Miskiin-Macruuf-Aqiyaar-Waryaa | Monday, February 19, 2001 - 09:53 am Salama... Meshaan sideey usoo shiirtey minankey xataa waa ka seexan la'ahey. Maxaana saan. Soomaali xoriyad la siiyey wax walba may ku hadlayaan. Mid aaba hadana keeney inuu Rabbigeyna la tar-tamo oo ku haayo: "Man...Plays...with God..." Bisinkoo!! Heerkaan aa la taagan yahey. Wax walba intii laga soo baxey. Ar Ilahoow Soomaali waa dhuntee u gar-gaar, u sahal: Amiin!! __________________ Nabadeey!! |