site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hadduuba Gabankii!

SomaliNet Forum (Archive): General Discusions: Archive1 (Before Feb 2000): Hadduuba Gabankii!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Qabiil iyo Qaran
MISE
Qabyaalad iyo Qawmiyadda

Qabiil waa cinwaan, waa abtirsiinyo, waa lama huraan haddii aan la isku hodayn.

Qaran waa dal, waa dawlad waana maamul iyo hoggaan hadday hesho wax u heelan.

Qabyaalad waa cudur, waa uf, waa kankar iyo kud waana habaar iyo Caro Ilaahay.

Qawmiyadi waa tan aan waynay, waa sumadda iyo salaan. Waa taa dib jirka noqotay oo ku nool darxumo iyo jir dilyo QABYAALADEED ee yaa u maqan oo u ciidmaya MALAHA Mudane Melese Zanawi.

Hadduuba Gabankiina tagay QUSHAASHAA!

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xiis

Unrecorded Date
to.fidno lama kiciyo.
waxaa walaalow quman in wixii aan xasaasiyad dhalineyn la soo bandhigo, waa iga talo. mida kale uma baahnin waxa caamaddu maaanta u taqaan axwaalu siyaasa, oo ah in wixii dagaal wadayaashu maalmahaa qabtaan dadka fokoskooda lagu jeediyo, oo dadka lagu wareeriyo, fadlan bog siyaasad orad tag oo ka akhri waxaad sheegayso.
FAAL-XAAJI WAXAA IGA DALAB AH SUGAANTII XUSEEN AW FARAX MID KAMID AH BAL NA XASUUSI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Walaalkiin

Sheekooyinka aad soo qorto intooda badan waa heer 'intellectual', hab imaginative, cilmiyeysan ayaad wax u qortaa oon ka marneen ujeedo - La soco akhristayaashaada in ay badan yihiin, dhegna jalaq ha usiin maanlaawayaasha.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.