site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Haj servic 2001 ( Khidmada xujayda sannadka 2001)

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Jan. 23, 2001): Haj servic 2001 ( Khidmada xujayda sannadka 2001)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaj2001

Friday, January 19, 2001 - 09:21 pm
WAXA NOO SHARAFA KHIDMADA XUJAYDA.

Assalamu calaykum
Sanad walba xujeyda waxaa ku dhaca dhibaatooyin dhinaca hooyga ama cuntada Ama shopingka taas oo uga imaanaysa ganacsatada reer Makkah, shirkado iyo shaqsiyaad oo sinaxariis darra,ah uga faaidaysta xujeyda.
Tankale arinta oogu muhiimsan ee acmaasha xajka si sax ah uma gutaan , Iyagoo helin cid aqoon u leh arrimaha xajka.

Allaah(swt) waxa uu nagu sharfey afartii xaj ee ugu dambeyay in aan Xujeyda ukhidmeyno oon ka saacidno si naxriis leh barashada acmaasha
xajka iyo xaga deegaanka, sanadkaan oo ah kii 5naad waxa na wacyi galindoona haduu alaah yiraahdo culimo diinta iyo arimaha xajka aqoon iyo khibra dheer u leh .
Khidmooyinka aan xajiga uqabaneyno waa
1-hoy wanaagsan oo nadiifa.
2-Cuntada oo jumlo loola soo iibsho.
3-Shaqaale guryaha nadiifiya.
4-Shoppingka Makka iyo Jidda oo laga kalmeyn.
Deegaanka xaajigu waa $150-200 (waa say guryuhu ukala fiicanyihiin)

NB:-Xaajiga ka soo qaadida Airporka geynta Madina, Makka iyo goobaha acmaasha xajka iyo teendhada muna iyo carafo waa khidmooyinka ay
dowlada sacuudigu xaajiga u qabanayso waa lacagta jeegaga uu bixinayo .
NASEEXOOYIN:-
1.xajku waa tiirka shanaad ee islaamka marka xaajiga ahmiyad wayn hasiiyo suu si saxa xajka u gudanlahaa
2.In sida xujeyda Swedan iyo Finland kooxo lagu soo xajiyo leh AMIR.
3.waa in uu xaajiga miiqaadka ka soo xirtaa uu san u soo dhaafin saan gowrac ugu waajibin.


Tirada xujeyda waa maxduud diiwaan galinta waasida loo kala horeyay .
F.G:- Qofkii raba in cid looga xajiyo hanala soo xiriiro.

Laso xirir: MOHAMED Tel/ Fax--(9662) 566-1670 MAKKAH.
& ABDIRAHMAN MOHaMED Tel/ (9662) 5725507 MAKKAH.
MOBIL(966)54778101
Email: xaj2001@hotmail.com Email: amut_ah@hotmail.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.