site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LOVER'S PAIN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Feb. 16, 2001): LOVER'S PAIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAYOOW

Friday, February 09, 2001 - 01:13 pm
Waa leey jaribayoo
kii aan jeclaaba
Lana kala juceeroo
Joogta maqlayaayee
Uma jeefanoo
Ma jeedaaliyee
Ha jabinee aboow
Xagee buu jiraa
mee jaalaheey


Inanyahay jaceeylkani
Kaligaa ma joogee
Isba jalaladiisii
jaarkaa la yaabee
Hadii uu ku jiro calaf
Jeereey ahaataba
La jalbeeban doontide

Meel dheer ma jiro
Jaalahaa walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAARAX_JACEYL

Saturday, February 10, 2001 - 10:25 pm
JIIRKII I DHALAY BAA
JILBAHAYGA XIRAYOO
JARANJARADA AQALKIYO
JIRADDABA MA DHAAFEE


MY OWN FLESH AND BLOOD
HAVE TIED ME UP
I CAN'T EVEN GO DOWNSTAIRS
I CAN'T GO BEYOND THE CORNER

I CAN'T SLEEP WELL
SINCE I DON'T SEE HIM

OH FRIEND MY DEAR BROTHER
WHERE IS MY SOULMATE, MY PARTNER IN LIVE?
MY LOVER AND MY HEART? MY SWEETIE AND MY EVERYTHING???


OH MAN I LOVE THAT SONG
I GUES IT'S SANG BY FARHIYA ALI AND AHMED MOOGE


THANX XAAYOOW FOR BRINGING THIS WONDERFUL LYRICAL SONGS. SHE IS REALLY FEELING THE PAIN AND I SYMPATHISE WITH HER SINCE I HAVE FELT THE SAME THING...
OH MY GOD ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SPIKE_LUU

Sunday, February 11, 2001 - 12:11 pm
arrin lama filaanoo
isku keey luraayoo
tii aniga la ii qoray
ifka kuma abuurnee

weeydaan ogeeynee
dadka reer afgooyee
ee yaxaaska dooxiyo
af yaqaana jeertaan
eegmadoo wareeystoo
muddo ii adeegoo

wabiyaasha awliyo
badda oogadeediyo
uurkeeda baaree

ila tali waxgaradoow
ma ergaan diraayoo
umaddaha midoobee
xaqa hoos u eegaan
arinteeyda geeyaa

------------------0000000000---------------

anbatooy nafteeyda
oglaatay duurkoo
dhul abaari heeysaa
oon looga guuroo

aar iyo shabeeliyo
abris duula mooyee
gaad tahay ugaartii
cidi aaneey ool baan
ku maqnaa ayaamoo
ka abaal sameeystoo

dhamideed aduunyada
adin baan ku kooboo
socod iima laabnee


ma sidii ayuub baan
iska aamusaayoo
wauu yahay ayaankeey
iimaansadaayoo
samir eebe yeeshaa
---------------OOOOOOO---------------------

wedka lama arkaankaa
indhaeeyga saaroo
aakhira wixii jiray
isagoow aqoon roon
naftu waa amaanoo
qofna lama ilaawee
bal inuu ilaaheey
amar uu siiyoo
ajasheeyda gooyaan
eeda loo su'aaloo

isna waa ka dhaartoo
ii sheegi waayoo
axdi baan ka qaadee

ma dhismaha aduunkaan
aabe iyo hooyaan
ka abaal daraayoo
adinkeey iga eexdaan
labada i raahdaa


ma sidii ayuub baan
iska aamusaayoo
wauu yahay ayaankeey
iimaansadaayoo
samir eebe yeeshaa


ila tali waxgaradoow
ma ergaan diraayoo
umaddaha midoobee
xaqa hoos u eegaan
arinteeyda geeyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIRKA

Monday, February 12, 2001 - 09:14 am
ALLAHAYOOW MAXAA IGA QABSADAY
WAAN QARSANAAYAY MOOYEE
MAXUU JIIRKA QALAY JACEEYL
MAXAAN QAMUUNYOODAY
MAXAAN YARTA KU QARWAY
MAXEEY RIYO I QALADAY
INSDHAHA MARKAAN KALA QAADAY QOFBA
ILAMA JOOGTEE
SOOW NAXDIN QAC MAAN ORAN SOOW ILMADU IMEEY QOYN
TALA IGA QALOOCANEE
SOOW QALBIGA KAMA OOYOO JIRIIRICO IMA QAADIN
JIRIIRICO IMA QAADIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 11:33 am
WHAT HECK YOU PPL TALKING ABOUT?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diiriy

Monday, February 12, 2001 - 01:37 pm
armigiisa naaxiyo haduu aarunku iswaayoo geeluba ugaasooy waaisu ololaalaate

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.