINATELY THE WORST SOMALI DICTATOR
--ALL THE WARLORDS...PARTICULARLY, SHAATIGADUUD, MORGA, GABYOOW, OSMAN ATO, ABDULAHI YUSUF, EGAL, QANYARE, THE SON OF AIDID AND MUUSI SUUDI.

---

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE SOMALI

Thursday, January 18, 2001 - 05:54 pm
CEEYROOW U HAVE MY VOTE IF U WANT BE THE PRESIDENT OF SOMALIA. JOB WELL DONE. WE NEED MOOOOOORE PPL LIKE U.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Friday, January 19, 2001 - 07:41 am
ceeyrow = pure somali

taarikhdda yaan la hafriin!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEEYROOW

Tuesday, January 23, 2001 - 08:13 am
ANON? BROTHER WHY U THINK AM PURE SOMALI?
WALAAHI AM NOT AND U ARE MISTAKEN HERE.
I AM NOT THAT GUY..

PURE SOMALI ..THANX BRO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

babilon

Tuesday, January 23, 2001 - 11:34 am
Geeyrow well put since u left out aideed the senoir I assume u consider him hero.
But on the helm of ur list I will put Boqol Soon Naxariistii jano Allaha ka waraabiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE SOMALI

Friday, January 26, 2001 - 05:56 pm
TO ANON

BROTHER I AM NOT CEYROOW IF U CHECK OTHER SITES U WILL FIND MY NAME. SPECIALY I AM THE ONE WHO KICKED OUT GHETTO GIRL. HAVE HEARD FROM HER LATELY? I DON'T THINK SO. QUMAYADA HA BAXDO.

ANON BRO WHAT U MEAN TAARIIHDA YAAN LA HAFRIN?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.