site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

walaalayaal maxaad igu kordhineysaan

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): walaalayaal maxaad igu kordhineysaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina adeerkiin (Public user)

Unrecorded Date
waan idin salaamay dhamaan somaliya wiil iyo
gabdho ilahayna abshirta ha ina waa fajiyo

saxibayaal tallo ayaan idinka doonaya maantay
waxaan ahay nin somali ah kuna nool wadankan mareykanka waxaan ahay 36 jir
6 foot 2 inchs tall 190 pound
walaalayaal waxaan guursaday gabar 23 jir ah
5,3 and 110 pound laakiin garoob ah
oo la soo furay aad ayaan u jeclahay iyna sida oo kale waana qof in la jeclaado mudan ilaahay ha u roonade
marka hal dhibaato ayaa jirta walaalayal
ma jecli in aan xaaskeyga ka hadlo lakin tallo ayaan idinka baahnahay
dhibatasi waxay tahay
waxaa dhacda markaan isla raaxeysaneyno
in aniga oo aan weli iman ayka dhamanayaan
marka wixi ka dambeyana xanuun ay dareemeyso
beryihi hore waxan is dhihi jiray iska wad naagi yaran malahe lakiin waxaan arkay iyada oo oynaysa xanuun owgees anigana aan
ii sheegeyn qaddarin owgeed waxaan siin jiray kaniin xanuun ilaa habeenki dambe calooshiba ay barartay markaas oo aan geeyay
emergenciga- halkaas oo dhibaato iyo wareer iyo ceeb ay iga soo gareen walaal intaa iyo waxyaabo badan ayaa jira
maxaan sameeya suuqa madoow ma dooneyo
naag labadna lama ogola gabadhiina in daawaco waa igu dhibaato maxaan yeeela
IGA RAALI AHAADA IDINKA AYAA II DHAAMA DADKA AAN AQAAN IN AAN SIDAA WAX U WEYDIIYO
THANK YOU IN ADVANCE DON,T GET ME WRONG
BRI AND SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamila (Public user)

Unrecorded Date
i feel sorry for your situation bro
sorry i cannot help you i'm only 20 and not married yet so there is nothing i can tell
but i hope someone gives you good advise in the meantime take care walaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaamac (Public user)

Unrecorded Date
fiiri (sex )ma aha nolosha oo dhan, guriga ha kuu
joogto gabadha, cuno hakuuu kariso, adigana
waxaan kuugula talin lahaa. soon, iska soon, hadii
aad is calin weeysid waxaa wanaagsan inaad soontid
naagtaadana cunada hakuu kariso, marka (sex) wax uu yahay ma jirto , ilaa iyo iyada ay ku tiraah kaalay
ina keen sariirta, hada ayaan ku qaabili karaa, ilaa
iyo markaa, iska sii adkeeyso

slaamu claykuum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xilo (Public user)

Unrecorded Date
Waxaa dhici karta in ay jiraan arrimo caafimaad. U gee gabadha dhakhtarada dumarka si loo baaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ (Public user)

Unrecorded Date
SAAXIIB SHEEKADAADA SIFIICAN UMANU FAHMIN

WAXAATIRI NAAG GAROOBA AMA CARMALA AYAAN GUURSADAY
WAXAAD KALE OO TIRI MARKAAN RAXAYSANAYNO AYEY I DHIBSATAA ILAA CALOO SHII BARARTAY

BAL WAXAAN KUWAYDIIYEY DADKA MARKAAD TALO WAYDIISANAYSO WAXAA LA SOO BALBALAARIYAA AFSOOMALIGA AAD WAXKUQORTO

INANTU MAGEEDKEEDA YAR?
MAADA GEEED DHEER?
MA HOOSTAY KAJIRANTAHAY ?
MA WAXAANAY KA HELIN INANTU SEX? WAJIRAN DUMARNECEB

SOO JAWAAB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muuqla (Public user)

Unrecorded Date
Inaadeer.

Waa sida deeq sheegaye horta maadaa geed dheer, mise iyadaa geed yar, Haddii jawaabtaatu ay maya noqoto, waxaa dhici karta in ay hoosta ka jiran tahay, sidaa awgeed the best advice i can give you is consult with your Dr/Gynecologist. If this is any consultation to you, a while back there was this program from one of the American TV networks that was talking about "intimacy and relationship" and there were several women who have the same problems as yours. So, all you have to do is tell her to see a doctor and be a loving, and supportive husband.

later

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel (Public user)

Unrecorded Date
Waar deeq caarkeygaa weeynaantii dhaafay buu na leeyahee. naga qabo ninkan baas
hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiik-ma-daale (Public user)

Unrecorded Date
Hold on brother. Let me get this straight, what is the problem here, are you saying you got a massive thing or the women is not lasting longer enough for you?

If it's the size that is causing the problem, then boy, there is all sorts of things that can be done about it. However if your problem is the amount of time you are lasting in bed, give her more time she will get used it…


BTW this reminds one of those adages

" Maxaad nagu galeysaa hadaad fuulid garan weyday"


waar u tur nafleeydan yar eed meesha ku dishay..

balaaya kugu dhacday waa mid miyiika qaba.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow (Public user)

Unrecorded Date
To inaAdeerkiin
macalinka xanuun haba xanuunsato laakiin maxaa caloosha barariyay yaab waaye nin si kasto uu cubeedkiisa u weeyn yahay naag caloosheed ma bararinaayo ee aniga waxaan u maleeynaa iyadaa naag kuugu horeeysi oo jilibkaa caloosha ka saarti ama si kalaa wax yeeshi ee saaxiiboow iyada si fiican u wareeyso ama dhaqtar u sheeg oo dheh qoftaan markaan taabsado calooshaa barareeyso ama iska fur macalinka too caloosha aan ka barareeyn aa helee ilaaheey dhib ma abuurinee acuudka caloosha aa bararti aaaaa!! aduun wax kasto waa la arkaa !!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel (Public user)

Unrecorded Date
LOL@@ xumoow baraako waaxid iyo luuq qarsho badan oo roob ku da'ay camal.
cimrigaa oo dheeraado Geel indhokuul marsan aas ku tusaa iyo lo jiis eh
hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xumoow (Public user)

Unrecorded Date
HEBEL
saaxiiboow ani waa yaabi camal noo
saanaa waa marsadi calooshaana bararti intee aduun la addaa yaab waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel (Public user)

Unrecorded Date
Xumoow Ma ogi walaalkiis Cubeeydkeey aa cubeedkaa ka weyn aas ka wadaa camal, laakiin kan sheekadiisa mar hore aan usoo qayilay macalinka, BOOLO xaaji boolo waaye kan Xumoow waligiis geed macaanka ma korin.
hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Layla (Public user)

Unrecorded Date
To Ina Adeerkiin

Macalinka like Muuqlaay said gabarta way jiranaan kartaa ooshe needs a doctor or she is so disappointed with you that she is comparing you to her ex who propply did a better job and she is in a stage of shalaay (regred) wixii ka soo waday. I f this woman is sick you must take her to Dr becouse that could be why she left the other gauy too she is only 23 and second marrige it could be in ayadoo yar la xumeeyay and then she needs shrink.
Good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi-shaambow (Public user)

Unrecorded Date
maxay u jiran weyday wixii uu 36 sanno kadinahayey buu hal mar ah ku sidaayey... waa Sumootay gabdhu.......

fidna ka cuwdu bilah.... meeshaada iyo meel ka dheer......

waryaah gabdha samyahii ma ka bixisay? hadaadan ka bixin aniga ii keen anaa farcii GEEDI_SHAAMBOW ka haraye..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxdo (Public user)

Unrecorded Date
MANAXDO WAA TANAAA

INA ADEERKEEN
MAANTA SI FIIN AAN KUU HADLAA ADI SABABTA MA KASEE, GABAR OO SAXIIBO NAHAY AA DHIBKAAS HESTAY LAKIIN CALOOSHA MA BARARIN.

ina adeer sida aad sheegayso oo kale ayee wax ugu dhaceen lakiin mudo sedexbilood ka dib markii ee malin kasto qarsanaysay jabkeda uu ninkeda ku fahmay ka dib waxuu geeyay hospital calaa ku xaal qoftaas waxaa lagu soo sheegay in LAF ee mesha uga dhextaal!!!!!!!!!!!!!!!!!waa la yabay all DR aa isugu imaday ka dib waa la qalay qoftee hada kalay aray labo labo ee uga tuuray.


XUMOOOW
NIN SIDAA HA U GALIN WAA INA ADEERKAAYEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooble (Public user)

Unrecorded Date
Manaxdo
ilaaheey ka cabso adi ninkaan qofta uu ka hadlooyo
"lafguri" iyo wax u dhow ma qabto ee macalinkaan ha waalin manaxdooooy"" waxeey sheegtay ka fiiri intuu is dhaho ha qalqalaan maskiintaas hadaa dhib calool barar u filan yahee "gaaygaan" ani maanta mana aqaan laakiin waa u dhaaran karaa geedka koroowgiis aa dhib weeyn ka heeystaa ama abidkiisbo macda ma soo taabanin waligeed yaa maqli qofteeyda hadiin taabsado calooshaa barareeyso "aaaa aboobooow kuwaan waa lagu danbaabaa walaahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid (Public user)

Unrecorded Date
To: Ina adeerkiin,

I have two advice for you:-

either take your wife to a gynecologist and have her examined thoroughly, for it could be the initial signs of something serious or you can use over-the-counter creams available at most drug stores that will allay the friction caused by the intercourse. You see most of the women feel pain after they've reached the peak of their orgasm and they've ejeculated accordingly. The pain caused by the friction afterwards builds up to a point that it becomes unbearable. So, most likely a vaginal cream that moisturizes her vagina would do the trick. However, my advice to you would be to seek professional advice by taking her to a gynecologist. As for the tablets you've given her to alleviate her pain, I would recommend you to stop using it. Indeed, it could have had an adverse effect on her or she might be allergic to it. Finally, I strongly urge you to seek a professional advice cause only then the cause of her pain could be pinpointed and cured accordingly. I ain't a medical doctor, so please don't rely upon my personal advice. Hope to hear from you soon with encouraging and positive news. Till then take care of yourself and your wife.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hebel (Public user)

Unrecorded Date
Waraa ina adeerkiin qaras aa heeso aan u maleenaaye burkaanti sii ha dhuusdhuustee.
haddii kale sida uu xumahaas kuu sheegay jilibkaaga caloosha haka saarin marka oo cubeedkaa ku gureesid.
hebel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough intelligent

Unrecorded Date
To: inaaderkiin,


walaalow laba arrimood ayaan mid leeyahay:
1- midda ugu horreysaa waxay tahay dadka meeshan iska haddlayaa miyaanay mas'uuliyad adduun iyo mid aakhiro midnna saarnayn ?! Aniga ilama aha waayo qalbigoodaa wanaag kusoo dhici lahaa; haddaba waxaan idinka codsanayaa inaad ninkaas si sharaf leh ula talisaan ama faraha ka qaaddaan.


2- Adiga waxaan ku leeyahay, inantu haddii ay bugto dhakhtar inaad garanweydey aniga ilama aha,balse anigoo si feejignnaan leh uga talo bixinaya arrintaada waxaan leeyahay, haddii ay runtaa tahay haddii aad inanta dhakhtar geysey,oo dhakhtarkii aanu waxba odhan dhibaatadu waa xaggaaga ee inanta hadhibaato gelin, haddii kale oo aad dhakhtar geynin inanta dhakhtargee keddibnna way bugsaneysaa ilaahay idankii.
Wabillaahi toqfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiseMan

Unrecorded Date
Waa Salaamantihiin.

Walaal run ahaantii arinkaan waa arin muhiim u ah. Waan dareensanahay in hadaanu nahay soomali aanan arimahaan kawada hadlin, laakiin hade waxaa layiri hadii fooli timaado gudo qarsi dhimey. Marka walaal xaajiyada usheeg arinka.

Walaal dhanka caloosh bararkeeda waxaan dareemayaa iney tahay affect kayima kiniinkaad siisey, I am aware ofwhat kind of tablet you gave her but I think that is the case. Calaa kuli xaal waxaan isleeyahay " inkastoo arinkaan la iiga aqoon badan yahay laakiin waxaan arkey kuwaan cantarobaqashka kuqorey markaas ayaan waxaan is iri malaha xoogaa arinkaad waxey kuula muuqato ka dheh" waxaa aad muhiim u ah sidii walaal khaalid uu sheegey fadlan Gynecologist latasho, inkastoon isleeyahay " lasting long" waxa badan kaagama sheegayo laakiin hade wax la'aan ayey dhaantaa.

Wise Man

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.