site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sidee loo xalin karaa dhibaatada habeen ugu horeeya ee gurigalka

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive (Before Mar. 13, 2001): Sidee loo xalin karaa dhibaatada habeen ugu horeeya ee gurigalka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Tuesday, March 06, 2001 - 02:33 pm
Iga raali ahaada marka hore in aan waxan oo kale soo qoro waxa se igu kalifay waa dhibaato ay dareemaan ama ay la kulmaan in badan oo dadka ah maalinta ugu horaysa ee ay aqal galaan.
dhibaatooyinkaa waxaa ka mida rag marka loo soo guri gasho gabadha naxa oo dareenka oo dhami ka tago
2-waxa ka mida qiso gabadhyar ku dhacday waxa loo dhisay nin ayna hore u aqoon markii loosoo hooyey
waxa uu garan waayey halka uu sheekadii ka bilaabo
gabadhii yarayd cabsi ayaa ku jirta isagiina lamuu hadal in tii ay guriga wada joogeen wax uu sameeyo ayuu garan laayahay.
mar ayuun buu dharkii oo dhan iska soo dhigay isgoo wax u qasoon jirin ayuunbuu xagii gabdhii u soo dhaqaaqay qaylo ayey afka kala waaxday dabadeed albaabka ayeyka baxday isagiina wuu isku naxay gabdhii yarayd halkii ayaa lagu kari waayey in ay nin danbe u soo dhawaato.
taasi waa sheeko ka mida dhibaatooyinka dhaca habeenka ugu horaysa labda qof.
waxaa jira kuwo kabadan intaa .
markaa axaan rabaa in arintaa laga hadlo sidii loo xalinlahaa. soomaaliduna way ka xishoodaan in ay ka hadlaan waxaas oo kale .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manaxe

Tuesday, March 06, 2001 - 03:20 pm
just •••• lol, motherfucker, anaga maa noo sheegee sheekadaas cheapka ah,,
lol
walahi qosol aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa,
dharka lee ka siib sur na ,lollllllllllllll,simple yaa ku dilaa mise koo oo aan waxba isku heen aa tahay,dabaaal,,,
see wax u cunaa a meeshaan la imaanee, yaa miskiin righteous aa iska dhigee oo aan waxba goosan, yaaaaaaaaaaaaaaaaahiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiu
yaaaaa ku aaaaaaaaaminaaaaaaaaaa, i bet your ass waa la taaaaaabtey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.