Unrecorded Date somalida waa wax lagu yaqaan nin alaale iyo ninkii wadani ah ooo uu soo halgamay ay aqirka ku danbeyaan marxuun xuseen aw farax oo ahaa raga yar ee xornimadii somaliyeed uu soo halgamay
Unrecorded Date ALLAHA HA U NAXARIISTO XUSEEN AW FAARAX OO JANNADII HA KA WARAABIYO. Xuseen door shariif ah ayuu ku leeyahay taariikhada halganii xoriyad doonkii geyga soomaliyeed, sidoo kale waxaan la hilmaaimi doonin hal abuurkii iyo hibadii sugaaneed ee dhaxalka uu ugu reebay shacbigeena.
xuseen naxariistii jano Alah haka waraabiyo wuxuu ku halgami jiray suugaanta oo uu dadka tusin jiray waxa uu gumaysi yahay isagoo isticmaalaya xeeladiisa suugaaneed hadii add u malayso geesi nin qori qaata oo kaliya. by the way learn about the somali history because it your interest as well as your root.