site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Walaal sis/bro of Islam I need you to teach me the Attaxiyaadka...Please

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: General (Current): Walaal sis/bro of Islam I need you to teach me the Attaxiyaadka...Please
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Tuesday, March 13, 2001 - 04:41 pm
Fadlan somaliyey ilaahay innuu idika ajar siiyo fadlan qof ha ii soo qoro Attaxiyaadka oo dhameystiran in somali,si salaada u bilaabo berri
Insha allahu tacaallaa...jazzakumallaahi kheyr.
waa mahadsan tihiin...................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Honesita

Tuesday, March 13, 2001 - 05:09 pm
Attaxiyaatu Lilaah. Wasalawaatu wa tayibaat. Asaalamu caleeyna wacalaa wacalaa cibaad ilaahi assaalixiin. Assaalamu calayka ayyuha anabiyo wa raxmatu Allahi wa barakaatuh. Ashahadu an laa ilaah illa Allah, wa anna Muxamadun rasuul Allah.

That is the taxiyaat u read after the second rakca........when u r in the last rakca b4 the salaam u read that one again and then:

Allaahuma salii cala Muxamad wa calaa aali Muxamad. Kamaa saleeyta calaa aali Ibrahim wa calaa aali Ibrahiim. Wa baarik calaa Muxamad wa calaa aali Muxamad. Kamaa baarakta calaa Ibraahiim wa calaa aali Ibrahiim. Innaka Al Xamiidu, Al Majiid.

Start praying tonite brotha.....u dont know if Malikil Mout is waiting for u 2nite when u go to bed....!!!!!!!

adios

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadra

Tuesday, March 13, 2001 - 05:13 pm
maba aqaan, anna waan kula baranayaa,,i know little something like this, but i might be wrong marka i saxdee,anigana

atixiyyaatu al mubarakaatu as salaawatu al tayibatu lilaahi


intaas baan ka aqaan anigana
wa bilahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed

Tuesday, March 13, 2001 - 05:26 pm
TO OMAR BRO
ILAAHEY HA KULA GARAB GALO, QOF AAN SALAAD TUKANIN WAA GAAL NABIGEENNII AYAA CADDEEYEY(CSW)

ATAXIYAATU AL MUBAARAKAATU ASSALAWAATU
ADHAYIBAATU LILLAAH... ASSALAAMUN CALEYK AYYUHA
NABBIYYU WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU,ASSALAAMUN
CALEYNAANAA WACALAA CIBAADILLAAHI SSAALIXIIN. ASH
HADU ALLAAILAAHA ILLALLAAHU WA ASH HADU ANNA
MUXAMMADAN RASUULULLAAH.... ALLAAHUMA SALLI CALAA
SAYYIDINAA MUXAMMADIN WA CALAA AALI SAYYIDINAA
MUXAMMADIN WA SAXBIHI WASALLAM....WAXAAD RAACISAA
DUCADDAN...ALLAHUMA SALLI CALAA SAYYIDINAA MUXAMMADIN WACALAA AALI SAYYIDINAA MUXAMMADIN KAMAA SALLEYTA CALAA IBRAAHIIMA WA CALAA AALI IBRAAHIIMA INNAKA XAMIIDUN MAJIID..... ALLAAHUMA BAARIK CALAA SAYYIDINAA MUXAMMADIN WA CALAA AALI SAYYIDINAA MUXAMMADIN KAMAA BAARATA CALAA IBRAAHIIMA WA CALAA AALI IBRAAHIIMA INNAKA XAMIIDUN MAJIID...ALLAAHUMMA ARXAM CALAA SAYYIDINAA MUXAMMADIN WA CALAA AALI SAYYIDINAA MUXAMMADIN KAMAA TARXAMTA CALAA IBRAAHIIMA WA CALAA AALI IBRAAHIIMA WAMIN DURRIYATIHIMAA FIL CAALAMIINA INNAKA XAMIIDUN MAJIID.

WALAAL CUMAR ILAAHEY DHAMMANTEEN HA NAGA WADA DHIGO WADA CIBAADADOODA LA AQBALO. AAMIIN

WALAAL WIXII SU,AAL AH IGALA SOO XIRIIR
xanash42@hotmail.com
wixii aan kugu dhaamo, diyaar baan kuula ahey.

walaalkaa
axmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibtisam

Tuesday, March 13, 2001 - 06:27 pm
to omar

assalamu calaykum
omar alhamdullilah ilaah baa kusoo hanuuniyay and inshallah jidka ilaah baa kuu rajeynaayaa in aanan kabaxin. Walaalahey waxyaalo yar oo ataxiyaatka baa qalad ka ahaa so waa sidaan

ataxiyaatu lilahi wasala waatu watayibatu
assalamu calayka ayuhan nabiyu wa raxmatu laahu
wabarakaatuhu assalamu calayna wacalaa cibadil laahis salixiin ash-hadu anlaa ilaaha illa laahu wa-ash-hadu anna maxammadan cabduhu warasuuluhu

inshallah allah hakuu fududeyyo. hadaad is leedahay yaa saxsan waxaad aadi kartaa masajidyaha amaba buugyo ayaa kabaran kartaa.
wacaleykum salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PISSED OFF

Wednesday, March 14, 2001 - 03:13 am
qadra bitch u ai'nt even funny,so why bother,

YOU THINK COMING UP IN THIS MOTHER •••••• ACTING LIKE A "KUFAARAD" IS COOL,WELL IT AIN'T SO QUIT THAT BULLSHIT NAAYAA....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal Ahmed

Wednesday, March 14, 2001 - 06:40 am
aslaama calaykum cumar

anigu ataxiyaad kuuma soo qorayo wayo waa laguu sheegay laakiin waxaad ogaataa in ay salaadu tay rugniga labaad ee diinnta waana tiirka ug xujada badan marka la is waydiinaayo oo wuxuu nabigu yiei hadii salaadadu hagagto camalkaaguna wuu hagaggayaa waxaanad ogaataa in ay saladu maydho dunuubta :Inasalaata tanhaa canil faxshaaii walmunkar: waxaanu nabagi yidhi waa xadka inoo dhexeeya inaga iyo galada kii ka taga salaadu waa gaal> walaal marka gaalada la yiraahdo maxaa saqara idin galiyay gaaladii waxay oran maanaan tukan jirin, sadaqona maanu bixin jirin wixii la sameeyona waan samayn jiray markaa walaal ilaahay khayr ha ku siyee dadaal badan muuji hadii aad joogto londona waad ila soo xidhiidhi kartaa waxanan kuu qorayaa email aan leeyay
wixii aad hore u samaysayna ilaahay ka toobad waydiiso oo sadex shuruudood ayay leday
1.in aad wixii aad ku jirtay faraha kala baxdid.
2. in aad go'aansato in aanad dib ugu laaban.
3. in aad ka murugooto markaad xasuusato.
waxana ilaahay ku balan qaaday inuu toobada aqbalo danbiyadana dhaafo.

Asalama calaykum

hadii aad u baahato wixii warbaxina igala soo xidhiidh Nawrish30@hotmail.com wixii aan aqaano ee diina waan kugu kordhin ee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Wednesday, March 14, 2001 - 03:47 pm
walaalayaal waad mahadsan tihiin dhammaantiin,honesita,ibtisam,axmed,iyo faysal iyo dhammaan inta iga caawisay salaado (attixayaadka)illaahay ha idika ajar siiyo dhammaantiin...inta dhunsan ilaahay ha soo hanuuniyo...salaado waa muhiim,dalkan aan ku noolnahayna maha dalkeennii...so let's not take granted.oo u jeesano ilaahay xaggiisa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.