This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, April 12, 2001 - 05:27 pm Notice, Please, dadka aan ku soo xusay oo dhan, meel kasto oo ay joogaan ha igala soo xiriireen halkan Shigshigoow@yahoo.com, taas oo aan u hayo warar iyo waxqabad iyaga ku lug leh. Mahadsanidiin.
| |
Thursday, April 12, 2001 - 06:07 pm where did u bring all this junk names, and what do u have for them except qaad and shaax.
| |
Thursday, April 12, 2001 - 06:39 pm LOOOOL@@@SHIGSHIGOW AR MAXAA NOO HAYSAA,HADDE WAA ANIGII,LLLLOOOOLLL SHAQO AA DHAGAA AA II TAAGEN HADAA SHAQO TIRAAHDEY,LOOOOL.
| |
Thursday, April 12, 2001 - 06:57 pm shigshigoow hahahahahhaahhaahhhahah how about the photo's?
| |
Saturday, April 14, 2001 - 06:18 am Shigshigoow, saaxib qaarbaa u dhaxeeya dead n live, kuwaas maxaa lagu helaaaaaaaa, qaarbaan meel ku ogahaye, lol........ha inoo dhuumanin ee is cadeey intee ka soo gashay dadkaaaaaaaan? Jiijo, Shaqo anaga dhan dhagaheeyna ay u duleeshaa, laakiin adi Shaqo noocee ah aad raadinooheeysaa? waa ka sariiiiiibtay ee ii soo bari hee.
| |
Monday, April 16, 2001 - 07:13 am Xoogsade L@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@L how awful.I bet ya you woudn't miss it for the world.
| |
Monday, April 16, 2001 - 07:53 am Aryaa xaad naga rabtaa ani somalinet in la xiraaba mudaayee ee warka isii ani dheg lee sheegteene far iyo suulna waa ii taagan yihiin. nabadey
|