Guuleed (Public user) | Unrecorded Date Ragga Soomaliyeedoow waad salaamantihiin, Waxaan idin weydiiyay sidee ragga Soomaaliyeed ay u joojiyaan dhiigga ay qubayaan? Sidii ay u noqon lahaayeen aabbo fiican iyo odayga reerka oo xaaskiisa iyo carruurtiisa daryeela? Maxeey kula tahay ma u baahanyahay ragga Soomaliyeed in ay ka doodaan arrimahaa aan soo sheegay? |
NIN Qalocan (Public user) | Unrecorded Date iyaga dhaan waa is madhaanti & dhashayd wax ay taraan aaba iska yare ee ha isku wareyrin nin yahow. |
Dhagax (Public user) | Unrecorded Date Abtigiis Dole(caydha) isku garaac iskana seexo. Garan mayo waxa kaa maqane. Somali ayadaa dan isugu daali ee give them a time. And you will see the result. Nin soo joog laga wayaa soo jiifsaa laga helaa. Dhagax. |
Omar (Public user) | Unrecorded Date Walaal guuleed waan ku salaamay marka hore,marka xiga waa runtaa waa mid loo baahan yahay"forums"kanoo kale ah,waxaan la hadlayaa ragga ku jeesjeesayo,ninka soo seexo laga waayo,soo jii.....walaal fikradaada waa mid loo baahan yahay ee wax tar yeelan karta,fadlan dhiibo fikrad waxtar leh...ee dhiiri geli kuwa kale si lagu daydo. Waa mahadsan tahay |
Bigboy the desparado (Public user) | Unrecorded Date yeah!whatever men .... in case you haven't notice this is the internet if you like call it the ONLY mens forums ladies will still take a peek if the want to damn !! bros educate your minds |
Somaliman (Public user) | Unrecorded Date Bigboy Please less on the lecture more on substance, there ain't nothing wrong with having boy's club on cyperspace, but offcourse women are permitted to surf thru |
SUGAR91 | Unrecorded Date Men have jack too talk about so why bother ??? |
Anon | Unrecorded Date Concerned brother your input is needed here. |
BIGWOMAN | Unrecorded Date ISN'T THAT SEXISM?? YOU SURF WOMEN'S FORUM , I THINK WE SHOULD HAVE OUR SAY! |
G.pHoNe | Unrecorded Date Bad is rap, it will fill ya a gap. |
hebel | Unrecorded Date we need women over here where are them chicks?, ,, , , , , heeeeeeeeeey chickie chickie chickie chickie. Heeeeeeeeeey chickie chickie chickie chickie. . . . . . . where are them putty-cats? |