site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhaq Dhaq Dhaq...!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Feb. 16, 2001): Dhaq Dhaq Dhaq...!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miskiin-Macruuf-Waryaa-Aqiyaar

Saturday, February 03, 2001 - 01:09 pm
Salama....

Sheekadaan iga qabsada hee.
_________________

Cali-inkoow, koo daris aas ku aheen Xamar aas Nairobi noogu imaadey. Xaafada aan dagneen biyaha way ga-go'i jireen mar-marka qarkood.

Marka habeenkii lee la dhaamin jirney.

Habeenada habeen kamid ah, aa saan dhacdey. Cali-inkoow aana dhaaminaayi biyaha habeenkaas
______________________

"Cali-inkoow?"

"Hee?"

"Biyihii aas imadee, tubada Is-Gili hee?"

"Waa yahey."

"Ma'is gilisay?"

"Haa!"
__________________

Intaas caadi ay aheyd markii hore lakiin, sheekada markaan waa loo badaley iyadoo sii socoto:

"Cali-inkoow?"

"Hee!"

"Tubada si fiican ma'isku 'GILISAY?'"

"Haa nooh!"

"Si fiicanaa?"

"Haa nooh!"

"Isku majooji hee?"

"Walaahi si fiican aa iskugu majoojinoyaa."
______________________

Duqaas ma fahansano in sheekada loo badaley nooh. Markii danbe lees maqley:

Dhaq Dhaq Dhaq!!!
Ki-Ki-Ki-Ki-Ki!!
Ohhoho-UhUhuhu!!
Eheheh-Ahahahah!!

Salooto aas aheyd meesha, meeshana waa la booxey. Torobo dhalinyaro aas aheyd meesha. Siiba Xamar-Cadeey ciyaalkooda. Waana taqanaa kuwaas waxey ku shactireystaan hal saac ays ku qoslayaan nooh.
____________________

Idinkana ha nagu noqonina hee Macalinkaas. Hokey. Waa fahanteen aas filaa. Hadiis fahmin, xoog majiro, qubkiina ila ilaaliya hee, hokey.
_______________________

Nabadeey!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PPP

Monday, February 05, 2001 - 12:47 pm
HEY BRO/SIS....WHAT LANGUAGE DO YOU HAPPEN TO BE SPEAKING?...IS THIS SUPPOSED TO BE SOMALI?...OR IS THIS THE NEW VERSION OF THE SOMALI LANGUAGE...

AND ALSO...IT AIN'T FUNNY...TRY IT AGAIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Monday, February 05, 2001 - 02:00 pm
PPP
If U can't take the heat get outta the freaking Kitchen..........

WARTA MISKIIN
LOL.......Very funny Jini aa qabtiin all your dhalinyaro friends from Buuloxuubeey...Maskiinka maxaa saas loogu galay. U need in WASHAMSI laidinku qaado......Joke

PEACE
T

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miskiin-Macruuf-Waryaa-Aqiyaar

Tuesday, February 06, 2001 - 10:47 am
Salama...

P.P.P.:

Line-kii ugu danbeeyey maxaa ku qorey. Aqri meshaas, adaa teeda kale fahmi doontid. Hokey.

Trouble-G:

Washamsi ma'ahee in Intunka lagu qaado waaye nooh. Miskiinkaas hilfaha aas loo laabey nooh.
_______________________

Nabadeey!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.