KUULOOW_SHARAFOOW | Friday, February 09, 2001 - 01:16 pm COWKE WAA MAHADSAN TAHAY SIDA WANAAGSAN EE AAD NOO MAAWEELISO. WAXAA TAHAY WARIYAHA QARANKA. |
Anonymous | Friday, February 09, 2001 - 08:17 pm yeah we like cowke but the best somali broadcasters in my personal opinion are as follows: YAASIIN XAAJI CISMAAN JIRDE CABDI XAAJI GOOBDOON CABDULQAADIR MAXAMED MURSAL CABDIRIXMAAN DIINAAR SACIID SONNA CABDALLA NUURADIIN SHEEKH DAAHIR XAAJI AXMED CABDULAAHI XAAJI MINJIR QAANDI CABDI NUUR SHEEKH MAXAMED ISXAAQ AXMAD XASSAN COWKE MAXAMED CUMAR HEYDRA YOONIS CALI NUUR YUUSUF GARAAD AXMED MAXAMED ADAN XIRSI TERRA NAAGAHA LUUL CALI XASSAN LUULA SACDIYA CABDULAAHI SALAAD SHUKRI MAXAMUD AFRAX CAASHA CUUD JAWAAHIR SHEEKH CALI DAAHIR LUUL TAHLIIL FAADUMO HIRAD |
guulwade | Sunday, February 11, 2001 - 08:59 pm sxb waxaad ilowdey nin waxaas oo dhan aan waxba u ogeyn oo layiraahdo maxamuud xassan sh/cumar. |
R Muqdissho | Monday, February 12, 2001 - 06:08 am Annynomous waxaad halmaantey kii kugu fiicnaa iyo aabihiis qaniiska xuseen ceydiid iyo ruuskki xabad feeraha laga galshey marka hadhex keenin fanaaniinta qaranka musqulaha aad meesha kuy soo qortey iyadoo aanan u gafeynin qaar wanw3anaagsan Sida isxaaq oo kale balse qabill aa caloosha kaaga jiro ee bax xamar tagee konteenarkiina gal. Dhankeyga waxan siin lahaa Axmad xasan Cowke Ibraahim Xassan Daandurey Maxamed Axmad Xaji Cagmadhige Maxamad Cumar Axmad(heydra) That is top 4 Abdullahi Nur Maxamad colombo Cusmaan Abdinuur Xaashi(Macalinkeygi iskuulka) Abdinuur Sh isxaaq(Bandhiga waa xasuusat sxb wali) Ogeysiiska Abdikariin Eenoow Dahabo Colow(Alaha Unaxariisto) Iyo Aniga laftigeyga oo ah wariye qaran |
Anonymous | Monday, February 12, 2001 - 08:01 am hey Radio Muqdisho, i don't understand you bro! i don't even know what you talking about? let me say this: Osman abdinuur hashi was my classmate, thus you are really younger than me. cagmadhige and daandureey are my friends and specially cagta xaji was my neighbor back in smalia and here in DIXON. COLOMBO, oh my he is one of my best friends in Minneapolis and i have even participated in his radio programme plus he is so cool and very professional. ao i wanna enlighten you little nit..Abdirahman diinaar is his older brother and he is one of the best somali journalists. about haydra bro, he is really one of the best voices in somali radio. but iagain i have no idea what warlords and faqash have to do with this and plus these are not fanaaniin. |
hassan | Friday, February 16, 2001 - 02:06 pm wariyayaasheenii hore makala dhacaan waxaanse anigu u kala xiiseeyaa sidan, wararka 1 axmed xassan cawke 2 mohamed omar ahmed haydra 3 A,noor sheekh M.iaxaaq cayaaraha 1 cagmadhige 2 cawke 3 haydara 4 mijirqaadi xayeeysiinta 1 cagmadhige salaamaha 1, shakimaleh waa cawkelee waaye aad baan dhamaantiin idiin qadariyaa waa walaalkiin xassan noor ciyaartooydii madbacadda. |
lonelyheart | Saturday, February 17, 2001 - 12:32 am i was soooooooo happy to see my anut's name is here.otherwise soo proud of her. its too bad she doesnt work anymore now she is very religious. my anut,friend sacidio abdullah salad farah ciid. i love this women man. she is my mothers sister. ooh walaahi i am crying when i saw her name.lord have merci. yours lonelyheart |