site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xooga DALKA Soomaaliyeed!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: General (Current): Xooga DALKA Soomaaliyeed!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliruna

Friday, April 13, 2001 - 06:52 am
Assalaamu Calaykum;

Walaalaha SOOMAALINIMADA jeceloow ha moogaanina warka aan maanta ku farxay kaasoo ay si nadiifa oo qurux badan usoo gudbiyeen walaalaha AYAAMAHAPRESS.

Runtii waa war ay MINGUISTU iyo dadkiisu ama Xabashi ha ahaadeen ama Soomaali ha ahaadeene ka naxayaan, waxay u eg tahay in Allah ha inoo dhabeeyey riyadeeniina rumoowday, oo Soomaaliyi cageheeda ku istaagtay INSHAA'AALLAAH mar haddii ay muuqdeen ciidankii XOOGA DALKA Soomaaliyeed.

Walaal ila akhriso akhbaartan ilana daawo sawiradan maanta oo Jimce ah 13 April 01:

http://www.ayaamahapress.com

Walaalkiin
Somaliruna

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.