site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHULKII GOORMAA LAGU NOQON

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): DHULKII GOORMAA LAGU NOQON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Goormaa dhurkii lagu noqon.
Anugu waxaa wallaalahayga soomaaliyeed ku waanina yaa inay dhulkii ilaawin, maxaa yeelay nin walba waa uu u xiisaa dhulkiisa. Waan u darsaday dhulkii hooyo waxaana laga yaabaa innaan dhib ugu noqdo ama aan visit garaaayo. laakiin waxaa cajaayim illa noqotey marka aan la kulmo dad kasoo maqnaa dhulkii 20 sannanood oo aan dooney inay even soo eegan. Markaa naftayta ku qiyaaso dadkaa waan layaabaa maxaa yeelay aniga oo 15 jira ayaa kasoo tegay dhulkii hadana waxaan kasokeeyaa 10 sannadood. Laakiin waxay igala badan yihiin 50 sannadood 10 kaa sanadood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin (Public user)

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Waxaan dhawaan maqlay in labadii sano ee la soo dhaafay 18,000 oo qof oo qurbaha wax ku bartay ama ku barbaaray oo intooda badan shaqooyin fiican ka hayeen dhulkay ku noolaayeen dib ugu noqdeen Waqooyiga Irland oo soddon sano dagaaal sokeeye ka socday.

Haddii Ilaahay Idmo mar ay noqotaba dad badan dalkii way ku noqon.

Ilaahayow Noo Naxariiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shadiyo (Public user)

Unrecorded Date
walaal qof kasta dhulkisa buu hadaba adaa sidii xasuqii u dhacay qof kastana gobolkii uu asalka ku lahaa ha ado hana dhisto wixii xolo ah un baa mel uu ado garanayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxdo (Public user)

Unrecorded Date
waxaa lagu noqon

2099 insha allah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Msaid (Public user)

Unrecorded Date
Man----ilaahey naxariistiisa marna lagama quusto.
adiga makaa dhab miyaa maba naxdid.
Ilaahow noo naxariiso.
Aamiin~~~~~~~~~~~~Aamiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.