JiiJo-Jiip | Tuesday, March 13, 2001 - 10:52 pm asxaabtii oo kala ah shangaani(macalin shuruf) hebel(habaarane) neefoow kaniini(masaajo) xamardaye(xaaji cambuulo) warta dhiiga(kabo baastamiir) kutubeey(lugu kaneeco) kabeebeey(kir dheh,lol) manaxdo(makaroofi) kuuseey(kunturwaareey) Qumay(qaameey) waraa asxaabtii soo noqda idinkoo nabad ah ani xataa maal mahaan shaqadii aa igu soo dhamaatey,inta lee usoo leexday. ar maxaa nigu dhacey kuligiin meeqa dhimitay meeqa aa nool,mise maalmahaan full-time job intaa hesheen aa meesha igu cidleeseen yaah,iyaaaaaah saan ma la sku galaa,netka waa soo xumaatey waan u jeedaay darbi jiif iyo masar dafayaashii aa iskugu imaadey laakiin in netka naliga bililiqeeysto mo oho,is soo xaadiriya meesha yaaqe. |
Abdi Boojo | Wednesday, March 14, 2001 - 08:20 am asxaabtii maxaa kudhacay ma duqoobeen yaakheey?come back. |
MANNEXE INDHA SUQAAR | Wednesday, March 14, 2001 - 08:41 am FIQ FIQ FIQ! THEY WERE ALL REPATERATED BACK TO SOMALIA, AFTER BUYING A FOODSTAMPS WITH (QAAD/CIGARATES), THEY ALSO BEEN ON WELFARE FOR 10YRS WITH OUT EVER WORKING IN DA USA. SO THE INS REALIZED THAT THEY ARE HOLDING THE COUNTRY DOWN! LOL! THE OTHER THING IS THAT THIS GUYS ARE ALL MARRIED TO SINGLE MOTHERS/ AND THEY ALSO CLAIMED THAT THEY BELONG SOME SOME PARTS OF USA AND CANADA EG.(MINNEAPOLIS,TORONTO,SANDIEGO AND SEATLE) BAD LUCK FOR BAD BOY GOD BLESS THE REFUGEES!! |