Xoogsade | Saturday, March 24, 2001 - 05:50 am Kuwiina ka qeylinaayo afka Soomaaliga maxaa is moodeen. Anaga mutacalin waan nahay, garaneynaa English afkeenana waa naqanaa. Is tustus-ka iska dhaafa. |
huuno | Sunday, March 25, 2001 - 02:24 am The truth is most Somalians are ignorant! |
ladan | Sunday, March 25, 2001 - 02:28 am What is our solution to this happening? If u have any, Inform us. All u do is whinning. |
boon | Sunday, March 25, 2001 - 02:29 am Somali ma taqaano siddii loo dhaqaleeyo luqadeena. Waxa ay moodeen ilbaxnimo ku haddal ingriiska. Xoolo. |