site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IN YAR KA OGAADA HALKAN

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): IN YAR KA OGAADA HALKAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq (Public user)

Unrecorded Date
To dhamaan wixii af ingiriisi fikradooda ku dhibta


ma,ogtihiin in dadka YUHUUDA ama JIWISH in dhulkoodii ayka maqnaayeen inka badan 350 sano
oo carabtu kacayrisay AFKOODII,DIINTOODII ,DHAQANKOODII, ay intaa haysteen ilaa aydhulkoodii ka xoraysteen carab idinkuna adoo hoyadiin iyo abihiin lasocda oo intiina laale,eg ayaa woqooyiga
America qoxoonti ku tagteen 5 ama 6 sano ka hor markaasaad afkiini hooyo ka tagteen xoola nimadii African ka ayaa idinku soo baxday oo xishooda af ingiriisugu ilbaxnimo ma ahee meelaha afsomaliga lagaga dooodayana ha soo dhexgelina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal (Public user)

Unrecorded Date
To. Deeq


Alla ya cisag !

Fikradaada waan ku riyaaqan, waxaana kula qabaa fikradaas. Habar walba intay how you doing soo baratay ayeey waxay isku malaysay in ay haysato Master ama BJD.

Mar labaad deeq mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul (Public user)

Unrecorded Date
To Fandhaal

It is PHD not BJD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to luul

walaaleey waad iga qoslisay, waxaan soo xasuustay odhaah somaali ah sidan. gabar baa reekoodii ka fududaatay markaasaa la waaniyey oo lagu yiri iska dhaaf waxaan kuuma fiicnee, dakii oo waaninaaya bay ku tiri dhaqsada ragbaa isu gaa yee. marka waxaan kawadaa adeeradaa halkaan bay ka soo horjeedaan dadka afka qalaad ku hadlo adina waxaad ku sii saxday waxay ka calaacalaayeen seey kaanoqotay saxiibeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul (Public user)

Unrecorded Date
To Ananymous

Saaxiibow Maryooley mar mar ay waxay ku gaarsiinaayaan heer aad dhahdid *waxba dhowran maynee Allow dhagaxyo soo daado* This people are obnoxious, opinionated who would love to dictate how others eat,speek, drink , or dress up .Waxaa Ka maqan fikrada ah aniga af qalaad ma jecli, mise ma aqaan sidaas daraa deed qofki ku hadlaayo ma lahadlaayi, laakin iyaga waxaa waaye if they could AK47 eey madaxa kaa saaraayiin sababtoo ah af soomaali ma ku hadashid. Kuligood waxay magaca soomaali la wadaagaan ninkii dadki uu af fahmi waayey ku yiri ama af gaal aan idiinku imaado ama af muslin, kaaga darane dadkaas uu sidaas ula hadlaayay soomaali bay ahaayeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahan (Public user)

Unrecorded Date
TO fandhaal
walaal horta waad mahadsan tahay mowduuca aad furtay waadna ku amaanantahay inaad dadkaaga kala
dagaalanto inay iloobaan afkoodii hooyo :

TO ananmous
waryaa afkaaga caano lagu qabay ayay odhanjireen
soomalidu markay dhagaystaan qof aad iyo aad u
cod macaan laakiin anigu waxaan kuleeyahay afkaaga malab lagu qabay sida aad ugu maah maahday
gabadh wayna ku banaan tahay inloogu maah maaho
kuwaas iyo kuwo kasii xun xun soomaalida qaarkeedana mayaqaanaan xishoodka markaa horay
soomalidu u tidhi qofka hadalka odhanayaa haduu
ogyahay kanloogu jawaabayo marka horeba mayidhahdeen ee uurkuu ku haysan lahaa:

TO luul\
gabadha ma waxaad mooday hadaad ingiriisi ku
hadasho ama kula sheekaysato qof soomaliyeed inaad ilbax tahay laakiin soomalidu waxay ku
maahmaahdaa dhar magalo sida lagu xidhaa way fudu
dahay laakiin dhal magaalo sida lagu noqdaa way \
adag tahay markaa waa fool xumo iyo aqoon daro
qof wixii laga waaninayey hore kasii wada qalbi
xumaduna waa waxaa ilaa north america ina soo waday ama dadkeenii intoodii kale africa inteeda kale ugu silcayaan :
mida kale qofka phd ahi sidaa ugu ma hadlo afka qalaad dadkiisa ee xaal sii dadka phd ah
sidaa iyo nabad gelyo '

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg (Public user)

Unrecorded Date
Deeq. Hada waxaas Carab nacayb bey kaa tahay malaha?
mise adigaagan soomali mooye afafkii kale kuu kala gooyeen?
weyga su'aal.
fg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Silsilad dheere (Public user)

Unrecorded Date
war fandhaal waxba ha nagu daalan markii hore ba dad fiican may naan ahayn marka meeshaan joogno ayaan medebkeeda leenahay
saxib dhinac ka raac naag cadaan ah ku qabo
ingriis jajab ah ku hadal madax geesta ka diir silsilad qoorta suro (sideydaa)
khamriga shubo weedkaana iska dhuuq
kabax somali iyo hadalkeeda maxaa ku waalay
waa maxay wadanigaani saxib aniga naag cadaan oo aynaan horey u aqoon ayaanba helnay oo noogama darin qaxii iyo kala orodkii allah alaab macaana duulku
war saxib mid uun ku qabo adiga ayaa
yaabi doone fiicanaa hohohooho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ (Public user)

Unrecorded Date
TO FG

SAXIIB CARAB NACAYB IGAMA AHA AFAFKALENA IIMA GOOYN EE WAXAAN JECLAHAY DADKEENA DHAQANKA QUXIN INAAN DIB USOO CELIYO
HADAAN KAAGA WARAMO ANIGU WAXAN KU KORAY CARABTA OO AAN ISKUULKA HOOSE ILAA TANAWIGA KAGA SOOBAXAY FARTEENANA WAAN BARTAY AFKANA WAALIDKAY AYAA ANIGOO QURBE KU KORAY IBARAY IYO KARTIDAYDA

MARKAA WAXAAN AHAY DADKA DHAQAMADA ILAALIYA

MACASALAAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fg (Public user)

Unrecorded Date
Hadaba Rageedii baad tahay Deeq.
fg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
KU: DEEQ:
DEEQAW HORTA ADOON WAXBA AQOON LAYSKAMA HADLEE
GOORMAY CARABI YUHUUD DHUL KHASAB KAGA QAADAY
GOORMAYSE CARABI YUHUUD KA CAYDHISAY DHAQAN & DIIN
WAABAN KULA YAABANAHAY MEESHA YUHUUD OO ALLE NACAY
KUU HAQAAQDAY MISE ILOOW SANTAHAY IN WAXA FITNO &
FASAHAAD KA JIRA ADUUNKA AYKADANBAYSO YUHUUDI
KHUSUUSAN MAWDUUCAN AAD FURTAY INAY TAHAY YUHUUD
KUWA DADKA CAQLIGA YAR KA DHAADHICINAYA HADII AYNA
BARAN AFKA GAALADA INAY BADAW YIHIIN.

ASALAAMU CALAYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal (Public user)

Unrecorded Date
To Luul.

Walaashiis adoo raali ah, intee bilood amaba iska dheh sano ayaad qurbaha joogtay ? Lilaahi ayaan kuu weeydiinayaa!.

Aniga qof ahaan kuma aqaan, laakiin hadalkaada ayaan waxaan ka dha-dhaminayaa in aad tahay, dadka qurbaha hada soo galay! ( gadaal ka gaar). Ciyaal responserkaad tahay maxaan dhahaa. Si kale kuma garatide waad daf-daf badan tahay. Fudeeydkuna ma fiicna.

Mid ayaan kaa waaninayaa hadaad iska dhigaysid qof qurbaha ku gaboowday, ingiriiska daadisay, ookiyaale professor wadata mid kaliya iska daa! Iska daa hadalka fadareeshinka ah. Hadalkaada oodhan laba kalmad waa Ingiriis labada ku xigtana waa soomaali.

...intaa hadaad iska dayso lagayaabee in lais dhihi karo tjaaa qoftan waa halaag !.

DIGNIIN.-

Waxaan kaa codsanayaa in aadan hadalkaa cuqdad uqaadan, waan ogahay in runta ay xanuun badan tahay. Hadaad qof caqli leedahay, difaac, ama weerar haqaadine, bal inta meel fariisatid kafakar in aad waanoyinkeeygaas wax ka qaadan karto.

Fandhaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal (Public user)

Unrecorded Date
To. Anonymous

Qax, qax, qax, l@@@@@@@l. Maxay tiri "dhaqsada ragbaa isu gaa yee" Qax, qax,qax. Waxaad isoo xasuusisay doqonkii yiri " maxaa laiga soo heli bari ayaan dhumayaaye."

Hadalka meelyar oos ahlan ayaad ka soo qabatay...

Fandhaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal (Public user)

Unrecorded Date
To. sahan.

Mahadsanid 100 %.

Fandhaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough intelligent

Unrecorded Date
waar anigu waxaan odhan lahaa soomaali ayaan nahay oo waxba kala qaadan maynno ee aan kala joognno istiirin iyo is maan dhaaf waakaa ina rogay durdabana ka abuuray khilaafka bogganna kataagane!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal

Unrecorded Date
TO;Deeq. Aad baad ugu mahadsantahay arintan aad bilowday, hadaan isaga kaa waramo deeqow waxoo gaa ayan qorbaha joogay wadamo badana waan tagay. waxaan arkay hooyooyin ku faa naya caruur taydu af soomali ma taqaano. iyo dhalin yaro kaba faa naysa af koodii. waxaad kale oo iga yaabiyay qof aan afkii garanaynin oo doonaya in uu ku hadlo af aanu garanaynin sow yaab iyo amakaag ma aha. inta badan dhalin yarada qurbaha ku koray ma yaqaanaan af soomaaliga, caabna ma aha oo waqti umay halin layaabna malaha .makaa anigu waxaan oran lahaa [AF QALAAD AQOONTU MIYAA].

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habon

Unrecorded Date
to deeq .
saaxiib waan kuu bogay oo kuu riyaaqay oo kula dhacay .
soomaalida miyaadan maqal waa jirjiroole oo hadba meeshay joogaan ay iska raacaan , waa dameeri dhaan raac , english waa luqad aduunaka inta badan lagaga hadlo oo lagula fahmayo waxaanu baranay luqad aan dadka wadankaan joogna maahene dad kale nala fahmayn hadana kuma faano kulamana hadalno soomaalida wadanka nala joogta oo maxaa soomaali u nahay hadaanan luqad aan isku fahamno lahayn. war dadkaan waxaan ugu yeeraa gadaal ka gaar goob dumis ( reer gadaal kaa gaaraa goobtii dumiyee ma gaaxayi gacalkaa ma gaaxaayi )
nabadeey oo afkaaga caano subal iyo labeen lagu qabay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.