AHMED | Tuesday, February 20, 2001 - 01:57 am WAXAAN JECLAHAY GABAR LAST SUMMER AYAAN QABDAY HOLLAND AROOS SOMALIYEED AYAAN GABAR KU ARGAY ISMA NAQAAN MARKII AAN KU SOO LAABDAY SWEDEN AYAAN WIIL REER HOLLAND AH WEYDIISDAY TELEEFANKEEDA WUXUU I SIIYEY TELFANKA GURIGEEDA WAXAA JOOGA WALAALHED IYO FAMILY KEEDA GABDHHA KA WAAWEYNA LAMA QABO ..MARKAAS WAXAAD IGA LA TALISAAN. HALKA AAN UGA BILAABO. MAXAYNA IDIN LA TAHAY HADII AY GABDHO KA WEYN YIHIIN. MARKA XIGTANA HADII AY IGU TIDHAAHDO INTEE TELFANKAYKA KA KEENDAY MAXAAN KU JAWAABAA. THANKS |
ilaqoslaay | Tuesday, February 20, 2001 - 03:28 am u r a loser simple fool. ..get a life . u bubble to the extent a fool can bubble. iisheega ku ye. nacas dhaadhaan. waar dee orod iska seexo,inantu miyaanu kuu shukaaminaa if you cant just say honey, i got your phone after my poor soul became restless seeking you and here i am trying to talk to ye about my predicament. waryaa dee, maxaan ku idhaahdaa dee .war orod dee seexo, dumar ma taqaanidee, |
MNman | Tuesday, February 20, 2001 - 07:40 am Waad saad sheegtay hadii ey jiraan Gabdho ka waa weyn waxaad filataa iney dhibaato badan kaa soo gaarto. Telophonka magaranayo waxaad ka dhahdo. Lakiin gabadhaan hadey maskaxda kaaga jirto orodoo la soo hadal intii mid kale kaala booding. |