site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AYAA DOORTEY INUU QABIIL HEBEL KA DHASHO?

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Mar. 13, 2001): AYAA DOORTEY INUU QABIIL HEBEL KA DHASHO?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Friday, February 23, 2001 - 03:39 am
SOOMAALIYEY waxaan la yaabaa oo aan mar waliba nafteyda weydiiyaa waxa aan qabiilka isugu nacno.ma inagaa dooraney inaan qabiilda aan ka kala dhalaney ka dhalano mise ilaah baa naga dhaliyey?maxaase dadkeena soomaaliyeed nagu ibtileeyey qabiilka?soomaalinimadii meedey?fadlan aan si caqli ku jiro ugu doodno iskuna eegno sidii dhibaatada na heysato aan ugu bixi laheyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAHRA

Wednesday, February 28, 2001 - 06:21 am
Mr jama .waa fikrad aad a wanaagsan in laga doodo bal aynu eegno waxa walaalaheen soomaaliyeed ay nagu soo kordhiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 12:49 pm
aniga haddii la igala tashan lahaa waxaan noqon lahaa hawiye. laakiin hooyadeey oo hawiye ah ayaa nin eelaay ah guursatay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TANADE

Monday, March 05, 2001 - 03:45 pm
ANIGAA DOORTEY IN AAN KA DHASHO LELKASE.(TANADE DAROOD) AND I'M SO GLAD FOR IT. ALXAMDULILAHI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tanade_d@hotmail.com

Tuesday, March 06, 2001 - 04:53 pm
WALAAL TANADE UU SHEEG KU WAAN, LELKASE BABY! AND WE ALL PROUD OF IT, AND GLAD OF IT.
AIN'T NOTHING BUT A LL THANG

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.