Proffessor | Thursday, February 01, 2001 - 09:15 pm Islaamku cadaw badanaa,,,kuwii islaanimada lagu dhaley ee xalaasha ahaa,baaba ugu daran,,islaamka uun bey soo post gareenayan,,waryadha dee,islaam muxuu idinka heystaa oo afka la idiin saarey,,waryaadha dee alla ka cabsadda waxyaabo yar yar oo afkaaga dheel dheel uga soo baxa baa lagu cadaab galaayee,,, GUys do u think this new style of playing with islan is gonna help ye,,on the contrary ,there is allah who watches ye all that ye do,,i am telling ye,,and be witness to that,,islam is this and that,,oh what a tragedy,,,yaa ogaada guruga markaad tagtaan islaam baad iska dhigeysaaneee,,,,fear allah bro/sis and stop this nonsense of playing with islam,,educated christian men and women are folking into islam while you who are born muslims are deriding it,,, |