This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, January 31, 2001 - 02:33 pm Salama... Makuu abtirsadaa. Hadiis tahey, "Haa!" Hokey. __________________________ Miskiin-Macruuf-Aqiyaar-Waryaa: Maxamed Ciise Yaxya Sakariya Saalax Suleymaan Da'uud Luut Haroon Muuse Imran Idiris Ilyees Ilayah Xuud Yusuf Yacquub Isxaaq Cismaciil Ibraahim Nuux Yuunis Ayuub Aaden Muslim Islaaaaaaaaaaaaaam _______________________ Nabadeey!!
| |
Wednesday, January 31, 2001 - 04:16 pm COLAAD DAGAALE BUDHHAYE QOWDHAN INA LIBAAX SAN KA TAABTE QALAAYE BIRJEEX BAARUUD OLOL DABLE RAG RAG DHALAY AH OO DOOFAAR DOOFAAR DHALAY AH OO NIN KARMEED AH BELAAYO KA DHACDAY
| |
Wednesday, January 31, 2001 - 06:01 pm Looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooollllllllllll..... Spike lu......man u really r something!!.....lol... huh.........i can't even stop.......looooooooool....huh....now.. what was that all about...
| |
Wednesday, January 31, 2001 - 10:30 pm Maskiim Ala ha sahlo!! Waxaan umalaynaa waa dhaantaysay mideeda kale intaas oo magac carabi ah, qof soomaali oo leh ma'jiro. Spike-luu I think we are related?!!
| |
Thursday, February 01, 2001 - 10:39 am Salama... Jeego: Duqa, sax waaye qof Soomaali oo intaas magac leh majiro. Lakiin magacyo caRABI ma'aheen oo kaliya. Magacyo Muslim waaye. Oo kamid ah qarkood: Luut Muuse Haroon Suleymaan Magacyadaas iyo kuwa lamid ah waa magacyadii Nabiyadii oo ahaa Muslimiin. Iyagoo aan u tixraceynin eney ahayeen Carab ama non-Carab. Anina teeda kale waxa aan u abtirsadey waxey aheyd in aan idinku soo xasuusiyo magacyadii Rasuulyaashii iyo Nabiyadii. ______________________ Nabadeey!!
| |
Wednesday, February 07, 2001 - 08:20 am Ana i dhagaysta: Weyrax waraabshe weheliye weylaaq warjaaf walamsade canjeex calyoole caadiqaate ciirdhuuqe cabudhiye sooyaan samadaye samirlaaye saraxdiid sanweyne caaluq caymad
| |
Wednesday, February 07, 2001 - 08:57 am LoooL@Jeego. Br, R u killig US or U don,t Know those Names was...the Names of the Prophets? If it is Yes...Then u really need to Leanr your Religion...and do it Fast!!! I never Laugh that Much!!!LOl
|