This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, January 29, 2001 - 07:58 am marka hore waad salaaman tihiin dhalinyarada waqtigoodii qaaliga ahaa ku lumisay ururinta arimaha somaaliya bila,aadan baan nahay oo dhamays manihin . baahideenuna ma dhamaato anoo hadalka soo gaabin FADLAN WAXAA IIMUUQATA AFKEENII HOOYO OO LUMAY EE BAL ASAGANA HALA SOO URURIYO SITE NA HALOO FURO (MATAQAANAA ERAYGAN LA DHAHO) MAHADSANIDIN E-MAIL ADDRESS: HASS0136@METNET.EDU
| |
Wednesday, January 31, 2001 - 02:23 am Waa runtaa walaal.. Dhaayoow.
| |
Wednesday, January 31, 2001 - 03:10 am Waan kugu raacsanahay, qofwalba foorumkan soo booqday haduu af soomaali wax ku qoro waala kala faa'idaysan lahaa.
|