site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Page dab ah oo loogu talagalay macalimiinta!!!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Feb. 16, 2001): Page dab ah oo loogu talagalay macalimiinta!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILKA-CASE

Thursday, February 15, 2001 - 11:00 am
WAAWAREEY!!!
kaato yaal farro iyo calaacalaan aan idinku salaamay,waa ifahantaan umaleeyaa.marka macalin ha daa tahay ama gabarmaanyo! ganbarkaa soo jiido, siibo cayaal macno-maleh ayaa halkaan casharo ka sahansado.waxaawaaye anagaa beesaani isla ah, marax ha naga qaleeyo, manala qabsan karo , farwaaween ey wax ku fahmaan.
makaratay macalinka! cayaal ceelgaab,shaneemo ayaan,iskoyska, tarabuunka,xooshka rageedii yaa tahay. kusoo dhowoow maslaxa? sheeko sheeko waayowaayo! iska soo tuur waxaad rabtid anagaa kaa gureeynaa.
sidaas iyo isma dhaafno!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALEEX

Thursday, February 15, 2001 - 11:05 am
OOOOOOOOHH!!
DUQA WAAD KU MAHAD SANTAHAY BEEJKAAN, MARWALBOON WAQTI HELANA WAAN ISKA SOODHICI.
MARKA DAB AAN KUSHIDNO AQALKA
YAAN LA ISDHIGANIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilkacase

Thursday, February 15, 2001 - 04:22 pm
adaamudan taleex! nin tafaa tahay, caano camal aan sheekada kaaga lissaa yaan kudhahay.anaga cayaal macnomaleh hadaanahay qurbahaan kukala lunnay marka waxaan ubaahanahay in aan stylkeenii soo ceshano. raga arintaan fulinkaro aan raadinaayane waa;-
dhagjar gorgor gantaal
manexe indha suqaar
madhinte calooltaynis
xiinow faniinow maniinow
maano caano taano
waryaa macalin hooy
aqyaar macruuf waryaa
shaxaari wiido iskaabullo

iyo rag kaloo badan oon inta kuxusin, marka hala is arko xirowyaa!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.