Wednesday, March 21, 2001 - 04:47 am Hooyaalayeey Adaa jiitayaan koofilow dunida joogeen eh Adigaa judki la gugu wacay jimic la'aaneed eh Jahannamo la geeyow, haddaad Aakhiro u jahaaddo Nimankii janno u kacay war bey jirin inshae'alliye Jamescooyinkii iyo haddaad jawaahirtii aragto Sida Eebbahay kuu jirraba Mari jawaabteeda;